Aqalka sare oo Qaraar ka oo saaray weerarkii Guriga Senator Cabdi Qeybdiid lagu qaaday
Guddoonka Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa qaraar ka soo saaray weerarkii lagu qaaday guriga Senator Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid uu ka degen yahay magaalada Muqdisho.
Qaraarka ayaa lagu amray in maxkamad la soo taago ciidamadii ka qeyb qaatay weerarkii ka dhacay hoyga Senator Cabdi Qeybdiid, waxaana sidoo kale laga dalbaday wasaaradda gaashaandhiga in si deg deg ah maxkamad u hor geeyaan ciidamada weerarka fuliyay.
Hoos ka akhriso qaraarka Golaha Aqalka sare ee
baarlamaanka: