Wararka

Diyaarad milateri oo ku dhacday dalka Pakistan

0 Visits: 225 | Tuesday July 30, 2019 - 21:08:44
Ugu yaraan 17 qof ayaa ku geeriyootay tiro kalana waa ay ku dhaawacmeen, markii diyaarad yar oo nooca milateriga ah ay ku dhacday xilli hore oo Talaadada maanta ah meel ku dhow magaalada Rawalpindi ee dalka Pakistan. Afhayeen u hadlay hay'adda badbaadada maxalliga oo lagu magacaabo , Farooq Butt…

Read More »

Afar Wariye oo maanta lagu xidhay magaaladda Hargeysa

0 Visits: 240 | Tuesday July 30, 2019 - 21:04:33
Illaa afar wariye oo ka hawlgalla telefishanka Eryal Tv ayaa maanta xabsiga loo taxaabay, wakhti ay ku gudda jireen shaqo maalmoodkooda caadiga ah.Suxufiyiintan ayaa kala ah Badri Kosar, Cabdiraxmaan Fantastic, Caydaruus Maxamed iyo sawirqaade Kamaal Cabdi, haseyeeshee xukuumada iyo ciidanka amniga…

Read More »

Xisbiga Xoriyadda Soomaaliyeed oo daahfurkiisa lagu qabtay magaalada Toronto ee dalka Canada

0 Visits: 217 | Tuesday July 30, 2019 - 21:02:08
Munaasabad lagu daahfurayay Xisbiga Xoriyadda Soomaaliyeed ayaa lagu qabtay magaalada Toronto ee dalka Canada. Dadweyne kala duwan oo ay qeyb ka yihiin mas'uuliyiin ka tirsan gobolka Ontario iyo ururrada ka dhisan magaalada Toronto ayaa ka qeyb galay munaasabadda. Guddoomiyaha xibiga ,Axmed Cumar…

Read More »

Sawirro:-Ra'iisul Wasaare Kheyre Oo Booqday Ciidamo Dhawaan La Qarameeyay

0 Visits: 237 | Tuesday July 30, 2019 - 20:58:54
Ra'iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta kormeer ugu tegay ciimada xoogga dalka ee ka tirsan guutada 15-aad ee taliska qaybta 21-aad, oo ka kooban ciidamadii dhawaan la qarameeyay ee Ahlu Sunna iyo ciidamadii qaybta 21-aad ee magaalada Dhuusamareeb,…

Read More »

Dad Lagu Dilay Duqeyn Ka Dhacday Suuq Ku Yaalla Yemen

0 Visits: 230 | Tuesday July 30, 2019 - 09:42:43
Diyaaradaha isbahaysiga Sacuudiga ayaa la sheegay inay ugu yaraan 10 qof ku dileen duqeyn ay la begsadeen Suuq mashquul ahaa oo ku yaalla Degmadda Qatabir ee Gobalka Sacda ee Waqooyiga Yemen. Maareeyaha Isbitaalka Jamhuuriya ee ku yaalla Degmadda ay duqeynta ka dhacday ayaa sheegay in duqeyntii shalay…

Read More »

Qaxooti Soomaali Ku Biiri Lahaa Kooxda Daacish Oo La Qabtay

0 Visits: 189 | Tuesday July 30, 2019 - 09:40:29
Labo Muwaadin Soomaali ah oo ku noolaa Gobalka Arizona ee dalka Maraykanka ayaa lagu qabtay Garoonka Diyaaradaha ee Tucson International Airport xilli ay doonayeen inay u dhoofaan dalka Masar. Labada Muwaadin oo midkooda haysta Deganaansha Maraykanka iyo halka midka kalena uu Qaxooti yahay waxaa magacyadooda…

Read More »

Akhriso:-Awaamiir Lagu Soo Rogay Shacabka Magaalada Dhuusamareeb

0 Visits: 204 | Tuesday July 30, 2019 - 09:39:01
Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada dowlad Goboleedka Galmudug ayaa waxaa kulan looga hadlayay amniga ku yeeshay Talisyada Booliska iyo Nabadsugida Heer Fadaral qaybaha ka Howlgala Galmudug. Kulanka amniga ayaa markii soo dhammaaday,kadib waxaa laga soo saaray Awaamiir iyo Digniin ku socota ku socota…

