Afar Wariye oo maanta lagu xidhay magaaladda Hargeysa

0
Tuesday July 30, 2019 - 21:04:33 in Wararka by
  • Visits: 242
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Afar Wariye oo maanta lagu xidhay magaaladda Hargeysa

    Illaa afar wariye oo ka hawlgalla telefishanka Eryal Tv ayaa maanta xabsiga loo taxaabay, wakhti ay ku gudda jireen shaqo maalmoodkooda caadiga ah.Suxufiyiintan ayaa kala ah Badri Kosar, Cabdiraxmaan Fantastic, Caydaruus Maxamed iyo sawirqaade Kamaal

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Illaa afar wariye oo ka hawlgalla telefishanka Eryal Tv ayaa maanta xabsiga loo taxaabay, wakhti ay ku gudda jireen shaqo maalmoodkooda caadiga ah.Suxufiyiintan ayaa kala ah Badri Kosar, Cabdiraxmaan Fantastic, Caydaruus Maxamed iyo sawirqaade Kamaal Cabdi, haseyeeshee xukuumada iyo ciidanka amniga ee xabsiga u taxaabay wali kama hadal. Afartan wariye ayaa hadda ku jira saldhiga degmadda Koodbuur ee magaalada Hargeysa, . Mudooyinkii u dambeeyey waxa soo badanaya xadhiga wariyeyaasha iyo dadka wax qorqora, waxaana wali isna dambigiisa la cadeyn walina cidi ka hadal wariye Maxamed Yuusuf Bakayle oo xarunta dambi baadhista magaalada Hargeysa ku xidhan.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip