Ruushka Oo Lagu Eedeeyay Inuu Jabiyay Cuna-Qabatayntii La Saaray Kuuriyada Waqooyi?

0
Saturday December 30, 2017 - 11:02:05 in Wararka by
  • Visits: 282
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ruushka Oo Lagu Eedeeyay Inuu Jabiyay Cuna-Qabatayntii La Saaray Kuuriyada Waqooyi?

    Tallaabadan ayaa noqoneyno mid jabineysa cunaqabateynaha hay'adda Qaramada Midoobay ee saaran Kuuriyada Waqooyi Shidaalka ayaa la sheegay in Markab Ruush ah uu ku wareejiyay markab kale oo ay leedahay mid Kuuriyada Waqooyi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tallaabadan ayaa noqoneyno mid jabineysa cunaqabateynaha hay'adda Qaramada Midoobay ee saaran Kuuriyada Waqooyi Shidaalka ayaa la sheegay in Markab Ruush ah uu ku wareejiyay markab kale oo ay leedahay mid Kuuriyada Waqooyi.

Shidaalka ayaa la sheegay in Markab Ruush ah uu ku wareejiyay markab kale oo ay leedahay mid Kuuriyada Waqooyi.

Illo wareedyadan ayaa sidoo kale sheegay in sirdoonka ciidamadda badda iyo sawiro lagu qaaday dayax gacameedka ay muujiyeen maraakiib ka howlgaleysay dekaddaha Ruushka ee badda Pacifi-ga.
Mid ka mid ah illo wareedayadan ayaaa sheegay in aan loo heyn cadeyn in xukuumada Ruushka ay ku luglahayd arrintaan.
Milkiilaha midka mid ah maraakiibta ayaa lagu eedeeyay inuu shidaal geeeyay Kuuriyada Waqooyi, balse waa uu beeniyay eedeymahaasi.
Ruushka oo lagu eedeeyay inuu jabiyay cuna-qabatayntii la saaray Kuuriyada Waqooyi?

Marsii horeysay, ayaa waxaa soo baxay in Kuuriyada Kuunfureed ay qabatay Markab ka diiwaan gashan Shiinaha, kaasi oo looga shakiyay in sidaan oo kale uu shidaal u geeyay Kuuriyada Waqooyi.
Xigasho BBC


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip