DHAGEYSO: Sheekh Shariif oo ka hadlay Xaaladda Soomaaliya

0
Saturday December 30, 2017 - 19:33:28 in Wararka by
  • Visits: 291
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DHAGEYSO: Sheekh Shariif oo ka hadlay Xaaladda Soomaaliya

    Madaxweynihii Hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa ka hadlay Xaaladda uu hadda dalka ku sugan yahay. Sheekh Shariif oo kulan la qaatay Ardayda Soomaaliyeed ee ku sugan dalka Turkiga ayaa sheegay in xilliggaan Soomaaliya ay ka jiraan d

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynihii Hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa ka hadlay Xaaladda uu hadda dalka ku sugan yahay. Sheekh Shariif oo kulan la qaatay Ardayda Soomaaliyeed ee ku sugan dalka Turkiga ayaa sheegay in xilliggaan Soomaaliya ay ka jiraan dhibaatooyin kala duwan. Waxaa uu sheegay in ay muhiim tahay in dadka Soomaaliyeed ay ogaadaan in sababta ay Soomaaliya ay u gaari la'day Horumar.

Shariif Sheekh Axmed ayaa xusay in dhammaan dadka Soomaaliyeed laga doonaayo in ay horumariyaan dalkooda, islamarkaana ay taageeraan dowladda.

Waxaa uu tilmaamay in isku duubnida iyo wadatashiga ay tahay Tilaabada ugu wanaagsan ee ay Soomaaliya ay ku hormarikarto.

Audio Player
 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip