Wararka

Sawirro:-Shil Gaari Oo Ka Dhacay Bartamaha Magaalada Hargeysa

0 Visits: 367 | Monday July 10, 2017 - 22:18:48
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Hargeysa ee deegaanada Maamulka Soomaaliland ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi uu ka dhacay shil Gaari kaas oo sababay khasaaro dhaawac ah iyo Burbur Hantiyadeed.

Read More »

Jen Jaamac Maxamed Qaalib oo iska diiday xilkii uu u magacaabay madaxweyne Farmaajo

0 Visits: 435 | Monday July 10, 2017 - 22:10:55
Jeneraal Jaamac Maxamed Qaalib ayaa iska diiday xil uu dhawaan u magacabay madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, kaddib munaasabad ka dhacday magaalada Muqdisho.

Read More »

Shirka Golaha Wasiiradda Soomaliya oo Ka Dhacaya Meel Ka Baxsan Muqdisho

0 Visits: 391 | Monday July 10, 2017 - 22:03:41
Magaalada Kismaayo ee Caasimadda KMG ah ee Maamulka Jubba-land waxaa Khamiista soo socda ka dhici doono Shirka golaha wasiiradaa Xukuumadda Federaalka Soomaliya, iyadoo Shirkaas uu shir Gudoomin doono Raisulwasare Xasan Cali Kheyre.

Read More »

Dhageyso:-Weerar Dhimasho Iyo Dhaawac Dhaliyay Oo Ka Dhacay Deegaanka Gandarshe Ee G/Shabeellaha Hoose

0 Visits: 387 | Monday July 10, 2017 - 21:56:12
Maleeshiyad hubeysan ayaa deegaanka Gandershe ee Gobolka Shabeellaha hoose waxa ay ku dileen dad Xoolo Dhaqato ah kadib markii ay rasaas ku fureen Goob ay ku caweynayeen oo ku taalla meel duleedka ka ah deegaanka Gandershe.

Read More »

Wasiir Turkish ah oo loo diiday inuu galo dalka Austria

0 Visits: 377 | Monday July 10, 2017 - 21:51:41
Wasiirka Wasaaradda Dhaqaalaha Turkiga, Nihat Zeybekci, ayaa waxaa laga mamnuucay dalka Austria, ka dib safar uu qorsheynayay in uu dalkaasi kaga qaybgalo bannaanbax lagu doonayay in lagu xuso afgembigii fashilmay ee sanadkii hore ka dhacay dalkaasi Turkiga.

Read More »

Xaalad Kacsanaan ah oo Ka Jirta Degmada Jalalqsi ee Gobalka Hiiraan

0 Visits: 379 | Monday July 10, 2017 - 21:43:00
warar sheegaya in Degmada Jalalqsi ee Gobalka Hiiraan ay ka jirto xaalad kacsanaan ah iyadoo maalinimadii shaley aheyd Degmadaasi uu Gabalka ugu dhacay Jawi ka duwan midkii hore, uu deegaankaasi galay

Read More »

Mareykanka oo burburinta Nukliyeerka Waqooyiga Kuuriya u diyaariyay diyaarado iyo hub casri ah + VIDEO

0 Visits: 515 | Monday July 10, 2017 - 21:27:49
Dowladda Mareykanka ayaa diyaarineysa qorshe Milateri oo ka dhan ah Kuuriyada Waqooyi, iyadoo saacadaha soo socda dalalka Koonfurta Kuuriya, Japan iyo Shiinaha ay ku wajahan yihiin diyaarado casri ah oo xambaarsan Bambooyin kala duwan.

Read More »

Xildhibaanada Beesha Mudullood oo ka shiray xiisado ka jira deegaanada ay ka soo jeedaan

0 Visits: 505 | Monday July 10, 2017 - 21:15:29
Xildhibaanada Beesha Mudullood ee ku jira Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa shir ka yeeshay xiisado ka jira deegaanada ay ka soo jeedaan, iyagoo isla qaatay sidii xal loogu heli lahaa xiisadahaas.

Read More »

Qarjab:-"20 Xubnood oo Ka Tirsanaa Al-Shabaab ayaa Lagu Dilay Galgala",

0 Visits: 349 | Monday July 10, 2017 - 21:09:29
Wasiirka Wasaaradda amniga Puntland Cabdi Xirsi Cali Qarjab, oo warbaahinta kula hadlay Magaalada Garoowe ayaa ka hadlay howlgalada Ciidamada Amniga Maamulkaas ay ka wadaan Buuralayda Galgala ee Gobolka Bari.

Read More »

Mucaaradka Kenya oo Codsaday in Ciidamada Kenya Laga Saaro Soomaliya

0 Visits: 428 | Monday July 10, 2017 - 21:02:15
Hogaamiyayaasha Mucaaradka dalka Kenya ayaa dowlada dalkaasi ku eedeeyay in bandowgii lagu soo rogay jaziirada Lamu, hareeraha wabiga Tana iyo dagmada Gaarisa in aysan aheyn qorshe amniga lagu sugi karo iyagoo wasiirkii hore ee waxbarashada dowlada Kenya oo xilkan loo magaacabay kadib markii uu geeriyooday…

Read More »

Dab caawa ka kacay degmada Kaaraan

0 Visits: 378 | Monday July 10, 2017 - 20:48:59
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Dab caawa ka kacay guri ku yaalla xaafada Buula-maaxaay ee degmada kaaraan ee gobolka Banaadir, sida ay Warbahinta u sheegeen qaar ka tirsan dadka degaanka.

Read More »

Wasaaradda Arrimaha Dastuurka Soomaaliya oo kulan wadatashi ah ku qabatay Baydhabo

0 Visits: 363 | Monday July 10, 2017 - 20:17:23
Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulan wadatashi ah la yeelatay bulshada rayidka ee Koonfur Galbeed, kulankan ayaa ku saabsanaa in dadka ay ra'yigooda ka dhiibtaan qoraalka qabyada ah ee Qorshaha Guud ee hannaanka dib-u-eegista Dastuurkaoo ay Wasaaradda gacanta…

Read More »

War-murtiyeedka Golaha Amniga Qaranka 1.Golaha Amniga Qaranka ayaa kulan kuyeeshay magaalada Muqdisho

0 Visits: 379 | Monday July 10, 2017 - 19:53:41
intii u dhaxeysay 5ta ilaa 10ka bisha Luulyo, 2017.2.Kulanka waxaa shir-guddoominayay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka

Read More »

WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH ISNIIN 10-KA LUULYO 2017-KA

0 Visits: 589 | Monday July 10, 2017 - 19:34:39
MAXAAABISTA SOOMALIDA EE KU XIRAN DALKA HINDIYADA OO LASOO DEYNAYO Safiirka Somaliya ee Hindiya Ambassador Abyan Maxamed Saalax oo shir la xiriira horumarinta iyo kor u qaadista caddaalada dumarka Soomaaliyeed kaga qaybgaleysay magaalada Toronto ee dalka Canada ayaa ka warbixisay xaala dda ay ku suganyihiin…

Read More »

Soomaaliland Oo Ka Jawaabtay Hadalkii Madaxweyne Farmaajo,Ee Heshiiska Saldhiga

0 Visits: 322 | Monday July 10, 2017 - 05:30:22
Maamulka Somaliland ayaa ka jawaabay hadal uu madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ku sheegay in dawladiisu ku daba joogto sidii ay u heli lahayd xog dhamaystiran oo ku saabsan heshiiska saldhiga Berbera ee Imaaraadka Carabta oo uu sheegay inuu bilowgiisu ka horeeyey dawladiisa.

Read More »

IIRSO Ustaad Bashiir Cali Xuseen oo soo saaray

0 Visits: 437 | Sunday July 09, 2017 - 20:38:44
Hees Jiriirico Wadaninimmo leh

Read More »

Kadib Weeraro dadka kunool Lamu oo Barakac bilaabay

0 Visits: 353 | Sunday July 09, 2017 - 20:31:26
Dadka kunool degaanka Laamu ee dalka Kenya ayaa bilaabay in ay ka barakacaan Guryahooda ka dib markii ay kordheen Weerarada degaankaasi ay ku qaadayaan Al-Shabaab.

Read More »

Shil Khasaare geystay oo ka dhacay Mudug

0 Visits: 407 | Sunday July 09, 2017 - 20:28:50
Wararka naga soo gaaraya Duleedka Magaalada Hobyo ee gobolka Mudug ayaa waxa ay sheegayaan in degaan u dhow hobyo uu ka dhacay Shil Gaari oo Khasaare geystay.

Read More »

Madaxweynaha Jubbaland oo baaq u diray Xildhibaanada Golaha Shacabka

0 Visits: 348 | Sunday July 09, 2017 - 20:25:04
Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed islaam " Axmed Madoobe" ayaa Madaxda Dowladda ugu baaqay in aysan waqti dambe ku lumen khilaaf dhexdooda ah.

Read More »

Maxaabiista Somalida ah ee ku xidhan xabsiyada Hindiya oo la filayo in la sii daayo iyo Safiir Abyan oo ka Hadashay 57Shares

0 Visits: 457 | Sunday July 09, 2017 - 20:21:11
Safiirka dowladda Somalia ee Hindiya ambassador Abyan Maxamed Saalax oo shir muhiim ah u joogta dalka Kanada ayaa ka warbixisay xaalad-da ay ku sugan-yihiin Somali la sheegay in ay u burcad- badeed-yihiin oo ku xiran xabsiyada dalkaasi. "Tirada guud ee burcad-badeed-da ku xiran waxa ay gaaraysa…

Read More »