HALKAN KA AQRISO WARARKA WARGEYSKA MOGTIMES DAILY NEWSPAPER EE MAATA OO AH SABTI 16-JULY 2022

0
Saturday July 16, 2022 - 09:17:05 in Wararka by
  • Visits: 558
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAN KA AQRISO WARARKA WARGEYSKA MOGTIMES DAILY NEWSPAPER EE MAATA OO AH SABTI 16-JULY 2022

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.

Soomaaliya iyo Kenya oo gaaray heshiis 11 qodob ah.(Qaadkii Kenya oo todoba adkaan la keenayo dalka).

    Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Kenya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Uhuru Kenyatta aya war-mrtiyeed wadajir ah kasoo saaray wa da-hadallo ay ku yeesheen magaalada Nairobi ee caasimadda Ken ya.ada-hadallada ay aa yimid kadib mar kii madaxweynaha Somaliyauu Shalay Kenya ku tegay ca suumad rasmi ah oo uu ku helay dhiggiisa Kenya Uhuru Kenyatta

     Kadib wada-hadallo ay yeesheen ayey la bada madaxweyne isku raaceen 11 qodobo oo la xiriira xoojinta xiririkada labada dal.

    Qodobadaasi ayaa waxaa ugu weyn in lab ada madaxweyne ay dib u xaqiijiyeen inay ka go’an tahay dagaalka ka danka ah argagixisa da, si loo xaqiijiyo guul laga gaaro, waxayna far een hay’adaha amniga labada dal inay isku xi raan dadaalladooda ku aadan dagaalkan, si loo xaqiijiyo amniga iyo ilaalinta muwaadiniinta la bada dal.

     War-murtiyeedka ayaa sidoo kale lagu she egay in labada madaxweyne ay isku raaeen in dib loo billaabo duulimaadka shirkadda Kenya Airways ee Muqdisho sida ugu dhaqsiyaha ba dan, si waafqsan Heshiiska Adeegga Hawada ee Labada Dal ee loo yaqaan BASA, kaasi oo dib u eegis lagu sameyn doono.

      Soomaaliya iyo Kenya ayaa sidoo kale isku raacay in la fududeeyo sarena loo qaado iskaa shiga ganacsi ee labada dal, ayada oo Sooma aliya loo furay inay suuqyada Kenya u dhoofiso kalluunka, halka Kenya ay dib u billaabeyso dhoofinta khaatkii la gayn jiray Soomaaliya, sida ugu dhaqsaha badan.

     Kenya ayaa sidoo kale ogolaatay in mas’u uliyiinta wata baasaboorka diblomaasiga iyo kan addeega dadweyne (Service) ee Soomaal iya ay Visa-ha Kenya ku helaan 48 saac gudah ood marka ay ka codsadaan online, laguna si iyo garoonka, ayada oo aan wax lacag ah laga qaadin.

     Waxay sidoo kale labada madaxweyne hoos ta ka xariiqeen in dadka wata baasaboorka sha cabka ee Soomaaliya si deg deg ah ay Visa-ha Kenya ku helaan, ayada oo la doorbidiyo in la gu siiyo 10 maalmood gudahood.

      Xasan Sheekh iyo Uhuru Kenyatta ayaa si doo kale isku raacay in dib loo furo xuduudda labada dal si loo fududeeyo dhaq-dhaqaaqyada shacabka labada dal loona xoojiyo gacansiga badeecadaha ee ka dhaxeeya labada dal.

      Labada madaxweyne ayaa sidoo kale faray guddiga wada-jirka ah ee labada dal ee (JCC) inay ku kulmaan Muqdisho bisha August, si ay uga wada-hadlaan isugna raacaan arrimaha danta ay ugu wadajirto labada, sida dhaq-dhaq ayada amni, waxbarashada, beeraha, ganacsi ga, is-dhaafsiga xogta sirdoon, caafimaadka iyo tabararada dhinacyada kala duwan.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka iyo Ra’iis ul Wasaarihii hore oo kulan sagootin ah la qaatay Imaamka masjidka barakey san ee Haramu Shariif

      Guddoomiyaha Golaha Shacabka JFS Md.e Shiikh Aadan Madoobe iyo wafdigiisa oo Shalay Salaadii Jimcaha ka dib kulan sagootin ah laqaatay Imaamka masjidka barakeysan ee Haramu Shariif ee Maka, Imaam Bandar Abdul Aziz iyo maamulaha guud Haramka Mohamed Khayat, waxaana uu yiri.

      "Salaadi jimcaha ee Shalay waxaan aniga iyo Wafdigii Ila socday kulan sagootin iyo isb arasho ah la qaadan ay Imaamka masjidka barakeysan ee Xa ramka Makka, Imaam Bandar Cabdulcasiis, iyo Maamulaha Xaramka Maxamed Khayaat, kadib markii ay inoo soo dhamaatey gudashada waa jibaadka Acmaasha Xajka”

      Guddoomiyaha ayaa uga mahadceliyay intii ay ku sugnaayeen Sucuudiga gaar ahaan goo baha barakeysan ee lagu cibaadeysto ayuu sheegay in si wanagsan loogu soo dhoweeyay islamarkaana si wanagsan ay u soo guteen wa ajibaadkooda Xajka.

Puntland oo Guddi baaris u saartay dhacda dii ay ku baxsadeen Xubno ka tirsanaa Al-Shabaab

     Ku simaha Gudoomiyaha ahna Gudoomiye ku Xigeenka 1aad ee Gobolka Mudug Xasan Cabdullaahi Warsame ayaa Guddi Baaris ah u magacaabay dhacdadii dhawaan ka dhacday Saldhiga Cirka oo ay ku xirnaayeen qaar kam ida Maxaabiista Al-Shabaab.

Qoraal kasoo baxay Ku simaha Gudoomiyaha ahna Gudoomiye ku Xigeenka 1aad ee Gobolka Mudug Xasan Cabdullaahi War same ayaa loogu magacaabay Xubno Guddiga oo ka kooban 7 Xubnood, kuw aas oo kala ah.

     1) Maxamed Xassan Waloore: Guddoomiye kuxigeenka 2aad G.Mudug

Guddoomilyaha Guddiga

      2) Maxamud Cabdi Nuur. Duga Magalaada Gaalkacyo xubin

      3) GLe Sare Aadan Nuur Cali Taliyaha Xab siga Dhexe Gobolka Mudug xubin

      4) Gle dhexe Maxamed Cabadulaahi Xirsi

5) Gle Maxamed Khaliif Jaamac Taliyaha Nab adsugidda Gobolka Mudug Xubin

      6) Xeer ilaaliyaha Maxkamadda CQs G/Mu dug Cawil Balley

      7) Kuxigeenka C.I.D.da gobolka mudug lbra ahim Bidaar xubin. Xubnaha Guddigaan ayaa laga sugayaa inay warbixin dhameystiran ka ke enaan sababta baxsashada maxaabiista, wax aana la faray Taliyaha qeybta Booliska Gobol ka Mudug & taliyaha Ciidamada Cirka inay Gud diga u fududeeyaan baarista arrintaan.

    Xabsiga sida gaarka ah ay ugu xirnaayeen Xukunsanayaal katirsanaa Al-Shabaab ayaa waxaa ka baxsaday Habeen ka hor 7 Xubnood, hayeeshee Afar kamid ah oo mid dhaawac yahay la qabtay halka Saddex kamid ah ay baxsadeen.

Duqa Muqdisho Oo Shalay Booqday Waddo oyin Ay Xireen Biyaha Roobabkii

     Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Du qa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamud Max amed (Cumar Filish) ayaa booqday qaar kamid Waddooyinka Caasimadda oo uu biyaha dhi gay Roobkii da’ay 24-kii saac ee ugu dambe eyay.Duqa magaalada Muqdisho ayaa goobihii uu booqday waxaa ka socotay shaqa balaaran oo ay howl wadeenada Dowladda Hoose ee Xa mar biyaha uga saarayeen Waddooyinka Muqd isho si Shacabka loogu fududeeyo  isku socod ka gaadiidka iyo bulshada.

     Goobaha uu kormeeray Gudoomiyaha waxaa kamid ahaa.

1- Wadada hormarta dugsiga tababarka Ciid anka boliiska Soomaaliyeed ee School Police.

2-wadada 21-October

3-Warta KM-4 ee degmada Waabari

4- Wadada Buula Xubeey ee degmada Wadajir

     Gudoomiye Cumar Filish ayaa maamulada degmooyinka gobolka Banaadir  faray in olola xoogan oo Nadaafada iyo bilicda lagu soo celi nayo laga qabto Wadooyinka Caasimadda, wa xa uu sidoo kale ugu baaqay bulshada in ay ga rab istaagaan howl wadeenada Dowlada Hoo se Xamar.

      Roobabkii saacadihii lasoo dhaafay ka da’ ayey Magaalada Muqdisho ayaa xiray qaar ka mid ah waddooyinka waaweyn ee Caasimadda oo ay dhigeen biyo farabadan, waxaana arri ntaaas ay saameyn ku yeelatay gaadiidka nooc yadiisa kala duwan oo maraya waddooyin qar do-jeex oo dhex mara xaafaddaha degmoo yinka Gobolka.

Dil ka dhacay Muqdisho iyo faah faahin laga helayo

      Kooxo la sheegay inay Burcad ahaayeen ayaa Habeen hore waxaa Xaafadda Nageyle oo kati rsan degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir kudileen Macalin Dugis Qur’aan oo aad looga yaqaanay degmadaas.

     Macalinka oo lagu Magacaabi jiray Nuur Ma xamed Jimcaale ayaa ahaa Macalin Dugsi kita abadana ka aqrin jiray Masjid ku yaalo Waaxda Nageyle, waxaana raggii dilay ay ka qaateen taleefoonkiisii.

     Goobjoogayaal ayaa wa xaa ay sheegeen in dilka ay ka dambeeyeen laba Nin oo ku hubeysnaa Qoryaha AK47 xilli uu masaaj iidka kasoo baxay, iyaga oo dilka kadib goobta isaga baxsaday.

      Maalmihii la soo dhaafay waxaa Magaalada Muqdisho kusoo batay dilalka loo geysanayo dadka rayidka ah, kaas oo ay ka dambeeyaan Kooxo Burcad ah oo ku hubeysan, qoryaha AK47, Bustoolad ama Tooreey intaba, iyada oo laamaha Amniga ay ku guuldareysteen inay wax ka qabtaan.

Madaxda warfaafinta XFS oo guddoomiye ku xigeenka Aqalka Sare uga tacsiyeeyay ge erida marxuumad Hodan Aw-Daahir Af-qarashe

    Agaasimaha guud ee wasaaradda warfaaf inta XFS Cabdullaahi Xayir Ducaale ayaa tacsi u diray guddoomiye ku xigeenka 2aad ee gol aha aqalka sare senator Cabdulaahi Cali Xirsi timacadde oo hooyadii Hodan Aw-   Daahir Af-qarashe ay ku geeriyootay magaalada Hargeysa.

    Agaasimaha guud ,waxa uu Marxuumadda ilaah uga baryay in uu janadii fardow sa ka waraabiyo, eheladii ay ka tagtayna ,waxa uu faray samir iyo iimaan .

      Sidoo kale,agaasimaha guud,waxa uu tacsi u diray qoyska  Reer Daahir Afqarshe ee ay ka dhimatay Hodan Aw-Daahir Af-qarashe .


Axmed Madoobe oo shir Guddoomiyay kulanka golaha Wasiirada Jubbaland

       Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jub baland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Shalay shir guddoomiyay shirka golaha Wasiir ada maamulkaas oo lagaga hadlay qodobo ka la duwan.

     Ugu horay Madaxweynaha ay aa golaha la wadaagay natiijada iyo habka loo maray imtaxaanka agaasimayaasha guud ee qaar kamid ah wasaaradaha Dowlad Goboleedka ee dhawaan la qaaday isagoo tilmaamay in sabab ta shirkad ajinabi ah loogu doortay qaadista im taxaanka tahay sidii looga fogaan lahaa eex iyo nin jeclaysi isla markana hogaaminta Cusub ee wasaaradahu ay u noqon lahayeen kuwo aqo on ahaan iyo karti ahaanba kasoo bixi kara waa jibaadka saaran.

      Madaxweynaha ayaa sidoo kale ka hadlay shaqo abuurka dhalinyarada isagoo xusay in la joogtayn doono isla markana ahmiyad gaar ah la siin doono shaqo abuurka dhalinyarada si ay na ugu dhicin falal danbiyeedyo loogana faa’iid aysanin waxyaabo naftooda khatar ku ah sida tahriibka.

      Dhinaca kale Wasaaradda amniga ayaa la ga dhagaystay warbixinta amniga Jubbaland ee todobaadkii tagay iyadoo Wasaaraddu ay ka warbixisay shaqooyinka u danbeeyay ee Was aaradda iyo hay’adaha amniga ay qabteen.

Sidoo kale Wasaarada maaliyada ayaa ka war bixisay qorshaha Wasaarada ee sanadka 2022 / 2023 ee hormarinta dakhliga guud ee Jubal and iyadoo la raacayo tijaabooyinkii u danbeey ay iyo khibradaha laga dhaxlay.

Madaxweyne Deni oo gurmadka Abaaraha kala hadlay Bulshada rayidka

      Madaxweynaha  Puntland Md. Siciid Ca bdullaahi Deni, ayaa Habeen hore kadib daah-furka Shirweynaha gurmad ka Abaaraha, wuxuu Shir-doceed la yeesh ay Ururada Bul shada Rayidka ah ee Punt land.

     Madaxweynaha ayaa Ururada Bulshada ka la hadlay kaalintooda ku aadan ka qeyb qaada shada gurmadka loo fidinayo dadka Abaaruhu sa ameeyeen, isagoo la wadaagay sida ay uga go’antahay qorshaha gurmadka Abaaraha oo ay kawada qeyb qaadanayaan Dowladda, Cul imada iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada.

Ururada Bulshada ayaa Madaxweynaha uga mahadceliyay dadaalka Dowladdu gelinayso gu rmadka Abaarta, waxayna si gaar ah uga mah ad celiyeen lacagta $1Million ah ee Madaxw eynuhu go’aamiyey in gurmadka lagu billaabo, taasi oo dhiirigelinaysa in Bulshaduna kawada qeyb qaadato gurmadka.

      Kulanka waxaa Madaxweynaha ku weheli yay Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Axm ed Cilmi Cismaan Karaash iyo Ergayga gaarka ah ee Madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan Arrimaha gurmadka Abaaraha, Xildhibaan Cab diraxmaan Cabdishakuur Warsame iyo Gudd iga Abaaraha ee Puntland.

  Sheekh ka mid ahaa culimada ugu caan san Soomaalida oo Xalay geeriyooday

       Allah unaxariistee waxaa Shalay dalka Hindiya Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Aadan Siiro) oo ka mid ahaa culimada Soo maaliyeed ee sida weyn looga yaqaano gudaha dalka iyo dibadda, sida ay xaqiijiyeen ehelkii saa.

      Sheekha ayaa maalmihii ugu dambeeyay ku sugnaa dalkaas iyadoo xaaladdiisa caafi maad lagu baxnaaninaayay, ka dib xanuun soo wajahay maa lmihi dambe.

    Waxa uu ka cabanayay xan uunka macaanka oo saamayn xun ku yeeshay, iyadoo marar kala duwan uu caafimaad u aaday isla dalka Hindiya sannadi hii u danbeeyay.

      "Xalay waxa geeriyooday hoggaamiye um madeed, nin aaminsanaa wax wada qabsiga bu lshada,wuxuu hindisay Miskiin-kalkaal oo Shalay quudiya danyar badan, wuxuu ahaa ad doon gacan furan oo sadaqada ka bilaaba naft iisa, wuxuu ahaa codkar caddaalad jecel,” wax aa sidaas yiri xoghayaha Arrimaha Bulshada Xisbiga Waddani Maxamed Sadiiq Dhamme.

      Guuleed Axmed Jaamac (Guuleed Dafac) oo ah garyaqaan u olloleeya caddaalada iyo maamul wanaaga, ayaa qoraal uu ku baahiyay bartiisa Facebook ku yidhi "Cod dheer ayaa Xalay damay. Eebe ha u naxariisto. Samir iyo iimaan qoyskiisa ha ka siiyo”. 

     Sheekh Aadan Siiro ayaa inta badan waxaa lagu yaqaanay darasaadka ku saabsan Siirada Nabigeenna Muxamed (SCW), oo inta badan ay bulshada kala socon jireen shiikha.

       Sheekha ayaa ahaa shakhsi lagu yaqaan ay dal jacayl iyo caawinta dadka jilicsan, waxa kale oo lagu yaqaanay in uu si joogto ah u dhal iili jiray xukuumadihii kala danbeeyay ee Soma liland, isaga oo saluug ka qabay nidaamka cad aaladeed ee ay ku shaqaynayeen

Madaxweyne Saciid Deni Oo Ka Hadlay Dha cdadii Ka Dhacday Magaalada Boosaaso

      Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdull aahi Den ayaa ka hadlay dhacdadii maalmo ka hor ka dhacday Magaalada Boosaaso ee is hor istaaga loogu sameeyay diyaarad sidday Gud doomiye ku-xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka Sacdiya Yaasiin Samatar.

      Saciid Deni ayaa waxaa uu sheegay in diya araddii sidday Guddoomiye Sacdiya Yaasiin ee dooneysay inay ku degto Garoonka Boosaaso aysan jirin cid ka warheysay iyo dadkii saarnaa, isla markaana ay aheyd diyaarad ay horey Punt land u mamnuucday.

     Wuxuu caddeeyay Deni inay ka xun yihiin dhacdadii ka dhacday Boosaa so, isagoona tacsi u diray dad kii ku dhintay iska horimaadkii dhexmaray Ciidanka Puntland ee markii hore sababay is hor istaaga lagu sameeyay Gudd oomiye Sacdiya Yaasiin, wuxuuna Caafimaad u rajeeyay inta dhaawacantay.

      Sidoo kale Madaxweynaha Puntland ayaa sheegay in arrinta dhacday aan loo baahneynin in mar kale dhacdo, isla markaana tilmaamay in muhiim tahay in wixii gargaar ah ee loogu tala-galay in la gaarsiinayo dadka Abaareysan lagu soo wargeliyo Maamulka, lana ilaaliyo kala da mbeynta iyo dowladnimada.

     Si kastaba Puntland ayaa is hor istaag ku sameeysay diyaarad sidday Guddoomiye ku-xi geenka koowaad ee Golaha Shacabka, xilli au dooneysay inay ka degto Garoonka diyaarada ha Boosaaso, isla markaana waday Gargaar Bani’aadanimo oo loogu tala-galay in la gaars iiyo dadka abaareysan ee kunool Gobolkaas. Is ka horimaad ka dhashay arrintaas ayaa waxaa ku dhintay in ka badan 15 ruux oo isugu jiray shacab iyo Askar.

Faah Faahin Kasoo Baxeysa Macalin Dugsi Qur’aan Oo Lagu Dilay Xaafad Ka Tirsan Muqdisho

     Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Ma calin Dugsi Qur’aan oo habeenimadii Habeen hore ah eyd lagu dilay xaafad ka tirsan degmada Kaar aan ee Gobolkaan Banaadir, iyada oo dabley hubeysan oo dilkaas geysatay ay durbadii goobta isaga baxsadeen.

     Dad ayaa waxaa ay ku warrameen in Mac alin dhigi jiray Dugsi lagu barto Qur’aanka lagu dilay xaafadda Nageyle ee degmada Kaaraan, xilli uu kasoo baxayey Masjid uu sidoo kale ah aa Macalin Kutubta diintana ka Akhrin jiro, isa goo u dhintay rasaas lagu furay.

     Allaha u naxariistee Macalinta la dilay ayaa waxaa magacaabi jiray Macalin Nuur Maxamed Jimcaale, waxaana dilkiisa aad uga naxay qoys kiisa iyo waalidiinta uu Carruurtooda bari jiray Qur’aanka, wuxuuna Macalin Nuur uu Akhrin jir ay Kutubo.

     Warar la helayo ayaa waxaa ay sheegayaan in Ragga dilka geystay oo watay Qori AK-47 ay  ahaayeen burcad hubeysan, kuwaasi oo la tilmaamay inay macalinka ka qaateen telefoon kiisa gacanta, ayna goobta ka baxsadeen.

      Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho ayaa waxaa todobaadyadii la soo dhaafay ku soo batay dilalka iyo dhaca loo geysanayo dadka rayidka ah, kuwaasoo ay ka dambeeya an Kooxo Burcad ah oo hub kala duwan isticm aalaya

Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo booqday Xerooyinka Barakac



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip