Dowladda Soomaaliya oo wafdi u dirtay Beledxaawo

0
Tuesday January 02, 2018 - 13:23:50 in Wararka by
  • Visits: 340
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dowladda Soomaaliya oo wafdi u dirtay Beledxaawo

    Magaalada Baladxaawo ee Gobolka Gedo ayaa xalay waxaa ka dhacay kulamo gaar gaar ah oo looga hadlayay Xiisada ka taagan Beledxaawo ee u dhaxeysa Ciidamaa Dowladda Kenya iyo Shacabka Beledxaawo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Magaalada Baladxaawo ee Gobolka Gedo ayaa xalay waxaa ka dhacay kulamo gaar gaar ah oo looga hadlayay Xiisada ka taagan Beledxaawo ee u dhaxeysa Ciidamaa Dowladda Kenya iyo Shacabka Beledxaawo.

Xiisada ayaa ku bilaabatay kadib markii ay dowladda Kenya bilowday in ay darbi ka dhisato soohdinta ay la wadaagto Soomaaliya.

Wasiirka Arrimaha Gudaha dowladda Federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Saciid Juxa, Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland, Senataro, Xildhibaano iyo Masuuliyiin kale ayaa xalay kulamo xog wareysi la qaatay shacabka Beledxaawo.

Shacabka ayaa masuuliyiinta ay la kulmeen waxa ay warbixin ka siiyeen xaalada Beledxaawo iyo dhibaatoooyinka ay kala kulmaan Ciidamada Dowladda Kenya.

Qubarada iyo masuuliyiinta dowladda dhexe iyo Jubbaland ka socday ayaa waxa ay koormeereen goobta darbiga dowladda Kenya ka dhiseyso.

Xuseen Carab Ciise oo ah Guddoomiyaha guddiga Diifaaca ee golaha shacabka oo wareysi siiyay Idaacada Risaala ayaa sheegay in marka ay yimaadaan magaalada Muqdisho ay soo saarayaan warbixin ay kaga hadlayaan.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip