Dhageyso:-Weerar Dhimasho Iyo Dhaawac Dhaliyay Oo Ka Dhacay Deegaanka Gandarshe Ee G/Shabeellaha Hoose

0
Monday July 10, 2017 - 21:56:12 in Wararka by
  • Visits: 391
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso:-Weerar Dhimasho Iyo Dhaawac Dhaliyay Oo Ka Dhacay Deegaanka Gandarshe Ee G/Shabeellaha Hoose

    Maleeshiyad hubeysan ayaa deegaanka Gandershe ee Gobolka Shabeellaha hoose waxa ay ku dileen dad Xoolo Dhaqato ah kadib markii ay rasaas ku fureen Goob ay ku caweynayeen oo ku taalla meel duleedka ka ah deegaanka Gandershe.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maleeshiyad hubeysan ayaa deegaanka Gandershe ee Gobolka Shabeellaha hoose waxa ay ku dileen dad Xoolo Dhaqato ah kadib markii ay rasaas ku fureen Goob ay ku caweynayeen oo ku taalla meel duleedka ka ah deegaanka Gandershe.

Dhacdadaan ayaa waxaa Radio Dalsan u xaqiijiyay C/raxmaan Sahal oo ka mid ah dadka deegaanka Gandershe,waxa uuna sheegay in Maleeshiyaadka ay dadkaas rasaas ku fureen xili ay hal Goob ku wada sugnaayeen.

Inta la xaqiijiyay waxaa geeriyooday Seddax ruux oo ka mid ahaa dadka la rasaaseeyay halka 5 kale ay dhaawacmeen,wxaan C/rxmaan uu arintaan ku sheegay in ay la xiriirto arimo ku saabsn aanooyin qabiil.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip