Xuutiyiinta Oo Gantaal Ku Weeraray Xero Ku Taalla Sacuudiga

0
Monday July 29, 2019 - 21:13:43 in Wararka by
  • Visits: 251
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xuutiyiinta Oo Gantaal Ku Weeraray Xero Ku Taalla Sacuudiga

    Telefishinka Al-masiirah ee ku hadla Codka Maleeshiyadda Kooxda Xuutiyiinta ayaa sheegay inay Gantaal Balaastik ah maanta ku weerareen Xero Milliteri oo ku taalla magaalladda Casir ee K/Galbeed ee dalka Sacuudiga. Afhayeenka Kooxda Xuutiyiinta, Ya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Telefishinka Al-masiirah ee ku hadla Codka Maleeshiyadda Kooxda Xuutiyiinta ayaa sheegay inay Gantaal Balaastik ah maanta ku weerareen Xero Milliteri oo ku taalla magaalladda Casir ee K/Galbeed ee dalka Sacuudiga. Afhayeenka Kooxda Xuutiyiinta, Yaxya Sarea oo la hadlay Tv-ga ayaa sheegay inuu Gantaalkooda ku habsaday Kulan ay Ciiddanka Sacuudiga ku lahaayeen Xeradda Milliteriga ee Dayr ee magaalladda Casir. Dhinaca kale, Dowladda Sacuudiga weli kama aysan hadlin sheegashadda Xuutiyiinta, mana jiraan warar madax bannaan oo xaqiijinaya inay maanta duqeyn ka dhacday gudaha dalkaasi.Waxa uu tilmaamay inay duqeyntaasi jawaab-celin u ahayd Weerar ay Isbahaysiga Sacuudiga ka geysteen gudaha dalka Yemen.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip