SAWIRRO: Guddoomiye Taabid oo booqday Guriga Senator Qeybdiid

0
Saturday December 30, 2017 - 19:40:15 in Wararka by
  • Visits: 291
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    SAWIRRO: Guddoomiye Taabid oo booqday Guriga Senator Qeybdiid

    Gudoomiyaha gobolka Banaadir Taabid Cabdi Maxamed ayaa booqday Guriga Senator Xildhibaan Cabdi Xasan Cawaale " Qeybdiid" oo ay weerareen Ciidamo ka tirsan dowladda.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiyaha gobolka Banaadir Taabid Cabdi Maxamed ayaa booqday Guriga Senator Xildhibaan Cabdi Xasan Cawaale " Qeybdiid" oo ay weerareen Ciidamo ka tirsan dowladda.

Gudoomiye Taabid ayaa sheegay in uu ahaa wax laga xumaado falka lagu weeraray Guriga Xildhibaanka.

Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa maanta Weerar ku qaaday Guriga Guddoomiyaha Guddiga dastuurka ee labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya Xildhibaan Cabdi Xasan Cawaale” Qeybdiid”

Waxaa uu sheegay in ciidamo ka tirsan dowladda ay kusoo qaadeen Weerar Abaabulan.

Waxa uu sheegay in mid Kamid ah ilaaladiisa la Jirdilay, Qolalka Gurigiisa la Jajabiyay, Baaris badan laga sameeyay Hoygiisa iyadoon aan wax fasax ah looga heysan.

Xildhibaanka ayaa sheegay in Gaari dagaal Gurigiisa lagu hor jaray ka dibna, Qoryo lagu qabtay Ilaaladii Gurigiisa.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip