Wararka

In ka badan 100 ruux oo laga qabtay Degmada Xamar Jajab

0 Visits: 436 | Thursday July 06, 2017 - 20:28:25
Kadib markii xalay ciidamada ammaanka Somaliya ay sameeyeen hawlgal ammaanka lagu xaqiijinaayay oo ka dhacay Degmada Xamar Jajab, ayaa hawlgalkaasi waxaa lagu soo qabtay tiro dad ah.

Read More »

Ra'iisul Wasaare Xasan Cali Khayre oo dalka dib ugu soo laabtay

0 Visits: 467 | Thursday July 06, 2017 - 20:21:35
Ajendaha ugu weyn Shirka waxa uu ahaa in la maalgeliyo dhalinyarada ku nool qaaradda afirka si ay u noqdaan dhalinyaro wax soo saar leh, ujeedkuna yahay sidii looga hortagi lahaa kooxaha xagjirka ah in ay ka faaiideystaan dhalinyarada shaqo la'aantu hayso, Sidoo kale waxaa shirka warbixin ku aadan…

Read More »

Meydadka 13 nin oo Shabaab oo lagu soo bandhigay Kismaayo (SAWIRRO)

0 Visits: 414 | Thursday July 06, 2017 - 20:15:33
Saraakiisha Ciidamada Jubbaland, ayaa Arbacadii Magaalada Kismaayo ku soo bandhigay meydadka 13 nin oo ka tirsanaa maleeshiyada Ururka Al Shabaab, oo lagu dilay weerar ka dhacay duleedka Kismaayo, habeen hore.

Read More »

Saraakiil Kenyan ah oo lagu la'yahay weerar ka dhacay Kenya Xarrakada Al-Shabaab oo laga yaabo in ay kaxeysatay

0 Visits: 347 | Thursday July 06, 2017 - 19:52:11
Dowladda Kenya ayaa sheegtay weerar ka dhacay Gobolka Waqooyi Bari inay ku la'yihiin Saraakiil ka tirsan ciidamada Booliska, weerarkaasi oo ay fuliyeen dagaalyahano ka tirsan Ururka Al Shabaab.

Read More »

Sheekh Shariif Cabdi Nuur oo Sacuudiga ku geeriyooday

0 Visits: 449 | Thursday July 06, 2017 - 19:12:09
Allaha u naxariistee waxaa dalka Sacuudiga ku geeriyooday Sheekh Shariif Cabdi Nuur Shariif Xasan oo ka mid ahaa culimadda Somaliyed, kuwooda ugu qiimaha badan.

Read More »

Gaadiid AMISOM ay leeyihiin oo dad ku jiiray Ceelasha Biyaha

0 Visits: 393 | Thursday July 06, 2017 - 18:46:39
Wararka inaga soo gaaraya degaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka magaalada Muqdisho ayaa waxa ay sheegayaan kolonyo Ciidanka AMISOM ka tirsan in halkaasi ay ku jiireen Wiilal dhalinyaro ah.

Read More »

Madaxweyne Farmaajo " Sheekh Shariif Cabdinuur wuxuu ahaa caalim ku xeel dheer diinta Islaamka, kaalin mug lehna ka qaatay faafinteeda."

0 Visits: 401 | Thursday July 06, 2017 - 18:41:04
Muqdisho, Luulyo 06, 2017:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka tacsiyadeeyay geeridii ku timid Alle ha u naxariistee Al Callaamah Sheekh Shariif Cabdinuur Shariif Xasan.

Read More »

(AKHRISO) Wasaaradda Amniga oo amaro ku soo rogtay shirkadaha gaarka loo leeyahay

0 Visits: 440 | Thursday July 06, 2017 - 18:30:54
Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay awaamiir cusub oo ku aadan amniga, iyadoo fartay shirkadaha gaarka loo leeyahay in ay isa soo diiwaan geliyaan.

Read More »

WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHUM TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH KHAMIIS 6-DA LUULYO 2017-KA

0 Visits: 757 | Thursday July 06, 2017 - 18:23:47
BANAANBAX KA DHACAY MUQDISHO Taliska Militariga Soomaaliya ayaa muddo Saddex cisho ah waxa ay u qabteen dadka rayidka ah ee degan dhismayaasha ay leeyihiin ciidanka Xoogga dalka Somaliya ee ku yaalo Magaalada Muqdisho.

Read More »

Muqtaar Roobow oo shuruud ku xiray Dowladda

0 Visits: 385 | Wednesday July 05, 2017 - 13:11:55
Muqtaar Roobow Abuu Mansuur ayaa shuruud ku xiray wada hadal uu la galo Dowladda Federalka Somaliya iyo inuu isku soo dhiibo Dowladda, xilli ay socdeen dadaalo ku aadan sidii Roobow, dhanka Dowladda loo keeni lahaa, maadaama dhawaan Dowladda Mareykanka ay ka saartay liiska waxa loogu yeero argagixisada.

Read More »

Ra'iisul Wasaare Kheyre oo Addis Ababa kula kulmay Wasiirka A. Dibadda Sacuudiga (Sawirro)

0 Visits: 439 | Wednesday July 05, 2017 - 13:07:51
Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya kula kulmay Wasiirka Arrimaha Dibadda Boqortooyada Sacuudi Carabiya Caadil Al-Jubeir.

Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo maanta shir guddoominaya shirka Golaha Amniga Qaranka

0 Visits: 448 | Wednesday July 05, 2017 - 12:32:13
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta shir guddoominaya Shirka Golaha Amniga Qaranka oo ay xubno ka yihiin madaxda Maamul goboleedyada dalka, iyadoo shirkan uu yahay kii u horeeyay tan iyo markii Golahan la dhisay bishii April.

Read More »

WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHUTIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH ARBACO 5-TA LUULYO 2017-KA

0 Visits: 764 | Wednesday July 05, 2017 - 11:38:59
DIB U HABEYN LAGU SAMEYNAYO SHA QADAHA CIIDAMADA BOOLISKA Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Gen. C/xakiin Daahir Saciid ayaa sheegay in dib u habeyn lagu sameyn doono shaqada Ciidanka Booliska, taasi oo qeyb ka ah qorshaha hormarinta Ciidamada Booliska.

Read More »

WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH TALAADO 4-TA LUULYO 2017-KA

0 Visits: 773 | Wednesday July 05, 2017 - 11:04:51
BEYLE:" SAXAAFADA UGA WARBIXIYEY BARNAAMIJKII BILAHA AHAA EE W/MAALIY ADDA, :"LACAGAHA XAWAALADA HA IN LA JOOJIYO AYAY QARKA U SAARAN YIHIIN", Wasiirka Maaliyadda XFS Md. Cabd iraxman Ducaale Bayle ayaa saxaafada uga warbixiyey barnaamijkii bilaha ahaa ee W/Maaliyadda, kaas oo looga hadlo…

Read More »

Faahfaahin Sarkaal ka tirsan Al-Shabaab oo lagu dilay Shabeelaha hoose

0 Visits: 374 | Monday July 03, 2017 - 12:46:55
Sarkaal ka tirsanaa Al Shabaab ayaa lagu dilay duqeyn diyaaradeed oo ka dhacday duleedka Degmada Baraawe ee Gobolka Shabellaha hoose, sida masuuliyiin ay xaqiijiyeen.

Read More »

Xubin Shabaab ka tirsan oo Muqdisho lagu soo bandhigay (SAWIRRO)

0 Visits: 491 | Monday July 03, 2017 - 12:23:53
Nin ka tirsan maleeshiyada Ururka Al Shabaab, ayaa waxaa lagu soo bandhigay Magaalada Muqdisho, ka dib markii la sheegay in uu ka dambeeyay qarax bambaano oo gelinkii dambe ee Axadii ka dhacay Suuqa Bakaaraha, gaar ahaan qaybta khudaarta lagu iibiyo.

Read More »

Duqeyn Lala Beegsaday Sarkaal Ka Tirsan Xarakada Al-shabaab

0 Visits: 417 | Monday July 03, 2017 - 12:20:19
Wararka ka imaanaya tuulada Kuunyo Barrow ee Gobolka Shabeellada Hoose ayaa ku waramaya In Diyaarahada Dowladda Mareykanka ay xalay saqdii dhexe ay duqeyn ka geysteen tuuladaas.

Read More »

Dowladda oo gacanta ku dhigtay nin bam ku dilay dad shacab ah

0 Visits: 428 | Monday July 03, 2017 - 12:12:24
Dowladda Federalka Somaliya ayaa gacanta ku soo dhigtay nin shalay galab bam gacmeed ku tuuray goob ay ku badnaayeen dadka shacabka ah oo ku taallo Suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho.

Read More »

Qadar oo loo kordhiyay wakhtigii loo qabtay in ay ku aqbasho 13-ka shuruudood

0 Visits: 434 | Monday July 03, 2017 - 11:57:52
Sacuudi Carabiya iyo saddex dal oo kale oo Carab ah ayaa 48 saac ku kordhiyay wakhtigii kama dambaysta ahaa ee ay Qadar u qabteen si ay u aqbasho shuruudaha ay u gudbiyeen.

Read More »

Wiil Soomaaliyeed oo lagu dilay London

0 Visits: 496 | Monday July 03, 2017 - 11:44:01
Wararka ka imaanaya Magaalada London ee dalka Ingariiska ayaa waxa ay sheegayaan in KooxoGaangiistarro ah ay tooreey ku dileen Wiil Soomaaliyeed oo lagu magacaaboMahad Cali oo 18 jir ahaa

Read More »