SAWIRRO: Masuuliyiin iyo shacab badan oo ka qayb galay aaska Cali Shuute

0
Wednesday January 03, 2018 - 20:38:22 in Wararka by
  • Visits: 366
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    SAWIRRO: Masuuliyiin iyo shacab badan oo ka qayb galay aaska Cali Shuute

    Waxaa qabuuraha Isbitaalka Madiina ee Magaalada Muqdisho lagu aasay Cali Nuur Shuute oo ah aabaha dhalay Xasan Cali Nuur Shuute Gudoomiyaha Maxkamadda Darajada Koowaad ee ciidamada Qalabka sida ee Somaliya oo xalay Muqdisho lagu dilay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa qabuuraha Isbitaalka Madiina ee Magaalada Muqdisho lagu aasay Cali Nuur Shuute oo ah aabaha dhalay Xasan Cali Nuur Shuute Gudoomiyaha Maxkamadda Darajada Koowaad ee ciidamada Qalabka sida ee Somaliya oo xalay Muqdisho lagu dilay.

Masuuliyiin ka tirsan dowladda, Saraakiisha ciidamada iyo shacab aad u fara badan ayaa ka qayb galay aaska Marxuum Cali Xasan Nuur Shuute.

Masuuliyiintii ka hadlay madasha aaska ayaa dhamaantood ka tacsiyadeeyay dilka loo gaystay Cali Nuur Shuute oo xalay gurigiisa lagu dhex dilay.

Laamaha ammaanka dowladda ayaa waxa ay ka dalbadeen in la baaro dilka loo gaystay Cali Nuur Shuute oo ahaa Oday Somaliyed, kuna noolaa Degmada Dharkiinley.

Al Shabaab ayaa sheegatay masuuliyadda dilka loo gaystay Cali Nuur Shuute.

Cali Nuur Shuute ayaa wuxuu dhalay Xasan Cali Nuur Shuute oo ah Gudoomiyaha Maxkamadda Darajada Koowaad ee ciidamada Qalabka sida, kaasi oo xukuno kala duwan ku rida xubnaha Shabaabka lagu eedeeyo iyo ciidamada.



 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip