Ciidamada AMISOM oo Madaafiic Ku Laayay Boqol Neef oo Geel ah+Dhageyso

0
Saturday December 30, 2017 - 19:55:56 in Wararka by
  • Visits: 305
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamada AMISOM oo Madaafiic Ku Laayay Boqol Neef oo Geel ah+Dhageyso

    Qaar kamid ah shacabka ku nool deegaanka muuri ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa ku eedeyay ciidamdada Midowga Afrika AMISOM in ay laayeen boqol neef Geel ah oo ay lahaayeen.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qaar kamid ah shacabka ku nool deegaanka muuri ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa ku eedeyay ciidamdada Midowga Afrika AMISOM in ay laayeen boqol neef Geel ah oo ay lahaayeen.

Dadkaan oo u waramayay  idaacadda simba ee  ayaa sheegay in maadaafiicdii ugu dambeysay ay ciidamaddaAMISOM rideen ay laayeen xoolo badan oo ay laahaayeen dad shacab ahaa.

Sidoo kale waxa ay sheegeen in sidaan oo kale ciidamadda Midowga Afrika AMISOM ay madaafiic ugu laayeen xoolo ay lahaayeen, islamarkaana aysan bixinin wax lacago ah oo u dhigma xoolahaduqeynta lagu laayay.

Audio Player
 
 
xigasho:simbanews.net

 
 
 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip