Sidoo kale Shabaabka waxa ay sheegeen inuu burburay Gaarigii Qaraxa lala eegtay, sidoo kalena ay dhimasho iyo dhaawac ka soo gaartay Ciidamii la socday gaariga.
Ciidamada AMISOM ayaan faahfaahin rasmi ah ka bixin qaraxan lagula eegtay Gobolka Shabeellaha Hoose