Wararka

Dowladda Finland oo qaadaysa talaabo ay wax uga badalayso Soomaalida dalkaasi iska dhiibya.

0 Visits: 598 | Wednesday October 28, 2015 - 14:23:12
Waaxda Socdaalka Dowlada Finland ayaa soo saartay warbixin ay kaga hadleyso xaaladaha ammaanka ee dalka Soomaaliya, waxayna warbixinteeda ku cadaysay in ammaanka dalka Soomaaliya uu ka wanaagsan yahay sidii hore. finnish_government-690x350

Read More »

BAAQ ODAYAAL DHAQAMEED: "Saddexdii sano ee la soo dhaafay waxaan indhaha ku heynay siyaasadda Madaxweyne Xasan"

0 Visits: 600 | Wednesday October 28, 2015 - 14:17:58
Kulan ay maanta Muqdisho ku yeesheen odoyaasha dhaqanka, waxgaradka, aqoonyahanada, dhalinyarada iyo haweenka beelweybta Cumar Galmaax ayaa waxa ay si cad u qaadaceen magacaabista guddoomiyaha cusub ee gobolka Banaadir, laguna badalay guddoomiyaha sharciga ah ee gobolka ahna duqa Muqdisho Mudane Xasan…

Read More »

Shirkad Soomaaliyeed oo ka mid noqotay kuwa ugu Tayada Wanaagsan Caalamka (VIDEO)

0 Visits: 719 | Wednesday October 28, 2015 - 11:22:05
Shirkad Soomaaliyeed oo ka ganacsatada hilibka iyo cunnooyinka kale oo xarunteedu tahay dalka Imaaraadka Carabta ayaa loo aqoonsaday in ay ka mid tahay shirkadaha ugu tayada-wanaagsan dunida oo dhan, kaddib markii laga soo xushay shirkado badan oo ka qayb-galay bandhiga carwooyinka caalamiga ah oo dhawaan…

Read More »

Wiil uu dhalay Muammar Gaddafi oo sheegay in si xun lagula dhaqmay xabsi ku yaala Magaalada Tripoli

0 Visits: 611 | Wednesday October 28, 2015 - 10:50:38
Saadi Gaddafi oo ah wiilka saddexaad ee uu dhalay Madaxweynihii hore ee dalka Libya, Colonel Muammar Gaddafi, ayaa waxa uu soo duubay muuqaal video ah, oo uu kaga cabanayo ilaalada xabsiga Al-Hadba ee magaalada Tripoli.

Read More »

Toddobo nin oo Soomaali ah oo loo haysto maqalasnimo oo la soo taagey Maxkamad ku taala dalka Masar

0 Visits: 691 | Wednesday October 28, 2015 - 10:32:32
Waxaa Talaadadii Maxkamad ku taala Magaalada Qaahira Ee Xarunta Wadanka Masar la horkeenay sagaal nin, oo toddobo ka mid ah ay Soomaali tahay, kuwaa oo loo haysto inay yihiin dadka muhaajiriinta ka tahriibiya xeebaha dalkaasi.

Read More »

Feysal Cali Waraabe oo ka digay bur bur ku yimaado Xisbiga talada haya ee Kulmiye

0 Visits: 693 | Wednesday October 28, 2015 - 10:28:49
Guddoomiyaha Xisbiga mucaaradka ee UCID Eng. Feysal Cali Waraabe ayaa ka digay bur bur ku yimaada Xisbiga Kulmiye ee haya talada Maamulka Somaliland, iyadoo uu sii xoogeysanayo khilaafka u dhaxeeya xisbigaas ee ku aadan loolanka dhinaca hogaanka.

Read More »

Diyaaradaha isbahaysiga oo duqeeyay isbitaal MSF ku lee dahay dalka Yemen (SAWIRRO)

0 Visits: 726 | Wednesday October 28, 2015 - 10:26:10
Duqeynta oo sida la sheegay dhawr goor soo noq noqotay, ayaa waxaa lala beegsaday isbitaalka MSF ku lee dahay Degmada Hayden Ee Gobolka Saada, waxayna ku soo beegmaysaa, xilli horaantii bishan ay diyaaradaha dagaalka Mareykanka, ay garaaceen isbitaal kale oo MSF ku lee dahay Magaalada Kunduz Ee Wadaka…

Read More »

DEG DEG: Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland oo goor dhow is casilay

0 Visits: 748 | Wednesday October 28, 2015 - 09:41:44
Guddoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Puntland Saciid Xasan Shire ayaa goor dhow kaga dhawaaqay magaalada Garowe inuu iska casilay xilkii uu hayay. Is casilaada Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland ayaa ka dambeysay kadib markii illaa 40 Xildhibaan oo ka tirsan Baarlamaanka Puntlan ay mooshin ka gudbiyeen

Read More »

WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH ARBACO –28KA OKTOOBER

0 Visits: 1017 | Wednesday October 28, 2015 - 08:15:11
MADAXWEYNAHA SOOMAALIYA OO LA KULMAY BOQORKA DALKA SA'UDI ARABIA Madaxweynaha jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maamuud ayaa shalay soo dhaweyn heerkeedu sarreeyo loogu sameeyay qasriga looga arrimiyo boqortooyada Saudi Arabia oo ay booqasho rasmi ah ku joogaan isaga iyo wafdi uu hogaaminayao.

Read More »

Mid ka mid ah hoggaamiyeyaasha diinta ee Soomaaliya oo Muqdisho lagu xusay + Sawirro

0 Visits: 834 | Tuesday October 27, 2015 - 18:17:41
Magaalada Muqdisho waxaa lag qatimay kulan diimeed lagu xusayay mid ka mid ah hoggaamiyeyaasha diinta ee dalka Soomaaliya, iyadoona kulan weynahaasi ay ka soo qeyb galeen culumaa'udiin, mashaa'iqda dariiqooyinka kala duwan ee Qaadiriyada iyo kumanaan dadweyne ah.

Read More »

Kulan howleed ku aadan dib u eegista Dastuurka oo maanta lagu qabtay Muqdisho

0 Visits: 638 | Tuesday October 27, 2015 - 18:07:15
Kulan howleed ku aadanaa dib u eegista Dastuurka, kaasoo ay soo agaasintay Wasaaradda Dastuurka ayaa maanta lagu qabtay xarunta Villa Hargeysa, waxaana kulankan goob joog ka ahaa Guddoomiyaha Baarlamaanka ahna kusimaha madaxweynaha Mudane Maxamed Sh. Cismaan "Jawaari", Ra'iisul Wasaaraha…

Read More »

RW hore ee Britain Tony Blair oo Ralli-gelintii ugu Horreysay ka bixiyay Duullaankii Ciraaq

0 Visits: 635 | Tuesday October 27, 2015 - 17:18:01
Ra'iisul wasaarihii hore ee Britain, Tony Blair ayaa raalli-gelin ka bixiyay dagaalkii ay ku qaadeen waddanka Ciraaq sanadkii 2003-dii, isagoo sheegay inuu ahaa mid khalad ah, kaddib wareysi Isniintii shalay siiyay telefishinka CNN.

Read More »

Booliiska Kenya oo lagu eedeyay inay qayb ka yihiin xadidda Imtixaanada Dugsiyada Sare ee KCSE

0 Visits: 730 | Tuesday October 27, 2015 - 16:30:47
Ciidanka booliiska dalka Kenya, ayaa lagu eedeyay iney qeyb ka yihiin xaditaanka Waraaqihii Imtixaanadka Dugsiyada sare ee Kenya (KCSE) oo ardaydu ay hada u fadhiyaan toddoaabadkii labaad.

Read More »

Markab dagaal uu Mareykanka leeyahay oo ku dhowaaday Jaziiradaha lagu muransan yahay ee Shiinaha

0 Visits: 623 | Tuesday October 27, 2015 - 15:52:19
Markab dagaal ee uu Mareykanka leeyahay ayaa ku dhowaaday biyaha lagu muransan yahay ee Koofurta Shiinaha oo ah jaziirado macmal ah oo Shiinuhu ka sameysteen aaggaas.

Read More »

Wasiirka Bartoolka "Fursado maalgeshi ayaa ka jirta Soomaaliya, shirka ayaana ku soo bandhigeynaa"

0 Visits: 748 | Tuesday October 27, 2015 - 15:47:19
Wasiiirka Batroolka iyo Macdanta Xukuumadda Fadaraalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mukhtaar Ibraahim oo magaalada Cape Town ee Dalka Koonfur Afrika uga qeyb galay shir looga hadlayo sahminta shidaalka Qaaradda Afrika ayaa tilmaamay in maanta uu halkaasi ka soo jeedin doono khudbad uu kaga hadlayo xaalada…

Read More »

Ceel loo qodayo qaxootiga reer Yemen ee Soomaaliya ku nool

0 Visits: 663 | Tuesday October 27, 2015 - 15:44:25
Wakiilo ka socda Marwada Madaxweynaha iyo Guddiga samata bixinta qaxootiga Yemen ayaa si wadajir ah u dhegax dhigay Ceel loogu tala galay Qaxootiga reer Yemen ee ku nool dhismaha safaaradda Yeman ee Soomaaliya. Mas'uuliyiinta ayaa waxaa gudaha safaradda Yeman ee Soomaaliya ku soo dhaweeyey safiirka…

Read More »

Wararkii ugu dambeeyay Shabaab oo weerar culus ku qaaday Degmada Badhaadhe ee Gobolka Jubadda hoose

0 Visits: 699 | Tuesday October 27, 2015 - 13:03:56
Xoogaga Shabaab ayaa xalay saqdii dhexe, waxa ay weerar dagaal oo culus ay ku qaadeen Degmada Badhaadhe ee Gobolka Jubadda hoose oo ay ku sugan yihiin ciidamada Kenya ee howlgalka Amisom ka mid ah.

Read More »

DHAGEYSO:- Madaxweyne Siilaanyo oo sheegay inuu soo buuxinaayo Boosaskii ay baneeyeen Wasiiradii iscasilay

0 Visits: 648 | Tuesday October 27, 2015 - 12:45:52
Kadib markii shalay Wasiiro ka tirsan Maamulka Somaliland oo gaaraya 9 Wasiir ay xilkii ay ka hayeen Maamulka Somaliland si rasmi ah ay ugu dhawaaqeen inay iska casileen, ayaa Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo oo ka hadlay arintaasi sheegay inuu soo buuxinaayo boosaskii ay baneeyeen Wasiiradaasi.

Read More »

Qaramada Midoobay oo ciidamada Kenya ku eedeysay Sonkor sharcidaro ah inay ka dhoofiyaan Kismaayo

0 Visits: 971 | Tuesday October 27, 2015 - 11:57:04
Qaramada Midoobay ayaa ku eedeysay Ciidamada Kenya ee howlgalka Amisom qaybta ka ah, kuna sugan Magaalada Kismaayo inay wadaan ka ganacsiga Sonkorta Sharcidarada oo ay u dhoofiyaan gudaha dalka Kenya.

Read More »

Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo oo xalay ka degay dalka Sacuudiga + Sawirro

0 Visits: 731 | Tuesday October 27, 2015 - 11:50:02
Magaalada Riyad ee wadanka Sacuudiga waxaa xalay ka degay wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, iyadoo ay halkaasi ku soo dhoweeyeen madax ka tirsan Boqortooyada Sacuudiga.

Read More »