Wararka

Feysal: "Diyaaradii Muqdisho ka amar qaadata ee hawadeena soo marta waan soo rideynaa.."

0 Visits: 293 | Saturday December 30, 2017 - 20:04:05
Guddooomiyaha Xisbiga UCID ee Soomaaliland Faysal Cali Waraabe ayaa ku hanjabay inay soo ridayaan diyaaradii amarka Somaliland diida ee hawadooda marta.

Read More »

Ciidamada AMISOM oo Madaafiic Ku Laayay Boqol Neef oo Geel ah+Dhageyso

0 Visits: 306 | Saturday December 30, 2017 - 19:55:56
Qaar kamid ah shacabka ku nool deegaanka muuri ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa ku eedeyay ciidamdada Midowga Afrika AMISOM in ay laayeen boqol neef Geel ah oo ay lahaayeen.

Read More »

General Cabdiweli Gorod oo kahadlay falkii lagu galay guriga Cabdiqeybdiid

0 Visits: 464 | Saturday December 30, 2017 - 19:47:24
Taliyaha Ciidamada Xoogga Soomaaliya General Cabdi wali Gorod ayaa ka hadlay falkii lagu weeraray maanta guriga General Cabdi Qeybdiid. General Gorod oo gaaray guriga Cabdiqeybdiid ee ay ciidamadu galeen ayaa halkaa kula kulmay Senator Qeybdiid waxana ay ka wadahadleen dhibaatada soo gaartay guriga…

Read More »

SAWIRRO: Guddoomiye Taabid oo booqday Guriga Senator Qeybdiid

0 Visits: 290 | Saturday December 30, 2017 - 19:40:15
Gudoomiyaha gobolka Banaadir Taabid Cabdi Maxamed ayaa booqday Guriga Senator Xildhibaan Cabdi Xasan Cawaale " Qeybdiid" oo ay weerareen Ciidamo ka tirsan dowladda.

Read More »

Akhriso;War-Muriyeedka laga soo saaray Shirka Baarlamaanada ku yeesheen Baydhabo

0 Visits: 275 | Saturday December 30, 2017 - 19:36:12
Waxaa magaalada Baydhabo lagu soo gabo gabeeyay Shir ay lahaayeen Gudoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo Gudoonada Baarlamaanada Maamul goboleedyada dalka.

Read More »

DHAGEYSO: Sheekh Shariif oo ka hadlay Xaaladda Soomaaliya

0 Visits: 291 | Saturday December 30, 2017 - 19:33:28
Madaxweynihii Hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa ka hadlay Xaaladda uu hadda dalka ku sugan yahay. Sheekh Shariif oo kulan la qaatay Ardayda Soomaaliyeed ee ku sugan dalka Turkiga ayaa sheegay in xilliggaan Soomaaliya ay ka jiraan dhibaatooyin kala duwan. Waxaa uu sheegay in ay muhiim…

Read More »

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo Daah-furay Madasha AGA ee Horumarinta Afka Hooyo iyo Hal-abuurkiisa (Sawiro)

0 Visits: 315 | Saturday December 30, 2017 - 19:26:29
Munaasabad si qurux badan loo soo agaasimay looguna tala galay Daah-furka Madasha AGA ee Horumarinta Afka Hooyo iyo Hal-abuurkiisa, ayna ka soo qeyb galeen madax ka kala socotay Aqalka Sare ee Baarlammaanka, Golaha Wasiirada, Xildhibaano, masuuliyiinta Akadeemiye-Goboleedka AfSoomaaliga, naadiyada akhriska…

Read More »

Kooxo burcad ah oo Muqdisho ku soo batay

0 Visits: 333 | Saturday December 30, 2017 - 19:20:48
Magaalada Muqdisho, waxaa xilliyada habeenkii ah dhac ka gaysta kooxo burcad ah oo bartilmaameedsada dadka haysta taleefonada casriga ah ee Smart Phone.

Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo amray in baaritaan deg-deg ah lagu sameeyo falkii lagu galay guriga Senator Cabdi Qeybdiid

0 Visits: 296 | Saturday December 30, 2017 - 19:11:59
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa amar ku bixiyay in baaritaan deg-deg ah lagu sameeyo falkii ay ciidamo ka tirsan dowlada ku galeen kuna baareen guriga Senator Cabdi Qeybdiid.

Read More »

SAWIRRO: Wasiir Beyle oo saxiixay 2.7 $

0 Visits: 343 | Saturday December 30, 2017 - 19:05:16
Cabdiraxman Ducaale BeyleWasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka ayaa maanta ku dhawaaqay in uu Saxiixay heshiiska lacag gaaraysa Labo Milyan iyo Todobo Boqol oo Kun oo Dollar ($2.7m) oo loogu tala galay in wax looga qabto Abaaraha ka dhaca Soomaaliya.

Read More »

Wararkii ugu dambeeyay ciidamada galay guriga Senator Cabdi Qeybdiid

0 Visits: 348 | Saturday December 30, 2017 - 18:57:05
Wararka ugu dambeeyay ee ku saabsan ciidamo gudaha u galay baaritaano ka sameeyay mid ka mid ah guryaha uu Senator Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid ayaa sheegaya in ay ahaayeen ciidamo lagu soo tababaray dalka Imaaraadka Carabta oo saldhigyo ku leh magaalada Muqdisho.

Read More »

UNESCO oo sheegtay inay qoraal rasmi ah ka heshay Israa'iil oo ay uga baxeyso

0 Visits: 308 | Saturday December 30, 2017 - 18:45:32
Haya'adda u qaabilsan dhaqanka iyo waxbarashada Qaramadda Midoobay ee loosoo gaabiyo UNISCO ayaa sheegtay inay qoraal rasmi ah ka heshay Israa'iil Axadii, kaasi oo Israa'iil ay ku go'aansatay inay marto waddadii Mareykanka oo ay isaga baxdo xubinnimada hay'adda.

Read More »

Ciidamada ammaanka oo gudaha u galay guriga Senator Cabdi Qeybdiid

0 Visits: 327 | Saturday December 30, 2017 - 18:36:40
Ciidamada ammaanka ayaa Duhurnimadii Maanta gudaha u galay guriga uu ka degen yahay magaalada Muqdisho Senator Cabdi Qeybdiid oo ah Guddoomiyaha Guddiga Dastuurka labada aqal.

Read More »

Dibad baxyo ka dhan ah dowladda Iran oo kusii fidaya wadankaasi.

0 Visits: 330 | Saturday December 30, 2017 - 11:14:50
Dibadbaxyo ballaaran oo loogaga soo horjeedo dowladda Iiraan oo Khamiistii ka bilowday hal magaalo ayaa haatan ku fiday magaalooyinka waa weyn ee dalka.

Read More »

Amniga Gaalkacyo oo lagu wareejiyay Ciidamo

0 Visits: 351 | Saturday December 30, 2017 - 11:07:36
Ciidamada Booliska ah ee Xasilinta Amniga Mudug ayaa inta badan lagu wareejiyay Ammaanka Gaalkacyo.

Read More »

Ruushka Oo Lagu Eedeeyay Inuu Jabiyay Cuna-Qabatayntii La Saaray Kuuriyada Waqooyi?

0 Visits: 282 | Saturday December 30, 2017 - 11:02:05
Tallaabadan ayaa noqoneyno mid jabineysa cunaqabateynaha hay'adda Qaramada Midoobay ee saaran Kuuriyada Waqooyi Shidaalka ayaa la sheegay in Markab Ruush ah uu ku wareejiyay markab kale oo ay leedahay mid Kuuriyada Waqooyi.

Read More »

Turkiga Oo Saldhiggiisa Labaad Ee Ugu Wayn Ka Sameysanaya Waddan Ku Yaalla Afrika Iyo Carabta Oo Colaad Badan Muujineysa

0 Visits: 355 | Saturday December 30, 2017 - 10:53:35
Dowladda Turkiga ayaa ka furaneysa saldhiggeeda labaad ee ugu wayn Afrika waddanka Suudaan ee Wuqoyiga qaaradda Afrika. Dowladda Suudaan ayaa ku wareejisay dhiggeeda Turkiga Jaziiradda SAWAKIIN, halkaas oo ku wanaagsan dalxiiska iyo u tamashla tegidda.

Read More »

DHAGEYSO: Shirka Guddoonka Golayaasha Sharcidejinta oo Baydhabo lagu soo xiray

0 Visits: 345 | Saturday December 30, 2017 - 10:34:11
Shirka Guddoonka Golayaasha Sharcidajinta ee Dalka oo maalmihii la soo dhaafay ka socday Magaalada Baydhabo ayaa la soo gabagabeeyay.

Read More »

DHAGEYSO: Madaxweynihii hore Cabdiqaasim oo Farriin u diray Mucaaradka

0 Visits: 317 | Saturday December 30, 2017 - 10:30:12
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cabdiqaasim Salaad Xasan ayaa sheegay in ay muhiim tahay in laga wada shaqeeyo si wadajir horumarinta dalka

Read More »

Shir Ka Dhan ah Dowladda Soomaliya oo Ka Socda Isu tagga Imaaraadka Carabta

0 Visits: 351 | Saturday December 30, 2017 - 10:27:24
Magaaladda Dubai ee dalka isu tagga Imaaraadka Carabta waxaa ku shirsan qaar kamid ah mucaaradka Dowladda Somaliya, Xildhibaano iyo Madaxda qaar ka mid ah maamul goboleedyada dalka kuwaasi oo ka qeyb galaya shir ka dhan ah dowladda Soomaliya.

Read More »