Read More »

Sudan : Ciidamada oo Shan qof toogasho ku dilay

0 Visits: 250 | Tuesday July 30, 2019 - 09:37:07
Waxey u muuqataa in uu culeys ayaa soo food-saaray heshiiskii nabaadda ee dalka Sudan, kaddib markii afar caruur arday ah iyo dadkale lagu dilay dibadbaxyo ka dhacay Magaalada El Obeid, ee gobolka Kordofan. Isbaheysiga ugu weyn ee mucaaradka dalkaas, ayaa sheegay in laamaha ammaanka ee Sudan ay rasaas…

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH TALAADO 30-KA LUULYO 2019-KA

0 Visits: 307 | Tuesday July 30, 2019 - 09:28:58
HESHIIS IS AFGARAD AH OO LAGA GAARAY KULAMO U SOCDAY RW KHEYRE IYO AHLUSUNNA M/Dhuusamareeb ee Caasimadda dow lad Goboleedka Galmudug ayaa waxaa lagu soo gabagabeeyay kulamo xasaasi ah oo Saacado badan qaatay,kuwaasi oo u dhexeeyay Ra'iisul Wasaaraha XFS iyo Guddoomiyaha Ahlusunna Waljameeca. Kulamada…

Read More »

SAWIRO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay Madaxda Puntland

0 Visits: 265 | Tuesday July 30, 2019 - 07:40:39
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo ku sugan Magalada garoowe ayaa xalay kulan waxa uu la qaatay Madaxweynaha dowlad goboledka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni. Kulanka waxaa goobjoog ahaa Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya, Madaxweyne…

Read More »

Sheekh Cali Wajiis oo ka qeyliyey warbixin uu ka qoray wargeys Sacuudi ah (Maxaa ku jiray?)

0 Visits: 324 | Tuesday July 30, 2019 - 06:24:25
Wargeyska Alwaddan ee kasoo baxo dalka Sacuudiga ayaa Maanta daabacay Warbixin ku saabsaneyd inuu Shiikh Cali Wajiis oo ah Lataliyaha Madaxweynaha Soomaaliya ee Arrimaha Carabta iyo Islaamka u sheegay wargeyskaas inay Dowladda Soomaaliya ku tuhmeyso dalka Qadar inay ku lug leedahay qaraxyada iyo dilalka…

Read More »

Olaha Milliteriga Iyo Mucaaradka Suudaan Oo Berrito Dib U Bilaabi Doona Wada-Xaajoodkooda

0 Visits: 237 | Monday July 29, 2019 - 21:24:42
Ergayga Khaaska ee Midowga Afrika ugu qaabilsan Arrimaha dalka Suudaan, Maxamed Al-xasan Lebed waxa uu ku dhawaaqay in Wada-xaajoodkii Golaha Milliteriga ee RMG iyo Isbahaysiga Mucaaradka ee Xorriyadda iyo Isbedelka ay berrito dib u bilaabi doonaan Wada-xaajoodkooda, si ay u dhamaystiraan qoddobadda…

Read More »

Xildhibaan Cabdi Shire "Xukuumadda Bedela Inta Aan La Gelin Villa Somalia"

0 Visits: 265 | Monday July 29, 2019 - 21:22:16
Xildhibaan Cabdi Shire Ciyaar Jecel oo ah Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa uu ka hadlay Qaraxii Arbacadii la soo dhaafay ka soo ka dhacay Hoolka Shirarka Xarunta Maamulka Gobolka Banaadir. Xildhibaan Cabdi Shire ayaa waxaa qaraxaas oo geystay Khasaaro isugu…

Read More »

Murashax Madaxweyne Oo Ka Badbaaday Qarax

0 Visits: 227 | Monday July 29, 2019 - 21:19:54
Ugu yaraan 20 qof ayaa ku geeriyootay, 50-kalena wey ku dhaawacmeen Is-qarxin ka dhacday caasimadda dalka Afganistan ee Kabul. Is-qarxintaasi waxaa lala beegsaday Xafiiska mid ka mid ah Murashixiinta Madaxweyne-ku-xigeenka dalka Afganistan oo lagu magacaabo Amrullaah Salaax, kaasi oo uu soo gaaray dhawaac…

Read More »

Xuutiyiinta Oo Gantaal Ku Weeraray Xero Ku Taalla Sacuudiga

0 Visits: 248 | Monday July 29, 2019 - 21:13:43
Telefishinka Al-masiirah ee ku hadla Codka Maleeshiyadda Kooxda Xuutiyiinta ayaa sheegay inay Gantaal Balaastik ah maanta ku weerareen Xero Milliteri oo ku taalla magaalladda Casir ee K/Galbeed ee dalka Sacuudiga. Afhayeenka Kooxda Xuutiyiinta, Yaxya Sarea oo la hadlay Tv-ga ayaa sheegay inuu Gantaalkooda…

Read More »

Burundi Oo Shaacisay In Ciidamo Ay Ku La'dahay Dagaalkii Duleedka Balcad

0 Visits: 238 | Monday July 29, 2019 - 21:10:14
Afhayeenka Ciiddanka dalka Burundi, Kolonel Floribert Biyereke ayaa xaqiijiyey in ugu yaraan 6 Askaari looga dilay dagaal ay Alshabaab maalintii Sabtida ee la soo dhaafay kula galeen Degmadda Balcad ee Gobalka Sh/dhexe. Afhayeenka oo Saqdii dhexe ee xalay Weriyayaasha kula hadlay caasimadda dalkaasi…

Read More »

Wasiir Cawad Oo La Kulmay Wafdi Ka Socda Ururka Iskaashiga Islaamka

0 Visits: 277 | Monday July 29, 2019 - 21:07:20
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa maanta qaabilay wafdi heerkiisu sarreeyo oo ka socda Ururka Iskaashiga Islaamka oo uu hoggaaminayo Danjire Tarig Ali Bakheet oo ah Agaasimaha Guud ee Waaxda Arrimaha Siyaasadda ee Ururka oo shalay subax oo Axad…

Read More »

Akhriso:-Magacyada Maxaabiis Madaxweynaha Somaliland Uu Cafis U Fidiyay

0 Visits: 248 | Monday July 29, 2019 - 21:04:19
Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse biixi Cabdi Waxa Uu Wareegto Madaxweyne oo Summaddeedu tahay SL/XM/WM/222-350/072019 ,uu Cafis u fidiyey Maxaabiista laga soo wareejiyey Dalka Seycheles ee u xirnaa falalka Burcad-badeednimada. Markaan Arkay: Dastuurka Somaliland, Qodobka 90aad xubintiisa 5aad;-…

Read More »

Dukaan Uu Ganacsade Soomaali Ku Lahaa Koonfur Afrika Oo La Boobay

0 Visits: 271 | Monday July 29, 2019 - 20:58:39
Dad Reer Koonfur Afrikaan ah ayaa la sheegay inay subax bililiqeysteen Dukaan uu Ganacsade Soomaali ku lahaa DeegaankaKhayelitsha oo ka tirsan magaalladda Keeb Tawn ee dalkaasi. Afhayeenka waxa uu intaasi ku daray inuu Ganacsadihii Soomaaliga ka baxsaday goobta, isla markii uu dhaawaca geystay, waxaana…

Read More »

200 oo milyan oo geed oo hal maalin lagu beerayo dalka Itoobiya

0 Visits: 288 | Monday July 29, 2019 - 20:45:17
Waa fikradii Raiisulwasaare Dr Abiy Axmed oo dalku ku galayo taariikh caalami ah oo maalin qudha lagu beerayo tiro aan horey loo samayn. hadaba, muwaadin ma isku diyaarisay inaad ka qayb gasho buugga dhacdooyinka dunida? Maalmaha Dhirberista Dalka. Waxaa lasoo gabogabeeyey qorshihii

Read More »