Dukaan Uu Ganacsade Soomaali Ku Lahaa Koonfur Afrika Oo La Boobay

0
Monday July 29, 2019 - 20:58:39 in Wararka by
  • Visits: 275
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dukaan Uu Ganacsade Soomaali Ku Lahaa Koonfur Afrika Oo La Boobay

    Dad Reer Koonfur Afrikaan ah ayaa la sheegay inay subax bililiqeysteen Dukaan uu Ganacsade Soomaali ku lahaa DeegaankaKhayelitsha oo ka tirsan magaalladda Keeb Tawn ee dalkaasi. Afhayeenka waxa uu intaasi ku daray inuu Ganacsadihii Soomaaliga ka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dad Reer Koonfur Afrikaan ah ayaa la sheegay inay subax bililiqeysteen Dukaan uu Ganacsade Soomaali ku lahaa DeegaankaKhayelitsha oo ka tirsan magaalladda Keeb Tawn ee dalkaasi. Afhayeenka waxa uu intaasi ku daray inuu Ganacsadihii Soomaaliga ka baxsaday goobta, isla markii uu dhaawaca geystay, waxaana qofkii la dhaawacay la dhigay Isbitaal ku yaalla Deegaanka, si loogu daaweeyo.Afhayeenka Boliska waxaa kale oo uu xusay inay baarayaan kiisaska la xiriira Isku-dayga Dilka iyo falka nacaybka ee lagu burburiyey Hantida Ganacsadaha Soomaaliga.Afhayeenka Boliska ee Galbeedka Keeb Tawn, Kolonel Andarè Traut ayaa u sheegay Saxaafadda inay dad caraysan cagta mariyeen hantidii tiillay Dukaankaasi, kadib, markii ay ku eedeeyeen Ganacsadaha Soomaaliga inuu toogtay Nin ka mid ah macaamiishaasi, kadib, markii ay ku murmeen dhinaca Sarifka.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip