9 qof oo ku dhimatay Xabsi ku yaalla Brazil

0
Tuesday January 02, 2018 - 12:24:43 in Wararka by
  • Visits: 339
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    9 qof oo ku dhimatay Xabsi ku yaalla Brazil

    Ugu yaraan sagaal qof ayaa la dilay, 14 kalena waa ay ku dhaawacmeen Rabshado ka dhacay xabsiga ee gobolka Goias ee dalka Brazil.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ugu yaraan sagaal qof ayaa la dilay, 14 kalena waa ay ku dhaawacmeen Rabshado ka dhacay xabsiga ee gobolka Goias ee dalka Brazil.

Waxaa sidoo kale la xaqiijiyay in ku dhawaad 100 maxbuus ay ka baxsadeen Xabsiga.

Koox Burcad ah ayaa la sheegay in ay Weerar ku soo qaadeen xabsiga , islamarkaana ay ooda ka qaadeen Maxaabiista, sidoo kale ay dab ka qabadsiiyay qeybo ka mid ah Xabsiga.

Ciidamada Booliska ayaa sheegay in ay baadigoobayaan Kooxihii ka dambeeyay falkaasi oo baxsaday iyo Sidoo kale Maxaabiistii Baxsatay.

Dalka Brazil ayaa waxaa ku yaalla xabsiga saddexaad ee ugu weyn adduunka, waxaana ku jira Kumanaan Maxaabiis ah.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip