Sidoo kale Aqalka Sare muddadii uu jiray kalfadhiga 2-aad waxa ay ka qayb qaateen xal u helidda khilaafaad ka jiray maamul Goboleedyada dalka.

Kulankii ugu dambeeyey ee ay yeeshaan Senatorada Aqalka Sare ayaa waxaa lagu ansixiyay Miisaaniyada sanadka cusub ee 2018.