HALKAN KA AQRISO WARARKA WARGEYSKA MOGTIMES DAILY NEWSPAPER EE MAANTA OO AH TALAADO 19KA JULY 2022-KA

0
Tuesday July 19, 2022 - 08:39:29 in Wararka by
  • Visits: 502
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAN KA AQRISO WARARKA WARGEYSKA MOGTIMES DAILY NEWSPAPER EE MAANTA OO AH TALAADO 19KA JULY 2022-KA

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay

      Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho ku saabsan hagaajinta xiriirka So omaaliya iyo Jamhuuriyadda aan walaalaha na hay ee Jabuuti ku joogay dalkaas ayaa Shalay dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka.

Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa wax aa si diirran ugu soo sagootiyey Garoonka Diyaaradaha magaalada Jabuuti, Madaxweyn aha dalka Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Ge elle, xubno ka tirsan Golaha Wasiirrada dalkaas,

      Saraakiil ciidan iyo cutubyo ka tirsan baa mbayda dalkaas oo salaan sharaf ku maamuu say sagootinta Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud .

      Madaxweynaha ayaa uga mahadceliyey do wladda iyo shacabka Jamhuuriyadda aan wal aalaha nahay ee Jabuuti soo dhaweynta diirran iyo martiqaadka heerka sare ah ee ay ku maa muuseen isaga iyo wafdigiisa, waxa uuna tilm aamay in booqashadan miro-dhalka ah ee uu ku tagay dalkaas iyo wadahadalladii ay wada yeesheen Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle ay ka markhaati kacday walaalnimada iyo wada jirka ka dhexeeya Labada sha cab ee walaal aha ah.

     Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ay aa xaqiijiyey mudnaanta ay siineyso Jamhuuri yadda Federaalka Soomaaliya xoojinta xiriirka dalkeennu la leeyahay dalalka Gobolka iyo xaq iijinta Soomaali heshiis la ah dariskeeda, taas oo muhiim u ah mustaqbalka iyo horumarka dal keenna.

     Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa inta uu ku suganaa Jabuuti waxa uu kulan la qaatay walaalkiis Madaxweyne Ismaaciil Cu mar Geelle, isagoo hadal ka jeediyey Xarunta Baarlamaanka Jabuuti, ugana xog warramay xaaladda dalkeenna iyo duruufaha ku xeeran, ahmiyadda xiriirka taariikhiga ah ee labada dal iyo doorkooda wadajirka ah ee ku aaddan ho rumarka iyo xasilinta Gobolka.

Soomaaliya iyo Jabuuti oo ka wada had lay xoojinta xiriirka & wadashaqeynta

     Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaal ka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa Xafi iskiisa ku qaabilay Sii-hayaha Safiirka  Safaar adda Jamhuuriyadda Jabuuti ee Soomaaliya Md. Mohamed-Rashid Ibrahim Yuusuf.

Labada mas’uul  ay aa wada hadlay adk aynta xiriirka walaa ltinimo ee ka dhax eeya labada dal iyo labada shacab, iyaga oo isku raacay in la kor dhiyo wadashaqeynta dowladda cusub & dowl adda Jabuuti.     Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay in Jabuuti ay tahay dal walaal ah oo xiliyo adag soo garab taagnaa Soomaaliya, isla markaana ay xukuum addiisu sii amba-qaadi doonto xoojinta xiriirka labada dal, isagoo uga mahadceliyey taagee radooda walaaltinimo.Dhankiisa Sii-hayaha Safi irka  Safaaradda Jamhuuriyadda Jabuuti ee Soomaaliya Mudane Mohamed-Rashid Ibrahim Yuusuf ayaa uga mahad celiyay Ra’iisul Wasaa re Xamse iyo Madaxweynaha Soomaaliya xooj inta xiriirka walaaltinimo ee ka dhaxeeya lab ada dowladood.

      Dowladda jabuuti ayaa waxaa ay kamid ta hay dowladaha sida weyn u taageera Soomaa liya, waxaana degmooyin kamid ah gobolka Hiir aan ka jooga Ciidamo ku howlgalla Magaca ho wlgalka Midowga Afrika ee ATMIS, waxana si doo kale Madaxweyne Xasan Sheekh booqa sho laba cisho qaadatay uu ku tegay dalka Jabuuti.

Maamulka Koonfur Galbeed oo sheegay in Dad Reer Baydhabo ah ku dhaawacm een diyaaradda burburtay

      Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta dowlad Gobo leedka koonfur Galbeed Ilyaas Cali Nuur ayaa sheegay in diyaaradda ay laheyd Shirka dda Jubba Airweys ee Shalay ku burburtay ga roonka diyaaradaha Cadde ee magaalada mu qdisho ay Magaalada baydhabo ka qaaday 33     Ruur oo ay laba Carruur ah kujiraan.

     Wasiirka oo Gaoonka diyaaradaha Baydha bo Warbahinta kula hadlay wuxuu sheegay in dadka rakaabka ahaa ee saarnaa diyaaradda qaarkood ay ku dhaawacmeen shilkaas, isla markaana diyaaradda ay cil ad farsamo ku timid markii ay ka degi laheyd Garoon ka.

Sidoo kale wuxuu sheegay in maamulka Koonfur galbeed uu aad uga xun yahay dhacdadaas, sidoo kalena ay ka warqabi doonaan cid kasta oo wax ku noqotay, isaga oo u rajeeyay caafimaad deg deg ag.

     Ugu dambeyn Wasiirka Warfaafinta Koonfur Galbeed Ilyaas Cali Nuur in wixii kusoo kordha shilka diyaaradeed maadaama ay saarnaayeen rakaab ay ka qaaday magaalada Baydhabo ay dib kasoo sheegi doonaan

Agaasimaha Hay’adda Duulista oo shaa ciyay sida uu u dhacay shilkii diyaarad da Jubba Airways

      Maareeyaha Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliya, Axmed Macalin Xasan ayaa ka hadlay shilkii diyaaradeed ee Shalay ka dha cay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, halkaasi oo ay ku burbur tay diyaarad siday dad shacab ah.

   Maareeye Axmed ayaa sheegay inay si guul ah ugu dhamaatay badbaadada dadkii rakaab ka ahaa ee saarna diyaarada oo tiradoodu dhameyd 36 qof, kadib markii ay shilka ku gashay garoonka."Meesha uu Runway-ga ka bilaabanayo ayey ku dhacday markii ay daganeysay, Rakaab ka wax dhibaato ah masoo gaadhin wax aan shook aheyn. Dadkii gurmad ka deg-dega ah iyo Ambulance-yada ayaa u gu rmaday,” ayuu yiri Mareeyaha oo u waramay VOA-da.

       "Meesha uu dagashada kasoo bilaabay Pil ote-ka ayaa ugu wacneyd inay rogmato diyaa radu, markii uu soo daganayay wax calaamad ah oo khatar muujinaya ma jirin, waxaana la si iyay dagashada dayuurad caadi ah.”Sidoo kale waxa uu sheegay in cilada ay shilka ku gashay diyaarada aysan aheyn mid hore loo sii oga, isaga oo xusay inay bilaabeen baaritaan ku aadan arrintaan, islamarkaana uu hadda garo onka si caadi ah u shaqeynayo.

"Hal saac iyo bar ayuu xirna garoonka, dayuura dihii badankooda waxa ku leexinay Baydhabo oo Runway-geedu Laami yahay, kuwii aan da gan karina waxa ku hayn hawada, guud ahaan garoonka aad ayuu mashquul u yahay. Dhaq-dhaqaaqa maalinkii ee garoonka waxa uu ga adhaya 150 illaa 180 dayuuradood, halka habe enkii aysan sii badneyn.”

  , Diyaaradda shilka gashay ayaa waxa ay u kireysneyd shirkadda Jubba Airways, waxayna ka diiwaan-gashan tahay dalka Kenya.

Diyaaraddan ayaa sumaddeedu tahay 5Y-JXN, oo waxay duulimaadkeedii Shalay rakaab kasoo qaaday oo kasoo kacday magaalada Baydha ba,

     ayada oo cillad la kulantay waxyar kahor intii aysan soo degin garoonka diyaaradaha, taasi oo uu ka dhashay dab xoogan oo markii dambe lagu guuleystay in la damiyo, balse burburiyey diyaaradda.

James Swan: Qaramada Midoobay wax ay diyaar u tahay inay taageerto dadaall ada dimuquraadiyada Puntland

    Ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Somaaliya, James Swan ayaa Shalay soo gabagabeeyay booqasho labo ma almood qaadatay oo uu ku joogay magaalada Gar oowe ee caasimadda Puntland.

Ergayga ayaa la kulmay madaxweynaha Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni, xubno ka tirsan golihiisa xukuumadda, wa kiillo ka socday hay’adda Cilmi baarista (PD RC), guddiga doorashooyinka Puntland (TPEC) iyo hay'adaha kala duwan ee Qaramada Midoo bay.Mr. Swan iyo madaxweyne Deni oo warbaa hinta la hadlay, ayaa waxay sheegeen inay is dhaafsadeen sida ugu habboon ee loo hor umarin karo geeddi socodka dowlad dhisidda Soomaaliya, maadaama hoggaan cusub ay ye elatay dowladda federaalka, iyo muhiimadda ku jirta wadashaqeynta isaga iyo dowlad gobol eedyada.

    Swan waxa uu hoosta ka xarriiqay in Qara mada Midoobay ay diyaar u tahay inay taage erto dadaallada dimuquraadiyadeed ee Puntl and, ka dib doorashooyinka dowladaha hoose ee sanadkii hore, 2021, wuxuuna ammaan u je ediyay Puntland sida ay uga go'an tahay in doorashada deegaannada la dardargeliyo.

Waxa kale oo uu carabka ku adkeeyay in Q/M

 ay sii wadi doonto taageerada gurmadka abaa

raha.


Magaalada Caabudwaaq Oo Lagu Aasay Afar Ruux Oo Labo Ka Mid Ah Ay Wala alo Yihiin

      Magaalada Caabuwaaq ee Waqooyiga Go bolka Galgaduud Habeen hore waxaa lagu aasay, Faa rax Cumar Geelle, Xaawa Cumar Geelle, Ism acil C/laahi Geelle iyo Farxan adan diini, oo labo ka mid ah ay wal aalo yihiin.

     Geerida afarta ru ux ayaa siyaabo kala duwan ku timid, wax aana labo ka mid ah dilkooda ka dambeeyay Askari ka tirsan Ciidanka Dowladda, kaasi oo di lka kadib goobta isaga baxsaday, waxaana la sheegay in ilaa iyo hadda ay laamaha ammaan ka Galmudug raadinayaan, Taliye kuxigeenkii Ciidanka Nabadsugida qeybta Galmudug iyo Walaashiis ayaa ka mid ah dadka dhintay.

     Sidoo kale Geerida labada Ruux ee kale ay aa timid kadib markii ay shil gaari galeen, xili ay u soo socdeen Aaska 2-da walaalo ee Dorraad lagu dilay Caabudwaaq, waxaana si wadajir ah afartooda loogu aasay M/Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud.

     Magaalada ayaa Shalay lagu Arkayaa Ciid amo aad u hubeysan oo baadi goobaya Askari ga dilka gaystay, oo la sheegay inuu ku dhex-dhuumaalysanayo Magaalada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud.

Muuqaal laga Duubay Askari jir-Dilaya Weriy aal ka howl-gala MUQDISHO

     Askari ka tirsan booliska Soomaaliya, kana mid ahaa ilaalada guddoomiye ku xigeenka dhanka amniga ee maamulka degmada Wada jir ayaa Shalay jir-dil u geystay laba Weriye oo ka tirsan warbaahinta Arlaadi Media oo ku had asha lahjada Mayga.

Baraha bulshada ay aa lagu faafiyey muu qaalka labadaan wer iye oo askarigu si to os ah u jir dilayo, xilli ay warbixin ka diyaari nayeen wadada laamiga ah ee marta xaafada Ceelqalow ee degmada Wadajir, halkaas oo ay fariisteen biyo jaray dhamaan isku socodka Wadajir iyo degmooyinka kale ee Muqdisho.

     Jir dilka kadib, Weriye Maxamed Nuur Faran sa iyo Cameraman Munasar Cabdiraxmaan ay aa lagu xiray saldhigga degmada Wadajir, iya doo qalabkii ay ku shaqeynayeena laga burbu riyey, lagana qaatay.

    Maamulka Warbaahinta Arlaadi iyo qaar ka mid ah ururrada u dooda xuquuqda saxaafadda ayaa si adag uga hadlay falka uu weriyaasha kula kacay askarigaas ka tirsan booliska, sidoo kalena la shaqeeya maamulka degmada Wadajir.

       Sidoo kale afhayeenka booliska Soomaal iya oo Shalay shir jaraa’id qabtay ay aa la weydiiyey waxa uu boolisku kala socdo falkaas jir-dilka ah, isagoo sheegay in baaritaanka kii skaas uu socdo. Wuxuu sheegay inuu la xariir ay maamulka warbaahinta ay ka howlgalayeen weriyaashaas ee Arlaadi, isla markaana aysan ka boolis ah aan ogolaa doonin in la dhibaate eyo qof ku jira shaqadiisa

 . XIGASHO:CAASIMADDA.NET

Hantidhowrka Qaranka Oo Joojiyay Heshiis yo Ku Kacayay Malaayiin Dollar Oo Sharci Daro Ah.

     Hantidhowrka Guud ee Qaranka ayaa shee gay in hey’adaha dowladda qaar laga hor istaagay tallaabooyin ay ku saxiixi rabeen qandaraasyo ku kacaya malaayiin dollar oo sharci darro ah.

Warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiskiisa ayaa lagu sheegay in gabi ahaanba la mamnuucay in la saxiixo heshiisyo cusub oo ay galaan wasiirada xil gaarsiinta, waxa ana arrintaasi sab ab looga dhigay inay khatar ku ahaay een dhaq aalaha dalka.

        "Xafiiska Hantidhowrka Guud ee Qaranka wuxuu ka warhelay in qaar ka mid ah hey’ad aha dowladda ay bilaabeen qorsheyaal lagu meel marinayo dhaqan gelinta heshiisyo waa weyn oo ku kacaya malaayiin dollar, kuwaas oo dalka ku yeelanaya saameyn dhaqaale oo xoog leh,” ayaa lagu yiri qoraalka.

      Hantidhowrka Guud ee Qaranka ayaa she egay in heshiisyo ay gali karaan oo kaliya xuk uumadda cusub marka la ansixiyo kadib, wuxuuna hay’adaha dowladda uga digay in mudadaas inta kahoreyso ay heshiisyo galaan, iyadoo sidan oo kale heshiisyo hore looga joojiyay xukuumadda xilgaarsiinta

       Si kastaba, Ra’iisul Wasaaraha Soomaal iya Xamse Cabdi Barre ayaa hadda ku howlan xulashada xukuumadiisa, waxaana lagu wadaa in maalmaha soo socda uu ku dhawaaqo golihiisa Wasiirrada.

Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo Magac aabay Guddiga gurmadka qarixii jowhar

Madaxweynaha Hirshab eelle Cali Guudlaawe Xu seen oo Magacaabay Gu diga Gurmadka Qaraxii 17-kii Luulyo ee Magaal ada Jowhar ayaa korme er u kuur gal ah ku tagay goobta uu ka dhacay qar axii Dorraad iyo Xaafadaha uu saa meeyay.Madaxweyne Ku Xigeenka Hirshabee lle Yuusuf Axmed Hagar oo horkacaya gudigaan ka kooban Howlwadeennada Madaxtooyada iyo Wasiiro ayaa wada qiimeynta, diiwaangalinta dadkii ku waxyeeloobay iyo tirada qasaaraha uu geeystay qaraxii Dorraad ka dhacay Magaalada Jowhar.

Xubnaha Guddiga oo ka kooban 12 Qof ayaa la filayaa in maalmaha soo socda ay soo bandhi gaan khasaaraha dhimasho, midka dhaawac iyo midka hantiyadeed ee ka dhashay qaraxa.

Al-Shabaab ayaa sheegtay mas’uuliyadda qar axii Dorraad ka dhacay magaalada Jowhar ee Caasimadda Hir-Shabeelle, iyaga oo sheegay in qaraxaas ay la beegsadeen goob ay ku sug naayeen mas’uuliyin katirsan Maamulka Hir-Shabeelle.

Sheekh Maxamed Idiris oo Xasan She ekh iyo Xamza u sheegay dad ay tahay in talada laga ilaaliyo

      Sheekh Maxamed Idiris oo ka mid ah culu mada Soomaaliyeed ee waaweyn ayaa si adag uga hadlay xaaladda ka jirta dalkeenna iyo dha qanka inta badan siyaasiyiinta Soomaaliyeed oo aad uu u dhaliilay.

     Sheekha ayaa ka hadlay dhinacyo badan oo dhibaat ada Soomaaliya ka jirta ah, si da abaar aha, am ni darra da, hormar la’aanta, fa tah aada ha,siyaasad xu mada iyo musuqa ka jira Soomaaliya.

    Wuxuu ugu baaqay Mada xweyne Xasan Sheekh iyo Ra’iisul Wasaare Xamse Ba rre inay sidaan wax ka bede laan oo talada dalka ay ka ilaaliyaan kuwii horay ugu fashilmay sam ata bixinta Soomaaliya.

    "Waxaan la socdaa Muqdisho in biyo fadhi yaan, oo Bajaajtu mari weysay, dhulka kala xi ran yahay, oo masaakiintu shaqa tegi weysay, waxaa inntaas u dheer abaarta dalka ka jirta, dadkeenu isbitaallada dunida ayuu cudurro la jiifaa,” ayuu yiri Sheekh Maxamed Idiris.

    Wuxuu u soo jeediyey dowladda inay xoogga saarto hal isbitaal oo looga maarmo caafima adka ay dadka Soomaaliyeed u raadiyaan dun ida kale.

    "Xildhibaanada, wasiirrada iyo dhamaan mad axdeenu ma ogyihiin in dunidu aysan naga yee leyn 20 sano Soomaaliya waxaba waa laga qab an waayey, waxna waa bedali kari waynay,” ayuu yiri.

      Wuxuu intaas ku sii daray, "Hadaan Shalay masuul Soomaaliya ahay, waan ka xishoo lah aa inaan dunida hor tago oo dad kale la hadlo, iyadoo dalkeygu sidaan u egyahay, waa ceebo wnay oo adduunka waan ku ceebeysanahay.”

     Wuxuu madaxda Soomaalida ku dhaliilay in markii ay xil qabtaan ay dalka isaga guuraan oo ilmaha degsadaan wadamada caalamka, isa goo taas ku tilmaamay fal aad u fool xun oo waaqica Soomaaliya aan ka turjimeyn.

     `Sidoo kale Sheekh Maxamed Idiris ayaa ka hadlay waxa uu ka yaqaano Sheekh Aadan Sii ro oo dhowaan geeriyooday, isla markaana me ydkiisa lagu aasay magaalada Hargeysa, wuxu una la sheekeeyey qiimihii iyo waayihii faaf

intiisa diinta Islaamka ee marxuumka.

Wiil yar oo baranayey kutubo cilmi oo si arxan-darro ah loogu dilay Muqdisho

      Macluumaad dheeri ah ayaa waxaa laga he layaa dil ay degmada Kaaraan ka geysteen ko ox ciyaal weero ah, kadib markii ay weerar ku qaadeen Cabdiraxmaan Sheekh Muxumad Mar acadde oo ka mid ahaa dhalinyarada deegaanka.

    Marxuumka ayaa la she egay in Habeen hore maqribkii ay si arxan darro ah u dileen koox ciyaal weero ah, xilli uu ku sugnaa xaafad da Xaawo Casir ee degmada Kaaraan.

     Cabdiraxmaan ayaa ahaa wiil yar, wuxuuna Kutubo Cilmi ka baranayey mid ka mid ah mas aajidyada ku yaal halkaasi, sidoo kalena wuxuu ku jiray fasalka 2-aad ee dugsiga sare.Hooyo Safiyo Sheekh Muxumad Godane oo dhashay marxuumka ayaa ka warbixisay dilka wiilkeeda, waxayna sheegay in 7 mindi ay ku dhufteen  ciyaal weero, xilli ay adeeg u dirsatay.

     "Canuga la dilay waxaan u ahay Hooyadiis gacan ka gar-daran ayaa dishay meel qabow Allaha geeyo marka u horreyso. Ciyaal weero ayaa jidka ku heshay adeeg ayaan u dirsaday, marka isaga oo adeegga ku maqan ayaa la dil ay todobo mindi ayaa lagu dhuftay,” ayey tiri Hooyo Safiyo Sheekh Muxumed.

     Sidoo kale waxa ay baaq u dirtay dowladda federaalka ah ee Soomaaliya, iyada oo ka dal batay in cadaalad loo raadiyo wiilkeeda, si shar ciga loola tiigsado dadkii dilay.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip