Dad Lagu Dilay Duqeyn Ka Dhacday Suuq Ku Yaalla Yemen

0
Tuesday July 30, 2019 - 09:42:43 in Wararka by
  • Visits: 232
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dad Lagu Dilay Duqeyn Ka Dhacday Suuq Ku Yaalla Yemen

    Diyaaradaha isbahaysiga Sacuudiga ayaa la sheegay inay ugu yaraan 10 qof ku dileen duqeyn ay la begsadeen Suuq mashquul ahaa oo ku yaalla Degmadda Qatabir ee Gobalka Sacda ee Waqooyiga Yemen. Maareeyaha Isbitaalka Jamhuuriya ee ku yaalla Degmadda

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Diyaaradaha isbahaysiga Sacuudiga ayaa la sheegay inay ugu yaraan 10 qof ku dileen duqeyn ay la begsadeen Suuq mashquul ahaa oo ku yaalla Degmadda Qatabir ee Gobalka Sacda ee Waqooyiga Yemen. Maareeyaha Isbitaalka Jamhuuriya ee ku yaalla Degmadda ay duqeynta ka dhacday ayaa sheegay in duqeyntii shalay dhacday lagu dilay 13 qof oo 2 ka mid carruur ahaayeen, laguna dhaawacay 23-kale. Maareeyaha oo lagu magacaabo Saalax Qorban oo la hadlay Wakaalladda Wararka REUTERS waxa uu sheegay inay 13 carruur ah ka mid yihiin dadka lagu dilay iyo kuwa lagu dhaawacay Duqeyntaasi.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip