0 Visits: 637 |
Thursday March 17, 2016 - 11:39:00
Maamulka Galmudug, ayaa ka jawaabay eedeymo ka soo yeeray Maamulka Puntland, kaasi oo ku aadan Shabaabka hubaysan ee gaaray deegaano ka tirsan Gobolka Nugaal inay ka ambabaxeen Gobolada Dhexe ee dalka Somaliya.
0 Visits: 755 |
Thursday March 17, 2016 - 11:15:46
Rug cadaa siyaasadeed oo wax badan ka soo muuqday masraxyada siyaasadda, halganka iyo xukuumadihii dalka soo maray ayaa markii ugu horeysay si dhab ah uga hadlay xaaladda wadanka marayo maanta.
0 Visits: 673 |
Thursday March 17, 2016 - 10:21:46
Madaxweynaha Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas oo ku sugan magaalada Washington ayaa ka hadlay dagaalyahanadii ka tirsanaa Al-Shabaab ee gaaray deegaano dhaca xeebaha Puntland, halkaasoo maalmo ka hor ay doonyo kaga dageen.
0 Visits: 792 |
Thursday March 17, 2016 - 10:07:13
Madaxweynaha BrazilDilma Rousseff ayaa u magacawday Madaxweynihii hore ee Brazil Lula da Silva Madaxa shaqaalaha dowladeeda, iyadoo magacaabidan ay ka dhalatay dibad baxyo rabshado wata oo kumanaan ruux ay ka dhigeen magaalooyinka qaar ee Brazil.
0 Visits: 679 |
Thursday March 17, 2016 - 10:05:39
Dagaal u dhaxeeya Ciidamada Puntland iyo dagaalyahanadii Shabaabka ahaa ee maalmo ka hor ka degay deegaanada xeebta ee Puntland ayaa saaka mar kale ka qarxay deegaanka Suuj ee ka tirsan Gobolka Nugaal, iyadoo dagaalka saaka la isku adeegsanayo hubka noocyadiisa kala duwan.
0 Visits: 739 |
Thursday March 17, 2016 - 10:03:52
Colonel David Obonyo Afhayeenka Ciiddanka Kenya ayaa sheegay inay fashiliyeen weerar ay Al-Shabaab xalay saqdii dhexe ku soo qaadi lahaayeen xero ay Ciiddanka Kenya ku leeyihiin Degmadda Afmadow ee Gobalka J/hoose.
0 Visits: 702 |
Thursday March 17, 2016 - 09:57:22
Shirkan ayaa waxaa ka qeybgalay Ra'iisulwasaariyaasha Soomaaliya,Talyaaniga iyo wasiiro ka kala tirsan labada dowladood kaas oo lagu qabay magaalada Rome ee dalka Italy, waxaana shirka loo qaban qaabisay dowladda Talyaaniga.
0 Visits: 787 |
Thursday March 17, 2016 - 09:49:04
Arday u dhashay dalka Maraykanka oo lagu magacaabo Otto Warmbier ayaa waxaa maanta la soo taagay Maxkamadda Sare ee dalka Kuuriyada Waqooyi kadib markii lagu soo oogay Dembi la xiriira siyaasad caddowtooyadda leh ee ay dadka Maraykanka u hayaan Midnimadda dalka Waqooyiga Kuurya, inkastoo aysan jirin…
0 Visits: 1094 |
Wednesday March 16, 2016 - 10:58:59
Sofia Samatar was born to a Somali father and Swiss German Mennonite mother in a small town in northern Indiana. Passionate about languages, Samatar moved to South Sudan and later to Egypt during her twenties to teach English and learn Arabic with her husband author Keith Miller.
0 Visits: 801 |
Wednesday March 16, 2016 - 10:27:13
Yuusuf Maxamed Siyaad (Indha Cadde) oo horay u soo noqday Wasiiru dowlihii Gaashaandhigga ayaa ka hadlay sababaha xilligan ku soo beegay in Al-Shabaab ay gaaraan deegaanada xeebaha ee ka tirsan Maamulka Puntland.
0 Visits: 761 |
Wednesday March 16, 2016 - 10:22:15
Iyadoo dalka Yemen ay ka socdaan Duqeymaha culus ee ay geysanayaan Xulufada uu hogaaminayo Sacuudiga, ayaa Duqeymihii ugu dambeeyay ee dalkaasi ka dhacay waxaa lagu dilay ku dhawaad 30 ruux oo shacab ah.
0 Visits: 800 |
Wednesday March 16, 2016 - 10:18:46
Ammaanka dekadaha dalka ayaa la adkeeyay kadib markii ay soo baxday warar sheegaya in ururka Alshabaab ay qorsheynayaan in ay weeraraan dekedaha dalka Soomaaliya.
0 Visits: 760 |
Wednesday March 16, 2016 - 10:13:16
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliya, C/raxmaan Maxamed Xuseen (Odawaa), ayaa wuxuu si xoogan uu u beeniyay in Dowladda Somaliya, ay wax ka ogtahay Xoogagii Ururka Al Shabaab ee qabsaday deegaano ka tirsan Puntland.
0 Visits: 805 |
Wednesday March 16, 2016 - 10:12:08
Musharaxiinta u tartamaya Xisbiyada Jamhuuriga iyo Dimoqraadiga Donald Trump iyo Hillary Clinton ayaa mar kale guulo waa weyn ka soo hoyay doorashada horudhaca ah ee qaar ka mid ah gobolada Mareykanka.