Wararka

Muwaadin Somali Maraykan ah oo qirtay in uu doonayay in uu ku biiro ururka Daacish

0 Visits: 825 | Friday September 18, 2015 - 18:02:18
Muwaadin Soomaali Maraykan ah Sakariye Yuusuf C/raxmaan ahna 20 sanno jir ah ayaa ka hor qirtay maxkamad la soo taagay inuu doonayay inuu u safro dalka Suuriya si uu ugu biro kooxda Daacish ee wadamada Suuriya iyo Ciraaq. Sakariye ayaa ka hor cadeeyay maxkamada in uu doonayay in uu kaalmeeyo walaalaha…

Read More »

Madaxweynaha "Qabsashada Al-Shabaab ee deegaanada yar yar wax macno ah ma lahan"

0 Visits: 897 | Friday September 18, 2015 - 17:54:48
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dib u qabsashada Al-Shabaab ay dib u qabsatay deegaanno ku yaaalla koonfurta Soomaaliya aanay wax macno ah ku fadhin. Madaxweyne Xasan Sheekh oo wareysi siinayay Wakaalada Wararka ee Reuters ayaa sheegay in aanay jirin calaamad muujineysa…

Read More »

Saddex qof oo dumar ah oo lagu xiray Magaalada Mombasa, xilli lala xiriirinaayo Al Shabaab

0 Visits: 929 | Friday September 18, 2015 - 17:50:21
Booliska Kenya, ayaa xabsiga u taxaabay saddex qof oo dumar ah, ka gadaal markii Arbacadii laga soo qabtay Deegaanka Mtwapa oo 15km u jirta Magaalada Mombasa. Xeer Ilaalinta Kenya, ayaa Khamiistii dumarkaasi ku soo eedeysay inay agabyo u wadeen Ururka Al Shabaab, xilli ay ka soo muuqdeen Maxkamadda…

Read More »

WAR DEG DEG: Toddobo askari oo galabta lagu toogtay Magaalada Kismaayo

0 Visits: 842 | Friday September 18, 2015 - 17:46:47
Maamulka Jubbaland, ayaa wuxuu galabta uu xukun dilka ah ku fuliyay toddobo ka tirsan Ciidanka Jubbaland, ka dib markii lagu helay inay fududeeyen qaraxii miino ee shalay ka dhacay Xerada Shirkole Officiale.

Read More »

Madaxweynaha Mareykanka oo waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay Safiirka cusub ee Somaliya

0 Visits: 943 | Friday September 18, 2015 - 17:38:52
Madaxweynaha Mareykanka, Barack Hussein Obama, ayaa waraaqaha aqoonsiga ee safiirnimo waxa uu ka guddoomay Danjiraha Soomaaliya u fadhin doono Magaalada Washington Ee Xarunta Waddanka Mareykanka. Madaxweynaha Mareykanka, ayaa Danjire Axmed CiiseCawad waxa uu Khamiistii ku qaabilay Aqalka Cad ee dalka…

Read More »

Daawo:- Sawirada Wiil Muslim ah oo caan ku noqday muddo kooban kadib markii la xiray

0 Visits: 856 | Thursday September 17, 2015 - 21:48:03
Axmed Maxamed ahna 14 jir ayaa muddo shan maalmood gudahood ah ku noqday qof dalka Maraykanka iyo dunidaba caan ka noqday kadib markii macalimad u dirtay shaqo guri ay ka shakisay wixii uu u keenay oo ahaa saacad uu iqtiraacay wiilka yar. Madaxweyne Obama ayaa ku casuumay Axmed Maxamed inuu soo booqdo…

Read More »

Jaamacadda Caalamiga ah ee Horseed oo furtay Waxbarashada Daraasaadka sare ee Master Degree

0 Visits: 1024 | Thursday September 17, 2015 - 20:03:36
Waxaa Hotelka Dibolomatic ee Magaalada Muqdisho lagu qabtey Munaasabad ku saabsaneyd furitaanka Daraasaadka sare ee Jaamacadda Caalamiga ah ee Horseed, waxaana Munaasabadaan ka qayb galey Masuuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka,Xildhibaano, Masuuliyiinta Jaamacada Horseed, Macalimiinta, Ardayda Wax…

Read More »

Uganda oo Taliye cusub u magacawday ciidanka Amisom ee ku sugan Degmada Janaale

0 Visits: 971 | Thursday September 17, 2015 - 09:34:55
Dowladda Uganda ayaa Taliye cusub waxa ay u magacawday ciidanka guutada 16-aad ee ka tirsan ciidamada dalka Uganda ee Somaliya ka howlgala. Taliyaha cusub ee Uganda ay u magacawday ciidankaan ku sugan Somaliyta, gaar ahaan Gobolka Shabeellaha hoose, ayaa lagu magacaabaa Col. Peter Emola, wuxuuna bedelayaa…

Read More »

WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIEMS DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH KHAMIIS 17-KA SEPTEMBAR 2015-KA

0 Visits: 989 | Thursday September 17, 2015 - 09:26:14
GUDOOMIYE JAWAARI OO SHEEGAY IN SI DEGDEG AH LOO GUDA GELAYO WADA HADALKA MOOSHINKA KA DHANKA AH MADAXWEYNAHA Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa sheegay in sida ugu dhaqsiyaha badan loo guda geli doono wada hadalka mooshinka ka dhanka ah Madaxweyn aha dowladda Federaalka…

Read More »

Xildhibaan Maxamed Xuseen Isaaq oo ka digay qorshaha lagu doonaayo in lagu kala qaybiyo Gobolka Bakool

0 Visits: 1138 | Wednesday September 16, 2015 - 10:16:33
Xildhibaan Maxamed Xuseen Isaaq (Afaraale) oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Somaliya, ayaa wuxuu ka digay in la kala qaybiyo Gobolka Bakool, xilli uu ka tirsan yahay dhulka uu ka arrimiyo Maamulka Koonfur Galbeed.

Read More »

WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH ARBACO 16-KA SEBTEMBAR 2015-KA

0 Visits: 1293 | Wednesday September 16, 2015 - 10:02:45
BULSHADA CAASIMADDA MUQDISHO OO TAAGEERAY WAXQABADKA GUDDOOMIYE MUUNGAAB.. Kulan weyn oo shalay ka dhacay Muqdisho oo uu soo qaban qaabiyay Malaaqa Xamar iyo Xamar daye Malaaq Cali Malaaq Maxamed Malaaq Hiloowle, laguna qabtay hoyga uu ku leeyahay degmada C/casiis ayaa waxaa ay bulshada ku dhaqan caasimadda…

Read More »

Todobaadka dhaqanka jaamacadda Muqdisho oo la soo gabagabeeyey

0 Visits: 934 | Tuesday September 15, 2015 - 11:53:48
Jaamacadda Muqdisho waxaa sanad walba ardayda cusub ee kusoo biirta jaamacadda loo qabtaa todobaadka dhaqanka si ardayda iyaga dhaxdooda isu bartaan kuna soo bandhigaan hal'abuurkooda laguna siiyo cashiro kusaabsan shuruucda u dagsan jaamacadda inta ay ku guda jiraan sahan waxbarashadeedka Jaamacadda…

Read More »

ICRC oo Ceel cusub u qoday dadka deegaanka Qardho

0 Visits: 946 | Tuesday September 15, 2015 - 11:50:20
Waxaa la gaaray fiid, xayn geel ah ayaa u soo deg degay darka biyaha si haraadka isaga bixiyaan ka gadaal safar dheer ku soo gaareen Qardho oo ah magaalo ku taalo meel fog waqooyiga Soomaaliya.

Read More »

Ciidamada Jabuuti oo la wareegay ammaanka Degmada Jalalaqsi {taliayaha jabuuti oo gaaray G.Hiiraan Daawo Sawirada: }

0 Visits: 1137 | Tuesday September 15, 2015 - 11:41:56
Ciidamada Jabuuti ee qaybta ka ah howlgalka Midowga Afrika ee Amisom, ayaa la wareegay gacan ku haynta ammaanka Magaalada Jalalaqsi ee Gobolkaasi Hiiraan.

Read More »

Fadliga tobanka Thul xijah iyo Acmaasha wanaagsan maalmahaa

0 Visits: 1190 | Tuesday September 15, 2015 - 10:49:46
Maalmahaa fadliga badan waxaa ka mid ah tobanka thul xajah oo ay fadliga ay leedahay aayado quraan ah iyo axaadiista nabigeenii Muxamed SCW ay cadeeyeen:

Read More »

WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH TALAADO 15-KA SEBTEMBAR 2015-KA

0 Visits: 1269 | Tuesday September 15, 2015 - 10:37:13
SOOMAALI LA XAQIIJIYAY INUU DHINTAY SHILKII MAKA Safaaradda Soomaaliya ee dalka Sacuudi Carabiya, ayaa ka war bixisay khasaaraha dadka Soomaaliyeed ka soo gaaray shilkii toddobaadkii hore ka dhacay waddankaasi ee ay ku dhinteen tiro ka badan boqol ruux oo xujey ahaa.

Read More »

qaxooti u dabaalanaya xeebaha Giriiga ka dib markii ay degtay doontii ay saarnaayeen Daawo :-sawirada

0 Visits: 1000 | Monday September 14, 2015 - 10:37:08
Ugu yaraan 38 qaxooti ah oo ay ku jiraan 14 carruur ah ayaa ku dhimatay kadib markii doon nooca kalluumeysiga ah ay kula degtey xeebta jasiirada ku taal dalka Giriiga ee Farmakonisi. Ilaalada xeebaha dalka Giriiga ayaa xajiiyay dhimashada dadkan u qaxayay qaarada Yurub iyadoo doontana ay saarnaayeen…

Read More »

WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH ISNIIN 15-KA SEPTEMBAR 2015-KA

0 Visits: 1114 | Monday September 14, 2015 - 10:20:22
DOWLADDA SOOMAALIYA OO KU DHAWAAQDAY XILLIGA AY FURMAYAAN WADA TASHIYADA DOORASHADA 2016-KA Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra'iisul Wasaarihiisa Cumar C/ra shiid ayaa magaalada Kismaayo kaga dhawaaqey in 20-ka bishan September, 2015-ka ay magaalada Muqdisho ka billaaban doonaan…

Read More »

Madaxweynaha iyo Ra'iisul Wasaaraha oo ku dhawaaqey xilliga ay bilabanayaan wadatashiga hanaanka doorashada iyo aayaha siyaasadeed ee sannadka 2016

0 Visits: 860 | Sunday September 13, 2015 - 16:36:43
Madaxweynaha iyo Ra'iisul Wasaaraha oo ku dhawaaqey xilliga ay bilabanayaan wadatashiga hanaanka doorashada iyo aayaha siyaasadeed ee sannadka 2016 Kismaayo, 13 September 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra'iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid…

Read More »

Yuusuf Xaaji "Madaxweyne ma ahan shaar subixii la gashanaayo oo galabkii la iska baddalaayo, Madaxweynaha waa in fursad la siiyaa"

0 Visits: 943 | Sunday September 13, 2015 - 16:24:31
Wasiirkii hore ee Gaashaandhiga Dowladda Kenya Maxamed Yuusuf Xaaji, ayaa ku baaqay fursad in la siiyo Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo xiliga joogitaanka xafiiska ay uga hartay hal sano. Maxamed Yuusuf Xaaji, wuxuu sheegay dadka oo dhan inaysan wada noqon karin Madax, balse Madaxweynaha…

Read More »