Turkiga Oo Saldhiggiisa Labaad Ee Ugu Wayn Ka Sameysanaya Waddan Ku Yaalla Afrika Iyo Carabta Oo Colaad Badan Muujineysa

0
Saturday December 30, 2017 - 10:53:35 in Wararka by
  • Visits: 355
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Turkiga Oo Saldhiggiisa Labaad Ee Ugu Wayn Ka Sameysanaya Waddan Ku Yaalla Afrika Iyo Carabta Oo Colaad Badan Muujineysa

    Dowladda Turkiga ayaa ka furaneysa saldhiggeeda labaad ee ugu wayn Afrika waddanka Suudaan ee Wuqoyiga qaaradda Afrika. Dowladda Suudaan ayaa ku wareejisay dhiggeeda Turkiga Jaziiradda SAWAKIIN, halkaas oo ku wanaagsan dalxiiska iyo u tamashla tegid

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dowladda Turkiga ayaa ka furaneysa saldhiggeeda labaad ee ugu wayn Afrika waddanka Suudaan ee Wuqoyiga qaaradda Afrika. Dowladda Suudaan ayaa ku wareejisay dhiggeeda Turkiga Jaziiradda SAWAKIIN, halkaas oo ku wanaagsan dalxiiska iyo u tamashla tegidda.

12-heshiis oo ay wada galeen labada dowladood ayaa waxaa kamid ahaa in Jaziiraddaas lagu wareejiyo, si looga dhiso goobo lagu dalxiiso, xarummo Militeri, saldhiggeeda labaad ee ugu wayn qaaradda, madxafyo la dhigayo raadadkii dowladdii Cusmaaniyiinta, iyo waxyaabo kale.

Heshiiskan haddii uu dhaqan galo waxaa muuqaneysa in Turkiga uu wado qorshe isku balaarrin qaaradda ah, taas oo Carabta ay u arki doonaan colaad cusub.

Si kastaba ha ahaatee Turkiga ayaa horaan kaga sameystay saldhigga ugu wayn qaaradda gudaha dalka Soomaaliya, wuxuuna saldhiggan kamid ahaa qorshayaasha isku balaarrinta Turkiga ee qaaradda Afrika,



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip