Dilka guddoomiyaha Maxkamada Ciidamada aabihiis ayaa ku soo beegmaysa xilli shalay la bilaabay dhageysiga eedeymo loo haysto rag la sheegay inay ku lug lahaayeen qaraxii 14-kii bishii October ka dhacay Isgoyska Zoobe ee Magaalada Muqdisho.

Lama oga sababta ka dambeysa dilka guddoomiyaha maxkamada ciidamada aabihiis mana jirto illaa iyo hadda cid sheegatay dilka ka dhacay caawa degmada Dharkeynley