DHAGEYSO: Madaxweynihii hore Cabdiqaasim oo Farriin u diray Mucaaradka

0
Saturday December 30, 2017 - 10:30:12 in Wararka by
  • Visits: 317
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DHAGEYSO: Madaxweynihii hore Cabdiqaasim oo Farriin u diray Mucaaradka

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cabdiqaasim Salaad Xasan ayaa sheegay in ay muhiim tahay in laga wada shaqeeyo si wadajir horumarinta dalka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cabdiqaasim Salaad Xasan ayaa sheegay in ay muhiim tahay in laga wada shaqeeyo si wadajir horumarinta dalka

Waxaa uu sheegay in dadka Mucaaradka ah looga baahan yahay in ay soo bandhiggaan qaladaadka dowladda oo kaliya, islamarkaana aan loo baaheyn Mucaarad wax duminaaya.

Cabdiqaasim ayaa sidoo kale tilmaamay in aa maanta loo baahneyn Mucaarad doonaya in ay dowladda riddaan.

Waxaa uu sidoo kale xusay in laga shaqeeyo Midnimada Soomaaliya in ay keeni karto sare u qaadida Horumarinta iyo meesha hadda la jooggo in laga hormaro.

Dowladda Soomaaliya ayuu ugu baaqay in ay soo dhaweyso dadkeeda, islamarkaana ay la tashato.

Audio Player
 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip