Wararka

Danjire Nicholas Kay oo Walaac ka muujiyay Xarigga Wariyeyaasha kana hadlay Saxaafadda Somalia

0 Visits: 699 | Monday October 05, 2015 - 10:59:54
Wakiilka QM ee Somalia, Nicholas Kay ayaa walaac ka muujiyay xarigga agaasimaha Universal tv ee Bariga Afrika, C/llaahi Xirsi Kulmiye iyo Wariye Cawil Daahir Salaad.

Read More »

WAA WARARKA WARGEYDSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MANTA OO AH ISNIIN 5-TA OKTOOBAR 2015-KA

0 Visits: 955 | Monday October 05, 2015 - 09:47:01
WAA WARARKA WARGEYDSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MANTA OO AH ISNIIN 5-TA OKTOOBAR 2015-KA WASIIRKA WARFAAFINTA MAAREEYE OO SHEEGAY IN SAXAFIYIINTA UNIVERSAL AY HELI DOONAAN XUQUUQDOODA DASTUURIGA Wasiirka Warfaafinta, Dhaqa-nka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda So-omaaliya Maxamed Cabdi Xayir "Ma-areeye"…

Read More »

Madaxweynaha Dowlad Goboleedkii Banadir State Md.C/Llaahi Dheere Oo‏ Talo Guud U Soo Jeediyay Xubnaha Golaha Baarlamaanka Federtaalka Somaaliya

0 Visits: 846 | Sunday October 04, 2015 - 19:09:27
Madaxweynaha dowlad goboleedkii Banadir State Md Cabdulaahi Axmed Maxamuud (C/llaahi Dheere) ayaa ka hadlay xaaladda guud ee Siyaasadda isdiidan ee dalka soomaliya ee uu xiligaan maraayo dalka

Read More »

Muwaadin Somaliyed oo lagu dilay dalka South Afrika

0 Visits: 759 | Sunday October 04, 2015 - 11:42:47
Dableey hubaysan oo Burcad South Afrikan ah ayaa weeraray goob ganacsi oo uu lahaa ganacsade Somaliyed oo ku taallo Tuulooyinka Gobolka North West ee dalkaasi South Afrika. Burcada South Afrikaanka oo isku dayaysay inay dhacdo goobta ganacsiga ee uu lahaa muwaadinkaasi Somaliyed, ayaa waxa ay toogteen…

Read More »

Dugsiga Duulimaadka ee Internationl Pilot Academy (IPA) oo tababar maalin ah u qabtay Caruur Somali-Canadian ah (SAWIRO)

2 Visits: 1567 | Sunday October 04, 2015 - 11:15:31
Dugsiga laga barto Duulimaadka ee Internationl Pilot Academy (IPA) ee magaalada Ottawa ayaa tababar maalin qaatay siiyayCarruur Somali-Canadian ah, kuwaasoo xiise gaar ah u muujiyey meheradda duulimaadka.

Read More »

Ururada Macalimiinta Kenya oo oggolaaday in ay dib ugu laabtaan dugsiyada

0 Visits: 722 | Sunday October 04, 2015 - 10:58:21
Macalimiinta dalka Kenya ayaa joojiyay shaqo joojin ay ku dhaqaaqeen iyagoo shegay in ay dib ugu laaban doonaan xarumaha waxbarashada maalinta Isniinta. Ururka Qaranka Macalimiinta dalka Kenya iyo Ururka Macalimiinta Dugsiyada Dhexe(Kuppet) ayaa go'aankan si wadajir ah ugu dhowaaqay maanta.

Read More »

Kooxda Daacish oo mar kale ugu baaqday Al-Shabaab inay ku soo biiraan.

0 Visits: 687 | Sunday October 04, 2015 - 10:54:02
Kooxda la magac baxday Khilaafada Islaamka ee Daacish ayaa mar kale ugu baaqday Xarakada Al-Shabaab ee Soomaaliya inay ku soo biiraan, ayna adeecaan Hogaamiyaha Daacish Abuubakar Al-Baqdaadi.

Read More »

Jaamacadda Somalia oo bilawday in Macalimiin dibadda Joogta ay casharro si toos ah uga bixiyaan(Sawiro)

0 Visits: 713 | Sunday October 04, 2015 - 10:51:27
Jaamacadda Soomaaliya (UNISO) oo kamid ah hey'adaha waxbarashada sare ee ugu waaweyn dalka oo dhan ayaa waxa ay ku guuleysatay in macalimiin dalka ka maqan ay ardeydeeda casharro si toos ah u siiyaan.

Read More »

Dowladda oo ka digtay in la siyaasadeeyo wiilkii ay Ciidanka Amisom ku dileen Garoonka Stadium Muqdisho

0 Visits: 733 | Sunday October 04, 2015 - 10:47:35
Dowladda Somaliya, ayaa waxay ka digtay in la siyaasadeeyo dilka wiilkii yaraa ay Ciidanka Amisom ugu gaysteen Magaalada Muqdisho, isla-markaana ay Dowladdu u xil saartay guddi soo baara.

Read More »

Dowladda Somaliya oo sheegtay arimo Siyaasadeed ciidanka Amisom inay uga baxeen deegaano Sh.hoose ka tirsan

0 Visits: 670 | Sunday October 04, 2015 - 10:44:13
Ra'iisul Wasaaraha Somaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaake, ayaa sheegay ciidanka Amisom inay arimo Siyaasadeed oo ka taagan Gobolka Shabeellaha hoose ay uga soo baxeen deegaano ka tirsan Gobolka Shabeellaha hoose. Ciidanka Amisom waxa ay baneeyeen deegaano ka tirsan Gobolka Shabeellaha hoose oo…

Read More »

Qaramada Midoobay oo masiibo iyo arin aanan la aqbali karin ku tilmaamtay Duqeynta loo geystay Isbitaalka MSF

0 Visits: 731 | Sunday October 04, 2015 - 10:42:35
Qaramada Midoobay ayaa si kulul waxa ay uga hadashay Duqeyntii loo geystay Isbitaal Hay'ada MSF ay ku leedahay Magaalada Kunduz ee dalka Afghanistan halkaasi oo ay ku dhinteen 19-ruux.

Read More »

Farmaajo oo ka hadlay xariga Suxufiyiinta Tv-ga Universal

0 Visits: 736 | Sunday October 04, 2015 - 10:33:23
Ra'iisul Wasaarihii hore Somaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) ayaa ka hadlay Xariga Dowladda Somaliya ay kula kacday Wariye Cawil Daahir Salaad iyo Agaasimaha Tv-ga Universal ee Bariga Afrika C/laahi Xersi Kulmiye iyo sidoo kale xaruntii Tv-ga uu ku shaqeynaayay Magaalada Muqdisho oo ciidamada…

Read More »

Maman Sidikou oo la kulmay hogaamiyeyaasha Somalida Gobolka Minnesota (SAWIRRO)

0 Visits: 874 | Sunday October 04, 2015 - 10:22:47
Madaxa Ciidamada Amisom Ahna Wakiilka Ururka Midowga Afrika Ee Somaliya, Amb. Maman Sidikou oo maalmahanba booqasho ku joogay Gobolka Minnesota, ayaa waxa uu kula kulmay hogaamiyeyaasha Somalida Gobolkaasi.

Read More »

WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH AXAD 4-TA OKTOOBAR 2015-KA

0 Visits: 1017 | Sunday October 04, 2015 - 10:08:15
RA'IISUL WASAARAHA OO KA HADLAY DHISMAHA CIIDAMO QARAN OO HANTA AMMAANKA DALKA Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid ayaa sheegay in ay xoogga saarayaan Dhismaha Ciidamo Qaran oo awood u leh inay han-taan awooda Dalka, iyaga oo kaashanaya dowladaha taageera Sooma-aliy.

Read More »

Maamulka Tv-ga Universal oo ka hadlay Xariga Wariyeyaal Tv-ga ka tirsan Muqdisho loogu geystay

0 Visits: 673 | Saturday October 03, 2015 - 08:52:09
Maamulka Tv-ga Universal, ayaa ka hadlay xariga Magaalada Muqdisho loogu geystay labo Suxufi oo ka tirsan Tv-ga xaruntiisa Magaalada Muqdisho, iyadoo sidoo kale la xiray Xarunta Tv-ga uu ka howlgalaayay ee Magaalada Muqdisho.

Read More »

Ra'iisul Wasaaraha Somaliya oo tilmaam ka bixiyay nooca ay tahay dhibaatada haysata ciidamada Dowladda

0 Visits: 682 | Saturday October 03, 2015 - 08:44:30
Ra'iisul Wasaaraha Somaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaake oo ku sugan Magaalada New York ee dalka Mareykanka, ayaa tilmaam ka bixiyay nooca ay tahay dhibaatada haysata ciidamada Xooga dalka Somaliyed oo xilligan Dowladda ay ku bixinayso waqti badan si dib u dhis loogu sameeyo.

Read More »

WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH SABTI 3-DA OGTOOBAR 2015-KA

0 Visits: 1220 | Saturday October 03, 2015 - 08:39:28
MADAXWEYNAHA OO KA SOO LAABTEY SHIRKA GOLAHA GUUD EE QARAMADA MIDOOBAY Madaxweynaha Jamhuriyadda Feder aalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dorraad dib ugu soo laabtey magaalada Muqdisho, ka dib socdaal saddex maalmood ah oo uu ku te gey magaalada New York ee dalka Mare ykanka, halkaas…

Read More »

Agaasimaha Bariga Afrika ee Taleefishinka Universal iyo Wariye Cawil Daahir Salaad oo la Xiray

0 Visits: 869 | Saturday October 03, 2015 - 00:17:47
Agaasimihii taleefishinka Universal ee Bariga Afrika Cabdullahi Xirsi Kulmiye iyo saxafiga ruugcadaaga ah ee Cawil Daahir Salaad ayaa lagu xirey xarunta nabadsugida magaalada Muqdisho.

Read More »

NIGERIA: Shan Gabdhood oo Weerarro Qaraxyo ah ka Fuliyay Maiduguri oo ah Xarunta G/Borno

0 Visits: 767 | Saturday October 03, 2015 - 00:13:09
Ugu yaraan 14-qof oo ay ku jiraan koox Gabadho ah oo is-qarxiyay ayaa ku dhintay, 39-ruux oo kalena way Dhaawacmeen, kaddib Qaraxyo ka dhacay Magaalada Maiduguri ee dalka Nigeira, sida laga soo xigtay Saraakiisha Amaanka dalkaas.

Read More »

Taliye cusub oo loo Magacaabay ciidamada dalka Uganda ee ka Hawlgala G. Shabeellada Hoose

0 Visits: 861 | Saturday October 03, 2015 - 00:06:30
Taliyaha Ciidamada Lugta ee Uganda, Jen. Katumba Wamala ayaa u Magacaabay, Col. Omolo Peter Gatilano Taliyaha Ciidamada Uganda ee AMSIOM ee ka howlgala Gobolka Shabeellada Hoose.

Read More »