Shirka Golaha Wasiiradda Soomaliya oo Ka Dhacaya Meel Ka Baxsan Muqdisho

0
Monday July 10, 2017 - 22:03:41 in Wararka by
  • Visits: 394
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shirka Golaha Wasiiradda Soomaliya oo Ka Dhacaya Meel Ka Baxsan Muqdisho

    Magaalada Kismaayo ee Caasimadda KMG ah ee Maamulka Jubba-land waxaa Khamiista soo socda ka dhici doono Shirka golaha wasiiradaa Xukuumadda Federaalka Soomaliya, iyadoo Shirkaas uu shir Gudoomin doono Raisulwasare Xasan Cali Kheyre.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Magaalada Kismaayo ee Caasimadda KMG ah ee Maamulka Jubba-land waxaa Khamiista soo socda ka dhici doono Shirka golaha wasiiradaa Xukuumadda Federaalka Soomaliya, iyadoo Shirkaas uu shir Gudoomin doono Raisulwasare Xasan Cali Kheyre.

RaisulwasaarahaXukuumadda Soomaliya Xasan Cali Kheyre ayaa la sheegay in Golihiisa wasiiradda uu ku wargaliyay In ay isku diyaariyaan safar ay ku tagayaan Magaalada Kismaayo, si ay kaga qeyb galaan Shirka Golaha Wasiiradda Soomaliya ee Magaaladaas ka dhacaya.

Tani ayaa Noqonaysa in Markii Ugu horeysay Shirka Golaha wasiiradda Xukuumadda Soomaliya lagu qabto magaalo ka baxsan Muqdisho tan iyo markii ay Dowladda Soomaliya ay ka baxday KMG-ga sanadkii 2012-kii.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip