Wararka

Guddoomiyaha Maxkamada ciidamada aabihiis oo goor dhow lagu diley Muqdisho

0 Visits: 404 | Tuesday January 02, 2018 - 22:13:29
Waxaa goordhow lagu diley gurigiisa oo ku yiil degmada Dharkeynley ee magaalada Muqdisho Cali Nuur oo ahaa aabaha guddoomiyaha Maxkamada darajada 1aad ee Ciidamada Qalabka Sida Col. Xasan Cali Nuur Shuute.

Read More »

DHAGEYSO: Galmudug oo amar culus kusoo rogtay Shirkadaha Diyaaradaha

0 Visits: 323 | Tuesday January 02, 2018 - 22:07:21
Maamulka Galmudug ayaa maanta ku dhawaaqay in diyaaradaha Qaadka aysan kasoo degikarin degaanada maamulka Galmudug hadii aysan bixin waxyaabaha laga rabo.

Read More »

Xubno ka tirsan Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo gaaray Jowhar

0 Visits: 317 | Tuesday January 02, 2018 - 20:36:44
Magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka Shabeelaha dhexe ahna Caasimada Maamulka Hirshabeele waxaa maanta tagay Wafdi ka socda Guddiga Madaxa banaan ee Doorashooyinka Qaranka.

Read More »

Gantaal lagu weeraray gaari marayay deegaan ka tirsan gobolka Sh/hoose

0 Visits: 353 | Tuesday January 02, 2018 - 20:31:50
Wararka ka imanaya gobolka Shabelaha Hoose ayaa sheegaya in duqeyn loo geystey gaari marayay deegaan ku dhow degmada Ow-Dheegle ee gobolka Sh/hoose. Duqeyntan oo dhacday duhurnimadii maanta ayaa la sheegay in gantaal lagu dhuftay gaariga oo aan la sheegin noociisa kaasoo marayay deegaan lagu magacaabo…

Read More »

DHAGEYSO: Culimadda oo ku baaqay in hub ka dhigis lagu sameeyo ciidamada aanan hoostagin dowladda

0 Visits: 293 | Tuesday January 02, 2018 - 20:25:06
Culimadda Soomaaliyeed ee ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa ku baaqay in hub ka dhigis lagu sameeyo ciidamada aanan hoostagin dowladda Federaalka Soomaaliya ee Magaalada Muqdisho ku sugan.

Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo toddobaadka dambe booqasho ku tegeya Puntland

0 Visits: 406 | Tuesday January 02, 2018 - 20:20:30
Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa la filayaa in toddobaadka soo socda uu booqdo magaalada Garowe ee Dowlad goboledka Puntlan.

Read More »

Taliyaha Ciidanka X.D.S oo kormeeray Xabsiga Dhexe ee Xamar (SAWIRRO)

0 Visits: 354 | Tuesday January 02, 2018 - 20:15:43
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka, General C/weli Jaamac Xuseen (Gorod), ayaa waxa uu maanta kormeer ku tagey Xabsiga Dhexe ee Xamar, iyadoo ay kormeerkan ku wehlinayeen saraakiil ciidan. Taliyaha iyo xubnihii uu horkacayay, ayaa waxaa Xabsiga Dhexe ku soo dhaweeyay masuuliyiin uu ugu sareeyay Taliyaha…

Read More »

Nin booliiska Maraykanka ku shirqoolay in ay dilaan nin ay is qabteen

0 Visits: 326 | Tuesday January 02, 2018 - 20:08:14
Booliiska dalka Maraykanka ayaa xiray nin la sheegay in uu taleefoon u diray booliiska, kuna wargaliyay in nin uu soo weeraray gurigooda, dilay aabihiis, islamarkaasna afduub ku qabsaday qoyska intooda kale.

Read More »

Aqalka sare oo Qaraar ka oo saaray weerarkii Guriga Senator Cabdi Qeybdiid lagu qaaday

0 Visits: 307 | Tuesday January 02, 2018 - 19:57:32
Guddoonka Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa qaraar ka soo saaray weerarkii lagu qaaday guriga Senator Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid uu ka degen yahay magaalada Muqdisho.

Read More »

Dowladda Soomaaliya oo wafdi u dirtay Beledxaawo

0 Visits: 338 | Tuesday January 02, 2018 - 13:23:50
Magaalada Baladxaawo ee Gobolka Gedo ayaa xalay waxaa ka dhacay kulamo gaar gaar ah oo looga hadlayay Xiisada ka taagan Beledxaawo ee u dhaxeysa Ciidamaa Dowladda Kenya iyo Shacabka Beledxaawo.

Read More »

Sadiiq Warfaa:-"Ma Aqbali Doono In Taako Kamid ah Dhulkeena Ay Kenya Qaadato",+Dhageyso

0 Visits: 344 | Tuesday January 02, 2018 - 13:20:43
Xoghayaha guddiga difaaca baarlamaanka Soomaaliya Xildhibaan Sadiiq Warfaa oo kamid ahaa wafdi ka socday dowladda Soomaliya oo gaaray gobolka gedo ayaa u sheegay Simba in ay tageen halka lagu muransan yahay.

Read More »

Ra'iisul Wasaare Kheyre:"Annagoo joogna sanad ka yar ayaan bixinay mushaaraadka shaqaalaha"

0 Visits: 455 | Tuesday January 02, 2018 - 13:17:45
Ra'iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ka hadlay horumarka ay ku talaabsatay Xukuumadda intii ay dhisneyd,waxana uu xusay in dhammaan mushaaraadka shaqaalaha dowlada la bixiyay mudadii koobneyd ee ay dowladiisu jirtay.

Read More »

SAWIRRO: Agaasime Koofi oo Kormeeray xafiisyada Bixinta Baasaboorka Doolow iyo Beledxaawo

0 Visits: 447 | Tuesday January 02, 2018 - 13:15:18
Col. Mohamed Adam Kofi Agasimaha Guud HSJ ayaa kormeer ku sameeyay xafiisyada Bixinta Baasaboorka iyo Kaarka Aqoonsiga ee Magaalooyinka Doolow iyo Balad Xaawo.

Read More »

Faah Faahinno Ka Soo Baxaya Qarax Xalay Ka Dhacay Muqdisho

0 Visits: 440 | Tuesday January 02, 2018 - 12:57:06
Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya qarax gaari oo Xalay ka dhacay Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir. Qaraxan ayaa ka dhacay Xaafadda Buulo Xuubey ee degmadaasi Wadajir, waxaana la sheegay in gaargiisa loogu xiray sarkaal ka tirsan Ciidanka Nabad Sugida, inkastoo uu ka badbaaday qaraxaasi. Ugu yaraan…

Read More »

Mid kamid ah Gaadiidka dagaalka ciidamada AMISOM oo ay miino kula qaraxday gobolka Sh/hoose

0 Visits: 361 | Tuesday January 02, 2018 - 12:46:32
Mid kamid ah gaadiidka dagaalka ciidamada AMISOM ayaa saaka ay miino kula qaraxday iyagoo marayay meelu dhexeysa degmada Baraawo iyo Buulo Mareer ee gobolka Sh/hoose. Dhawaaqa qaraxa ayaa si aad ah looga maqlay degmooyin iyo degaano ka tirsan gobalka Sh/hoose iyadoo sidoo kale la maqlay rasaas xoog…

Read More »

Fiirso:Baroordiiq Loo Sameeyay Ciidankii Lagu Xasuuqay Xafiiskii Xisbiga Wadajir Ee Muqdisho

0 Visits: 355 | Tuesday January 02, 2018 - 12:39:09
{DAAWO VIDIO} BAROORDIIQ LOO SAMEEYEY ILAALADII SIYAASI C/RAXMAAN CADBI SHAKUUR

Read More »

Trump oo Pakistan ku eedeeyay been iyo khayaano

0 Visits: 314 | Tuesday January 02, 2018 - 12:36:44
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa ku eedeeyay dawladda Pakistan in ay khayaanayso Maraykanka iyadoo balaayiin doolar oo gargaar ah la siinayo.

Read More »

9 qof oo ku dhimatay Xabsi ku yaalla Brazil

0 Visits: 338 | Tuesday January 02, 2018 - 12:24:43
Ugu yaraan sagaal qof ayaa la dilay, 14 kalena waa ay ku dhaawacmeen Rabshado ka dhacay xabsiga ee gobolka Goias ee dalka Brazil.

Read More »

Saraakiil ka tirsanaa Al-shabaab oo isku dhiibay maamulka Koonfur Galbeed

0 Visits: 294 | Tuesday January 02, 2018 - 12:16:36
Wararaka ka imanaya degmada Buurhakaba ee gobolka Baay ayaa sheegaya in labo Sarkaal ooka tirsanaa ururka Al-shabaab isku dhiibeen maamulka Koonfur Galbeed ee degmada , kuwaasi oo lagu kala magacaabo Cusmaan Cabdi Xasan iyo Cali Uunsow Maxamed. Raggan oo Al-Shabaab u qaabilsanaa dhanka amniyaadka ayaa…

Read More »

Xildhibaan Jarmal ah oo loo haysto Islaam nacayb

0 Visits: 327 | Tuesday January 02, 2018 - 12:13:17
Siyaasiyad Jarmal ah ayaa wajahaysa baaritaan ay ku hayaan booliiska, ka dib markii ay jeedisay hadal kicin ah intii lagu gudo jiray soo dhawaynta sannadka cusub.

Read More »