Madaxweynaha Jubbaland oo baaq u diray Xildhibaanada Golaha Shacabka

0
Sunday July 09, 2017 - 20:25:04 in Wararka by
  • Visits: 352
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Jubbaland oo baaq u diray Xildhibaanada Golaha Shacabka

    Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed islaam " Axmed Madoobe" ayaa Madaxda Dowladda ugu baaqay in aysan waqti dambe ku lumen khilaaf dhexdooda ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed islaam " Axmed Madoobe" ayaa Madaxda Dowladda ugu baaqay in aysan waqti dambe ku lumen khilaaf dhexdooda ah.

Axmed Madoobe ayaa sidoo kale sheegay in hada aan loo baahneyn in waqti badan lagu lumiyo tartan siyaasadeed oo madaxda dowladda dhexe dhexdeeda ah

Waxa uu sheegay in dadka Soomaaliya ay u baahan yihiin Xasilooni Siyaasadeed isla markaana loo baahan yahay in si wadajir ah loogu shaqeeyo hormarka Dalka.

Waxa uu sidoo kale sheegay in Madaxda Maamul goboleedyada Dalka ay diyaar u yihiin in ay si dhaw ula shaqeeyaan Madaxda Dowladda Dhexe.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip