SAWIRRO: Wasiir Beyle oo saxiixay 2.7 $

0
Saturday December 30, 2017 - 19:05:16 in Wararka by
  • Visits: 343
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    SAWIRRO: Wasiir Beyle oo saxiixay 2.7 $

    Cabdiraxman Ducaale BeyleWasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka ayaa maanta ku dhawaaqay in uu Saxiixay heshiiska lacag gaaraysa Labo Milyan iyo Todobo Boqol oo Kun oo Dollar ($2.7m) oo loogu tala galay in wax looga qabto Abaaraha ka dhaca Soomaal

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Cabdiraxman Ducaale BeyleWasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka ayaa maanta ku dhawaaqay in uu Saxiixay heshiiska lacag gaaraysa Labo Milyan iyo Todobo Boqol oo Kun oo Dollar ($2.7m) oo loogu tala galay in wax looga qabto Abaaraha ka dhaca Soomaaliya.

Hay’adda NRC oo kaashanaya Bangiga Aduunka ayaa lacagtaasi bixin doonta sidda ay sheegeen Mas’uuliyiinta Wasaaradda Maaliyadda.

Wasiirka Maaliyadda mudane Cabdirixmaan Ducaale Beyle waxaa uu faah faahin ka bixiyay meelaha muddan in wax looga qabto,wuxuuna si gaar ah u tilmamaay in Degaanada Maamul-goboleedyada dalka ka jira wax loogu qaban doono,maadaama ay ka jiraan baahiyo badan.

Madaxa hey,adda N.R.C Barnabaa Asarg ayaa uga mahadceliyay Wasaradda Maaliyadda Dowladda Soomaaliya, nidaamka wada shaqeyneed ee dhexmaray labada dhinac.

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip