Dibad baxyo ka dhan ah dowladda Iran oo kusii fidaya wadankaasi.

0
Saturday December 30, 2017 - 11:14:50 in Wararka by
  • Visits: 330
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dibad baxyo ka dhan ah dowladda Iran oo kusii fidaya wadankaasi.

    Dibadbaxyo ballaaran oo loogaga soo horjeedo dowladda Iiraan oo Khamiistii ka bilowday hal magaalo ayaa haatan ku fiday magaalooyinka waa weyn ee dalka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dibadbaxyo ballaaran oo loogaga soo horjeedo dowladda Iiraan oo Khamiistii ka bilowday hal magaalo ayaa haatan ku fiday magaalooyinka waa weyn ee dalka.

Tiro badan ayaa lagu soo warramayaa inay isugu soo baxday magaalada Rasht ee waqooyiga ku taal, iyo Kermanshah oo galbeedka dhacda, halka dibadbaxayaal aan sidaa u badneyn ay isugu soo baxeen magaalooyinka Isfahan, Hamadan iyo kuwa kale.

Dibadbaxyada ayaa waxaa kiciyay sicir bararka hasayeeshee markii dambe waxa ay isku badaleen caro guud oo laga muujiyay maamulka wadaadada gacanta ugu jira iyo siyaasadaha dowladda.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip