HAMBALYO DHALASHO FARXADLE
C/RAXMAAN C/CASIIS SHITAAR IYO XAASKIISA XALIIMO C/QAADIR SHEEKH ABUUKAR oo Tariikhda markii ay aheyd 20-ka Oktoobar 2015-ka Saacadduna ay ku beegneyd 4:00 habeennimo ay Gabari ugu dhalatay Xaafadda Tabbeellaha Jeceylka ee Degmada Boondheere ee Magaalada Muqdisho, Gabadhaasi oo loogu Magac Daray MARYAN C/RAXMAAN C/CASIIS SHITAAR {M/ROOBLEEY} waxaa Dhalashada Gabadhaasi Ifka ku soo Biirtay u Hambalyeynayaan Dhammaan Bahweynta Xaafada Tabbeellaha Jeceylka iyaga oo aan u kala harin waxaay leeyihiin Alle haka dhigo tii soo barbaarta oo loo Aayo Dalkeeda, Dadkeeda iyo Diinteedana Anfacda , Maasha Allah Aabbe iyo Hooyo alle ha idinkaga dhigo tii aad daalka badan u soo marteen kuwii ku dheefsada oo korinteeda Rabbi Idin la Garb galo aamiin Aamiin Aamiin
Sidoo kale Maamulka iyo Howlwadeennada Wab-ka WWW.mogtimes.com waxaa uu hawada u marinayaa HAMBALYO AABBE C/RAXMAAN C/CASIIS SHITAAR IYO XAASKIISA XALIIMO C/QAADIR SHEEKH ABUUKAR Gabadha yarta ah ee ku soo Biirtya Qoyskooda oo ah MARYAN C/RAXMAAN C/CASIIS SHITAAR {M/ROOBLEEY} in Alle ka dhigo tii soo Barbaarta oo Daryeesha Waalidkeed, Dadkeeda, Diinteeda iyo Waliba Dalkeeda
Aamiin Aamiin
HAMBALYO DHALASHO FARXADLE
Waxaan halkaan Hambalyo Dhalasho Farxad leh loogu diraynaa