SAWIRRO: Agaasime Koofi oo Kormeeray xafiisyada Bixinta Baasaboorka Doolow iyo Beledxaawo

0
Tuesday January 02, 2018 - 13:15:18 in Wararka by
  • Visits: 450
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    SAWIRRO: Agaasime Koofi oo Kormeeray xafiisyada Bixinta Baasaboorka Doolow iyo Beledxaawo

    Col. Mohamed Adam Kofi Agasimaha Guud HSJ ayaa kormeer ku sameeyay xafiisyada Bixinta Baasaboorka iyo Kaarka Aqoonsiga ee Magaalooyinka Doolow iyo Balad Xaawo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Col. Mohamed Adam Kofi Agasimaha Guud HSJ ayaa kormeer ku sameeyay xafiisyada Bixinta Baasaboorka iyo Kaarka Aqoonsiga ee Magaalooyinka Doolow iyo Balad Xaawo.

Agaasimaha ayaa saraakiisha ka howlagasha xafiisyadaas kula dardaarmay in ay bulshada si hufan ugu adeegaan isla markaana ay ilaaliyaan habka-ka lagu bixiyo Basaboorka iyo Kaarka Aqoonsiga Soomaliya.

Col. Mohamed Adam Kofi Agasimaha Guud HSJ ayaa kormeer ku sameeyay xafiisyada ku yaala magaalooyinka Doolow iyo Balad xaawo waaxana ka mid ahaa xafiisyada uu agaasimaha kormeeray

1) Xaafiiska Socdaalka xadka ee Beledxaawo.

2) Xaafiiska bixinta baasaboorka Dooloow.

3) Xaafiiska Socdaalka ee xadka dooloow.

Agaasimaha ayaa saraakiisha ka howlagasha xafiisyadaas kula dardaarmay in ay bulshada si hufan ugu adeegaan isla markaana ay ilaaliyaan habka-ka lagu bixiyo Basaboorka iyo Kaarka Aqoonsiga Soomaliya sidoo kale in ay si taxadar leh ula socdaan dadka isaga gudbaaya xadka labada dal ee Soomaliya iyo Kenya.

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip