Wasiir Cawad Oo La Kulmay Wafdi Ka Socda Ururka Iskaashiga Islaamka

0
Monday July 29, 2019 - 21:07:20 in Wararka by
  • Visits: 283
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiir Cawad Oo La Kulmay Wafdi Ka Socda Ururka Iskaashiga Islaamka

    Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa maanta qaabilay wafdi heerkiisu sarreeyo oo ka socda Ururka Iskaashiga Islaamka oo uu hoggaaminayo Danjire Tarig Ali Bakheet oo ah Agaasimaha Guud ee Waaxda Ar

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa maanta qaabilay wafdi heerkiisu sarreeyo oo ka socda Ururka Iskaashiga Islaamka oo uu hoggaaminayo Danjire Tarig Ali Bakheet oo ah Agaasimaha Guud ee Waaxda Arrimaha Siyaasadda ee Ururka oo shalay subax oo Axad ahayd soo gaaray Caasimadda Muqdisho. Waxaa sidoo kale lagaga wada hadlay xaaladihii ugu dambeeyay ee dalka, gobolka iyo dunida inteeda kale.Kulanka ayaa diiradda lagu saarray iskaashiga iyo iskuduwidda wadajirka ah ee dhinacyada siyaasadda iyo bani'aadannimada iyo sidoo kale taageeridda dib u heshiisiinta qaran, la dagaalanka argagaxisada, dib u dhiska dalka iyo dadaalka Xukuumadda Federaalka ee deganaansho iyo nabadgelyo ku soo dabaalidda dalka.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip