Isbaheysi siyaasadeed oo loogu magac daray golaha 'Samata bixinta maamulka Koonfur Galbeed' ayaa maanta looga dhawaaqay magaalada Muqdisho, kaas oo ka dhan ah madaxweynaha maamulkaas Cabdicasiis Laftagareen. Isbaheysigaan waxaa ku mideysan siyaasiyiin reer Koonfur Galbeed ah oo u badan madax…
Read More »