Kadib Weeraro dadka kunool Lamu oo Barakac bilaabay

0
Sunday July 09, 2017 - 20:31:26 in Wararka by
  • Visits: 355
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kadib Weeraro dadka kunool Lamu oo Barakac bilaabay

    Dadka kunool degaanka Laamu ee dalka Kenya ayaa bilaabay in ay ka barakacaan Guryahooda ka dib markii ay kordheen Weerarada degaankaasi ay ku qaadayaan Al-Shabaab.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dadka kunool degaanka Laamu ee dalka Kenya ayaa bilaabay in ay ka barakacaan Guryahooda ka dib markii ay kordheen Weerarada degaankaasi ay ku qaadayaan Al-Shabaab.

 

Tiro badan oo ka mid ah dadka degaanka ayaa shalay iyo xalay ka baxay Magaalada , waxaana ay sheegeen hadii ay Shabaab qabtaan in ay dilayaan.

Dadkaan ayaa ka naxsan Weeraro maalmihii lasoo dhaafay ka dhacayay Magaalada Lamu iyo sidoo kale degaanada hoos yimaada ee ku yaalla xadka Soomaaliya.

Sarkaal Sare oo ka tirsan Ciidamada Booliska ayaa wariyeyaasha u xaqiijiyay in dadka barakacay ka badan yihiin boqol qoys.

 

Arbacadii ayaa la dilay Afar Sargaal oo ka tirsan Ciidamada booliska degaanka Pandagou , waxaa sidoo kale Meydadka 9 qof oo la gowracay lasoo dhigay degaanka Jim Habeenkii Jimcaha.

Dowladda ayaa xalay sidoo kale shaacisay in degaankaasi lagu soo rogay Bandow si loo xaqiijiyo Ammaanka.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip