Duqeyn Lala Beegsaday Sarkaal Ka Tirsan Xarakada Al-shabaab

0
Monday July 03, 2017 - 12:20:19 in Wararka by
  • Visits: 421
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Duqeyn Lala Beegsaday Sarkaal Ka Tirsan Xarakada Al-shabaab

    Wararka ka imaanaya tuulada Kuunyo Barrow ee Gobolka Shabeellada Hoose ayaa ku waramaya In Diyaarahada Dowladda Mareykanka ay xalay saqdii dhexe ay duqeyn ka geysteen tuuladaas.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka ka imaanaya tuulada Kuunyo Barrow ee Gobolka Shabeellada Hoose ayaa ku waramaya In Diyaarahada Dowladda Mareykanka ay xalay saqdii dhexe ay duqeyn ka geysteen tuuladaas.

Duqeynta ayaa la sheegay in lala beegsaday Gaari uu la socday Sarkaal ka Tirsan Xarakada Al-shabaab oo aan magaciisa la shaacinin.

Dadka deegaanka tuulada Kuunyo Barrow ee Gobolka Shabeellada Hoose ayaa xaqiijiyay in Diyaarada ay gaariga beegsatay islamarkaana aan la ogeyn qasaaraha rasmiga ah ee soo gaaray Saraalka ka Tirsan Xarakada Al-shabaab.

Ma jiro wax war ah oo kasoo baxay dhanka mreykanka iyo Al-shabaab oo loogu hadlaayo duqeynta ka dhacdaay tuulada Kuunyo Barrow ee Gobolka Shabeellada Hoose.

Dhowrkii maalin aynu soo dhaafnay diyaaradaha Mareykanka ayaa daqeynta la beegsanayay Saraakiisha Sar sare ee Xarakada Al-shabaab.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip