Galmudug oo faah faahisay qabsoomida Shirka Dhuusamareeb

0
Sunday July 19, 2020 - 12:21:55 in Wararka by
  • Visits: 230
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Galmudug oo faah faahisay qabsoomida Shirka Dhuusamareeb

    Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug waxaa ka socda diyaar garoowgii ugu dambeeyay ee ku aadan qabsoomida Shirka u dhaxeeya Madaxda Sare ee Dowladda Federaalka & Dowlad goboleedyada. Kulamo gaar gaar ah ayaa xalay ka dhacay magaalada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug waxaa ka socda diyaar garoowgii ugu dambeeyay ee ku aadan qabsoomida Shirka u dhaxeeya Madaxda Sare ee Dowladda Federaalka & Dowlad goboleedyada. Kulamo gaar gaar ah ayaa xalay ka dhacay magaalada Dhuusamareeb, waxaana Madaxda ay uga arrinsanayeen sida loo wajahayo Shirkaas oo ah mid Isha lagu wada haayo oo lagu go'aamin doono nooca ay noqoneyso doorashada Soomaaliya. Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Galmudug Axmed Shire Falagle oo Risaala la hadlay ayaa sharaxaad ka bixiyay qabsoomida shirka iyo kulamadii ka dhacay Magaalada Dhuusamareeb .


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip