Wararka

Trump oo ku goodiyay in uu jari doono deeqda Falastiiniyiinta

0 Visits: 303 | Wednesday January 03, 2018 - 20:47:32
Waxaa laga yaabaa in dawladda Maraykanku ay joojiso lacagta deeqda ah ee ay siiso Falastiiniyiinta "oo aan rabin in nabadda laga wada hadlo", ayuu yiri Trump.

Read More »

Wasiir Henry Kalaba oo isku casilay Facebook

0 Visits: 316 | Wednesday January 03, 2018 - 20:40:06
Wasiirka arrimaha dibedda dalka Zambia Henry Kalaba ayaa iska casilay xukuumadda dalkaas, isaga oo qoraal dheer oo uu Facebook soo dhigay ku eedeeyay dowladda uu ka tirsanyahay musuqmaasuq, hunguri weynin, iyo maamul xumo.

Read More »

SAWIRRO: Masuuliyiin iyo shacab badan oo ka qayb galay aaska Cali Shuute

0 Visits: 361 | Wednesday January 03, 2018 - 20:38:22
Waxaa qabuuraha Isbitaalka Madiina ee Magaalada Muqdisho lagu aasay Cali Nuur Shuute oo ah aabaha dhalay Xasan Cali Nuur Shuute Gudoomiyaha Maxkamadda Darajada Koowaad ee ciidamada Qalabka sida ee Somaliya oo xalay Muqdisho lagu dilay.

Read More »

Muuse Biixi oo magacaabay xilal cusub

0 Visits: 265 | Wednesday January 03, 2018 - 20:16:23
Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, waxa uu maanta wareegto madaxweyne oo summadiisu tahay JSL/XM/WM/222­15/012018 ku magacaabay, masuuliyiintan.

Read More »

Ra'iisul Wasaare Khayre "Dawladda waxaa ka go'an sidii ay u xoojin laheyd tayada iyo tababarka Ciidamada Soomaaliyeed"

0 Visits: 327 | Wednesday January 03, 2018 - 19:45:20
Ra'iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali khayre ayaa ka qayb galay munaasabad loo sameeyay dufcad ka mid ah ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo dhameystay tababar.

Read More »

Maxkamadda Racfaanka oo Amar cusub kusoo rogtay C/raxmaan C/Shakuur

0 Visits: 323 | Wednesday January 03, 2018 - 19:40:15
Maxkamadda Racfaanka , ayaa burisay go'aankii Maxkamadda Gobolka Banaadir ay ka gaartay dacwaddii loo haystay siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo ahayd inaan wax racfaan ah laga qaadan karin go'aankii maxkamaddaasi, sida uu Idaacada Risaala u xaqiijiyay Gudoomiyaha Maxkamadda Racfaanka.

Read More »

Kalfadhigii labaad ee golaha aqalka sare oo lasoo xiray

0 Visits: 293 | Wednesday January 03, 2018 - 19:38:12
Xildhibaanada aqalka sare ee baarlamaanka Federaalka ayaa maanta dhageystay warbixin la xiriirta dhul boobka Kenya ka waddo dhanka degmada Beledxaawo ee gobolka Gedo.

Read More »

Wasiir Jamaal oo Socdaal ku maraya Degaano ka tirsan Sool iyo Sanaag

0 Visits: 288 | Wednesday January 03, 2018 - 19:31:25
Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka qorsheynta iyo xiriirka caalamiga ah ee xukuumadda Soomaaliya Mudane Jamaal Xasan ayaa maalmahan socdaal ku maraya degaano ka tirsan Sool iyo Sanaag. Wasiirka oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in ay u kuur galayaan xaalada ay ku nool dadka ku sugan eegaano iyo Tuulooyin…

Read More »

Ra'iisul Wasaaraha oo ka qayb galay munaasabad lagu soo bandhigayay Wax-qabadka Wasaaradda Maaliyadda

0 Visits: 279 | Wednesday January 03, 2018 - 19:20:22
Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta soo bandhigtay wax-qabadkeedii sanadlaha ahaa, Wasiirka Wasaaradda Maaliyada ayaa ka warbixiyay waxyaabihii u qabsoomay intii ay xukuumaddu jirtay, isagoo sheegay in miisaaniyadda dawladda ay samaysay koror fiican oo lagu ammaani karo,…

Read More »

Qabashada Araajida doorashada Kursigii Sanbaloolshe oo Jowhar ka bilaabatay

0 Visits: 298 | Wednesday January 03, 2018 - 19:15:23
Guddiga doorashada heer qaran ayaa maanta Jowhar ugaga dhowaaqay in la bilaabayo qabashada araajida musharaxiinta u tartamaysa doorashada kursi ka mid kuraasta Golaha Shacabka, kaasoo uu horay u waayay C/llaahi Sanbaloolshe, kaddib markii uu noqday Taliyihii NISA.

Read More »

Kalfadhiga 2aad ee Golaha Aqalka Sare oo maanta la soo xirayo

0 Visits: 283 | Wednesday January 03, 2018 - 12:17:48
Waxaa lagu wadaa in maanta la soo xiro Kalfadhiga 2aad ee Aqalka Sare oo socday lixdii bilood ee la soo dhaafay.Senatorada ka tirsan Golaha Aqalka Sare ee dalka ayaa la sheegayaa in ay fasax geli doonaan,iyadoo inta badan senatorada ay booqan doonaan inta ay fasaxa ku jiraan dowlad goboleedyada laga…

Read More »

Kuuriyada Waqooyi oo wada-hadallo qadka kula yeelaneysa Kuuriyada Koofureed

0 Visits: 312 | Wednesday January 03, 2018 - 12:14:10
Kuuriyada Waqooyi ayaa sheegtay in wada-hadallo dhanka qadka ah ay dib ula bilaabi doonto Kuuriyada Koofureed, si loogu gogol-xaaro wada-hadallada ku saabsan in Kuuriyada Waqooyi ay ka qayb gasho cayaaraha xilliga qaboobaha ee Olympics-ka.

Read More »

Siyaasiga C/Raxmaan Cabdi Shakuur oo maanta laga sugayo Maxkamada Racfaanka G/Banaadir

0 Visits: 301 | Wednesday January 03, 2018 - 12:10:36
Maanta oo Arbaco ah kuna beegan 3/1/2017 ayaa waxaa Maxakamada Racfaanka Gobolka Banaadir laga sugayaa Siyaasiga C/raxmaan Cabdi Shakuur Warsame kadib markii dib loo dhigay todobaadkii hore.

Read More »

AKHRISO: Q/3-aad dhacdooyinkii ugu waa weynaa Soomaaliya 2017

0 Visits: 803 | Wednesday January 03, 2018 - 11:57:56
Akhristiyaasheena sharafta leh ee ku xiran Page-kaRadiorisaala.comamaRisaala.net,waxaan halkan idin kugu soo gudbineynaa dhacdooyinkii ugu waa weynee ee Soomaaliya sanadkii tagay 2017. maanta waa weybta 1-aad Saddexda bil ee kala ah July, August, iyo September.JULY

Read More »

Shabaab oo sheegtay in ay ka dambeeyeen dilkii Cali Nuur Shuute

0 Visits: 317 | Wednesday January 03, 2018 - 11:55:16
Xoogaga Shabaab ayaa sheegtay masuuliyadda dilkii loo gaystay Cali Nuur Shuure oo ah Aabaha dhalay Xasan Cali Nuur Shuute oo ah Gudoomiyaha Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Somaliya.

Read More »

Faahfaahin dheeraad ah oo ka soo baxaysa weerar lagu diley ciidamo Kenyan ah

0 Visits: 355 | Wednesday January 03, 2018 - 11:43:46
Waxaa soo baxaya faahfaahino dheeraad ah oo ku saabsan weerar xalay fiidkii lagu qaaday ciidamo Kenyan ah oo roondo ku jirey gudaha deeganka Ceel-Waaq oo ka tirsan maamulka Waqooyi Bari Kenya.

Read More »

Xoogaga Shabaab oo toogtay Shan ruux oo jaajuusiin ku eedeeyeen

0 Visits: 291 | Wednesday January 03, 2018 - 11:36:11
Urrurka Al Shabaab ayaa fagaare ku yaallo deegaanka Kuntuwaarey ee Gobolka Shabellaha hoose waxa ay ku toogteen Shan ruux oo ay ku eedeeyeen inay ahaayeen jawaasiis sida Shabaabka ay sheegeen.

Read More »

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Thaabit oo la kulmay culumada magaalada Muqdisho

0 Visits: 320 | Wednesday January 03, 2018 - 11:14:10
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Thaabit Cabdi Maxamed, ayaa xalay wuxuu kulan la qaatay Culimada ku nool Magaalada Muqdisho. Thaabit Cabdi Maxamed, ayaa Culimadda kala hadlay sidii door muuqda ay uga qaadan lahaayeen arrimaha ku aadan xal u helida xaaladda Gobolka Banaadir.

Read More »

WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH ARBACO 3-DA JANNAAYO 2018-KA

0 Visits: 475 | Wednesday January 03, 2018 - 11:02:45
M/AFRIKA OO SANNADKAN XOOJINAYA TAAGEERADA SOOMAALIYA Ururka Madowga Afrika ayaa soo saaray warbixin Sanadeed ku aaddan wax qabadkoodii Sanadkii tagay iyo qorshaha Ururka ee Sannadkani 2018-ka Guddoomiyaha Ururk M/Afri ka Moussa Faki Mahamat ayaa ugu horreyn tibaaxay in ay hormaro la ta aban karo ka…

Read More »

Midowga Afrika Oo Sanadkan Xoojinaya Taageerada Soomaaliya

0 Visits: 374 | Tuesday January 02, 2018 - 22:19:03
Ururka Madowga Afrika ayaa soo saaray warbixin Sanadeed ku aadan wax qabadkoodii Sanad-kii tagay iyo qorshaha Ururka ee Sanadkani 2018-ka

Read More »