Siyaasiga C/Raxmaan Cabdi Shakuur oo maanta laga sugayo Maxkamada Racfaanka G/Banaadir

0
Wednesday January 03, 2018 - 12:10:36 in Wararka by
  • Visits: 305
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Siyaasiga C/Raxmaan Cabdi Shakuur oo maanta laga sugayo Maxkamada Racfaanka G/Banaadir

    Maanta oo Arbaco ah kuna beegan 3/1/2017 ayaa waxaa Maxakamada Racfaanka Gobolka Banaadir laga sugayaa Siyaasiga C/raxmaan Cabdi Shakuur Warsame kadib markii dib loo dhigay todobaadkii hore.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maanta oo Arbaco ah kuna beegan 3/1/2017 ayaa waxaa Maxakamada Racfaanka Gobolka Banaadir laga sugayaa Siyaasiga C/raxmaan Cabdi Shakuur Warsame kadib markii dib loo dhigay todobaadkii hore.

Maxakamada Racfaanka ayaa todobaad ka hor dalbatay in uu horyimaado C/raxmaan Cabdi Shakuur kadib markii ay dacwad markale ku soo oogtay Xeer ilaalinta Qaranka.

Shalay ayaa War uu soo saaray Siyaasiga waxa uu ku sheegay in waqtigaan aysan jirin cid dambi u heysata isla markaana uu Ansax yahay xukunkii ay riday Maxkamada Gobolka Banaadir.

Waxa uu sheegay in arintaani ay wado xeer ilaalinta Wadanka iyada oo garab ka heleysa Madaxda ugu sareysa dalka.

Si kastaba Maanta ayaa laga dhursugayaa wixii ka soo baxa Maxkamada Racfaanka Gobolka Banaadir hadii uu tago Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur Warsame




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip