Nibiriga buluugga ah waa noole aad u qara-weyn oo badaha ku nool.

0
Sunday July 19, 2020 - 18:28:33 in Wararka by
  • Visits: 225
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Nibiriga buluugga ah waa noole aad u qara-weyn oo badaha ku nool.

    Nibiriga buluugga ah waa noole aad u qara-weyn oo badaha ku nool, wuxuu aad uga weyn yahay xayawaanada kala ah Diinaasoorka iyo Maroodiga

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Nibiriga buluugga ah waa noole aad u qara-weyn oo badaha ku nool, wuxuu aad uga weyn yahay xayawaanada kala ah Diinaasoorka iyo Maroodiga

            Dhererkiisa waxaa lagu qiyaasaa 24-30 Mitir, Culeyskiisu wuxuu gaaraa 200 Ton (1 ton = 1000kg), xubnaha jirkiisu aad ayey u waaweyn yihiin tusaale ahaan Culeyska Wadnihiisa waxaa lagu qiyaasaa 181Kg. Garaaca wadnihiisa waxaa laga maqli karaa 3Km. Carrabkiisuna maroodiga ayuu le’eg yahay.

             Wuxuu cunaa maalinkii 3.5 ton oo kalluun ah oo u dhiganta 3500 kg!

ILAAHAY baa abuuray oo kafaalo qaaday Risqigiisa Maalinna ma waayo wuxuu cuno, Adiguna waxaad cuni lahayd ayaad ka fekertaa!

          Asbaabta la imow Ilaahayna talo-saaro, hana Murugoon wuxuu ilaahay kuu qoray marna ma weyneysid.

Fadlan Walaal adigoo Mahadsan Share dheh oo la wadaag walaalaha kale si ay u aqriyaan qoraalkan.

Mustaf Awil Hassan





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip