Wasiirka Bartoolka "Fursado maalgeshi ayaa ka jirta Soomaaliya, shirka ayaana ku soo bandhigeynaa"

0
Tuesday October 27, 2015 - 15:47:19 in Wararka by
  • Visits: 754
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Bartoolka "Fursado maalgeshi ayaa ka jirta Soomaaliya, shirka ayaana ku soo bandhigeynaa"

    Wasiiirka Batroolka iyo Macdanta Xukuumadda Fadaraalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mukhtaar Ibraahim oo magaalada Cape Town ee Dalka Koonfur Afrika uga qeyb galay shir looga hadlayo sahminta shidaalka Qaaradda Afrika ayaa tilmaamay in maanta uu halkaas

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiiirka Batroolka iyo Macdanta Xukuumadda Fadaraalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mukhtaar Ibraahim oo magaalada Cape Town ee Dalka Koonfur Afrika uga qeyb galay shir looga hadlayo sahminta shidaalka Qaaradda Afrika ayaa tilmaamay in maanta uu halkaasi ka soo jeedin doono khudbad uu kaga hadlayo xaalada dalka iyo kheryaadka uu Alle ku manastay dhulkeena.

Wasiiirka oo la hadlay warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in shirka ay horgeyn doonaan sida looga faa’ideysan karo kheyraadka dabiiciga ee dalkeena iyo fursadaha maalgeshi ee ay dowladda siineyso dadka daneynaya inay maalgeshi ku sameystaan gudaha dalka, si looga faa’iideysto kheyraadka

"Shirkan isbuucii shidaalka Afrika ayaa la dhahaa, shalay ayuu ka furmay Cape town waxaa culeyska lagu saraa sahminta iyo soo saaridda shidaalka Qaaradda, dhulka Soomaaliya waxaa ku jira kheyraad dabiici ah, waxaan aad u daneyneynaa in laga faa’iideysto kheyraadka, waxaana u nimid in aan u sharaxno fursadaha maalgeshi ee ka jirta Soomaaliya” ayuu yiri Wasiirka batroolka.

Shirkan oo shalay ka furmay dalka Koonfur Afrika ayaa la filayaa inay ka soo baxaan arrimo muhiim u ah Soomaaliya.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip