HALKAN KA AQRISO WARARKA WARGYESKA MOGTIMES DAILY NEWSPAPER EE MAANTA OO AH AXAD 17KA JULY 2022

0
Sunday July 17, 2022 - 09:20:02 in Wararka by
  • Visits: 513
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAN KA AQRISO WARARKA WARGYESKA MOGTIMES DAILY NEWSPAPER EE MAANTA OO AH AXAD 17KA JULY 2022

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.

Xasan Sheekh oo dalka kusoo laabtay balse isla maanta u baxaya safar kale oo dibadeed

     Madaxweynaha Soomaaliya Md.Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdiga uu hoggaamin ayey ayaa maanta dib ugu soo laabtay dalka, ka dib booqasho rasmi ah oo ay ku tegeen caasimada Kenya, waxaana la filayaa inuu isla maanta u baxo safar kale.

  Madaxweyne Xas an oo soo gaabiyey safarkiisa ayaa waxaa garoonka kusoo dhowe eyey mas’uulyiin ka tirsan labada gole ee dow ladda, waxaa kadib loo galbiyey dhismaha xar unta madaxooyada Soomaaliya, ayada oo mud do kooban loo xiray qaar ka mid ah waddo oyinka.

    Sida uu qorshaha ahaa madaxweynaha ay aa la filayey inuu la kulmo jaaliyadda iyo gana csatada Soomaaliyeed ee dalka Kenya, balse ma dhicin, wuxuuna isla maanta kusoo laabtay Muqdisho, taas oo ka dhigeysa in booqashadi isu ay qaadatay hal maalin oo qura.

     Madaxweynaha ayaa la filayaa inuu isla galabta u dhoofo dalka Jabuuti, halkaasi oo uu ku tegayo booqasho hal maalin ah, sida ayshe egtay in ay  xog ku heshay Caasimada Online.    

Waxa uu Jabuuti kula kulmi doonaa madaxwe ynaha dalkaas Ismaaciil Cumar Geelle, oo ay ka wada hadli doonaa xoojinta xiriirka labada dal oo xumaa tan iyo muddadii uu Farmaajo ah aa madaxweynaha. Farmaajo ayaa Jabuuti kala.

     saftay Eritrea oo ay xiisad kala dhaxeyso.

Safarka madaxweynaha ee Jabuuti ayaa noqon aya kii shanaad ee uu dalka uga baxo, tan iyo markii dib loo doortay, wuxuuna horey u bo oqday, dalalka Imaaraadka, Turkiga, Eritrea iyo Kenya.

     Madaxweynaha ayaa intii uu joogay Nairobi wuxuu wadahadallo miro dhal ah la yeeshay dhiggiisa Uhuru Kenya oo ay wada saxiixeen heshiis dib loogu fasaxay Qaadka Kenya.

     Sidoo kale waxaa heshiiskaas qayb ka ah xoojinta iskaashiga amniga, dhaqaalaha, fudu deynta dal ku-galka, dhaq-dhaqaaqa badeecad aha, kor u qaadidda xiriirka diblomaasiyadeed iyo siyaasadeed ee labada dal.

     Sida ay shaacisay Villa Soomaaliya madaxw eyne Xasan Sheekh Maxamuud oo diirradda sa araya xoojinta  xiriirka iyo iskaashiga Soomaa liya la leedahay dalalka Gobolka ayaa tilmaa may ahmiyadda ay leedahay Soomaali heshiis la ah dariskeeda iyo danaha isku dhafan ay wa daagan waddamada Gobolka, gaar ahaan  dhin acyada adkeynta xasilloonida, horumarka iyo wada-noolaanshaha shucuubta.

Sheekh Aadan Madoobe Oo Hal Arrin Kala Hadlay Guddoomiyaha Baarlamaanka Carabta.

     Guddoomiyaha Golaha Shacabka JFS Sh.Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo maanta kulan la qaat ay Gud doomiyaha Ba arla maan ka Carabta Abdel bin Abdulrah man Al-Assumi, ayaa waxaa uu la wadaagay dalalka Carabta iyo hay’adaha deeqaha bixiya ee caalamiga ah inay Soomaa liya ku garab istaagaan sidii ay uga bixi lahayd dhibaatada abaareed ee ka jirta dalka.

      Guddo omiyaha Baarlamaanka Carabta Adel bin Abdulrahman Al-Assumi, oo asagana dhankiisa ka codsaday dalalka Carabta in ay gacan ka ge ystaan ​​sidii Shacabka Soomaali yeed looga taa geeri lahaa abaaraha ka jira de gaanada Sooma aliyeed oo sanadkii saddexa ad xiriir ah abaaro daba dheeraadey jiraan.

     Wadahadalan ayaa ka dambeyay ka dib kul ankii ay isugu yimaadeen Guddoomiyaha  Baar lamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaal iya Sheekh Aadan Maxamed Nuur iyo Guddoo miyaha Baarlamaanka Carabta Adel bin Abdul Rahman Al Asoomi, iyadoo labada dhinac ay ka wada hadleen. sidii loo xoojin lahaa xiriirka ka dhexeeya Baarlamaanka Carabta iyo Gol aha Shacabka Soomaaliyeed.

      Guddoomiyaha Barlaamanka Carabta ayaa soo hadal qaaday mowqifka adag ee Baarlam aanka Carabta ee ku aaddan in Soomaaliya ay si buuxda u garab istaagaan marxaladaha xas aasiga ah ee ay ku jirto ka hortagga abaaraha, dadaallada dib lagu yagleelayo amniga iyo xas iloonida iyo dib u soo kabashada dhaqaalaha dalka, si uu uga gudbo caqabadaha dhan wal ba leh.

Villa Soomaaliya oo shaacisay u jeedd ada Safarka Madaxweyne Xasan Sheekh ee Jabuuti

      Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo qaar ka mid ah dalalka Gobolka ku maraya socdaal ku saleysan xoojinta xiriirka dalkeennu la leeyahay dalalkaas iyo xaqiijinta Soomaali he shiis la ah dariskeeda ayaa si diirran loogu soo dhaweeyey dalka aan walaalaha nahay ee Jab uuti oo ay uga bilaabatay booqasho rasmi ah.

      Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa waxaa si diirran ugu soo dhaweeyey Garoonka Diya aradaha ee Ambouli Internat ional Airport ee magaalada Ja buuti, Madaxw eynaha dalka Jabuuti Mudane Ismaaciil Cu mar Geelle, xub no ka tirsan Golaha Wasiirra da dalkaas, Saraakiil ciidan iyo cutubyo ka tirsan baamb ayda dalkaas oo salaan sharaf ku maamuusay soo dhaweynta Madaxweyne Xasan Sh.Maxa mud.

      Madaxweyne Xasan Sh.ayaa uga mahad celiyey Dowladda iyo shacab ka Jamhuuriyad da aan walaalaha nahay ee Ja buuti soo dha weynta diirran iyo martiqaadka heerka sare ah ee ay ku maamuuseen isaga iyo wafdigiisa, wa xa uuna tilmaamay in booq ashadan ay bilow wanaagsan u tahay sidii loo wanaajin lahaa xir iirka labada dal, loona adk eyn lahaa tiirarka adag ee dhaqan-dhaqaale iyo walaalnimo ee ka dhaxeya labada shacab.

      Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa inta uu ku sugan yahay Jabuuti waxa uu kulan la qaadan doonaa walaalkiis Madaxwey ne Ismaaciil Cumar Geelle, isagoo hadal ka je edin doona Xarunta Baarlamaanka Jabuuti, si uu uga xog warramo xaaladda dalkeenna iyo duruufaha ku xeeran, ahmiyadda xiriirka taari ikhiga ah ee labada dal iyo doorkooda wadajir ka ah ee ku aaddan horumarka iyo xasilinta Gobolka.

Ra’iisul Wasaare Xamse Barre Oo Kulan La Yeeshay Safiirka Ingiriiska Ee Soomaaliya

      Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaal ka Somaliya Xamse Cabdi Barre, ayaa Maanta oo sabti ah waxaa uu xafiiskiisa kulan kula qaa tay safiirka dowladda Ingiriiska u qaabil san arr imaha Soomaaliya ee Kate Foster.

Kulanka dhexmaray Ra’I isul Wasaare Xamse Bar re iyo Safiir Kate Foster ay aa waxaa looga hadlat Arr imo ay kamid ahaayeen xoojinta xiriirka iyo iskaashiga labada dal, sida lagu sheegay Qoraal kasoo baxay Xafiiska Xamse Barre.

     Ra’iisul Wasaaraha iyo Safiirka ayaa isla soo qaaday dardar-galinta barnaamijyadda hor umarineed ee dowladda Britain ka tageerto Soo maaliya ee leh dhinacyada kala duwan sida gar gaarka iyo amniga.

      Dowladda Ingiriiska ayaa kamid ah dow ladaha taageera dowladda Federaalka Sooma aliya, waxaana UK ay tababaro siisaa Ciidabka dowladda, sidoo kalena mashaariic ka fulisa qa ar kamid ah dowlad Goboleedyada dalka.

Muqdisho Oo Loo Sameynayo Biyo Mare eno Si Toos Ah Biyaha Roobka Ugu Shuba Badda

     Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Du qa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamud Max amed (Cumar Filish) ayaa kormeeray qaar ka mid Waddooyinka Caasimadda oo ay ka socda an howla dib loogu abuuraya gooba Biya mare en ah oo loogu talag alay in ay si toos ah ugu shubaan Bada.

      Wadooyinka uu kormeeray Guddoomiyaha gobolka Banaadir ayaa waxaa kamid ahaa.

1- Wadada Buundooyinka, oo ay ka socotay howla dayactir ah.  

2- Wadada hormarta Xarunta Taliska qeybta guud gobolka Banaadir ee ciidan boliiska Soom aaliyeed ee tagta isgooska Afarta Darjiin.

3- Warta KM-4 oo ay ka socotay howla biyaha looga qaadaye.

4- Wadada Buula Xubeey ee degmada Wa dajir.

 

Goobahaas uu maanta kormeeray Duqa Mag aalada Muqdisho Cumar Filish ayaa waxaa ka socday howl dib udhis ah oo Wadooyinka loogu Sameynayay Tubooyinka biyaha qaada kuwa as oo si toos ah ugu shubi doona Bada, si loo ga gudbo caqabadaha ay Roobka u geestaan isku socodka Caadimadda iyo Bilicda.

     Gudoomiye Cumar Filish ayaa maamulada degmooyinka gobolka Banaadir  faray in olola xoogan oo Nadaafada iyo bilicda lagu soo celinayo laga qabto Waddooyinka Caasimadda, waxa uu sidoo kale ugu baaqay bulshada in ay garab istaagaan howl wadeenada dowlada Hoose Xamar.

Dayuuradda Airbus A320 ee Sharikadda Freedom Airlines oo duulimaadkeedii ugu horeeyey bilowday

     Shirkadda Freedom Airline ee uu fadhige edu yahay magaalada Nairobi ayaa duulimaad keedii ugu horeysay ku bilaabay dayaaradda qaadka weyne ee Airbus A320.

       Dayuuraddaan A320 oo ay dhawaan Freed om Airline soo iibsatay ayaa shalay duulimaad keedii ugu horeysay ku tagtay magaalada Mu qdisho, ayada oo soo qaaday Madaxweyne Xa san Sheikh Maxamuud oo socdaal ku joog dal ka Kenya.Duuliye sare Ibrahim Mahad oo ka mid ah duuliyaasha Freedom Airlines ahna madax qaybta duuli ymaadyada ee sharikadda ayaa ku tilmaamay in dayuuraddaan A320 qayb-weyn ka qaadan doonto sidii loo haqab-tiri lahaa baahida loo qa bo duulim aadyada fog. hadka ugu horeeya oo ay bilaabi-doonto ayaa la filayaa in uu noqndo ona Dubai - Hargeysa iyo Dubai - Muqdisho oo hadda ay baahi-weyn ka jirto.

      Freedom Airlines waxaa la aasaasay san adkii 2008-dii waxaana aasaasay shakhsiyaad ganacsato ah, waxayna noqotay mid ka mid ah shirkadaha si weyn uga duula gudaha dalka Soomaaliya.

Ra’iisul wasaare ku-xigeenka dalka oo ka qeyb galay munaasabad lagu xusa yay afga mbigii dhicisoobay ee Turkiga.

      Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka, Mahdi Maxamed Guuleed, ayaa ka qayb galay mun aas abad lagu xusayay afganbigii dhicisoob ay ee ka dhacay waddanka Türkiye 15-kii July 2016 — taasi oo ku suntanayd maalinta ila alinta midnimada iyo dimoqraadiyadda Turkiga.

Tn iyo markii uu Afgen bigaa dhicisoobay, dowl adda Turkiga ayaa maalin kaa u asteysay maalinta midnimada Shacabka Tu rkiga, waxaayna qabataa dabaaldegyo lagu xusayo sidii Geesinimada lah ayd ee ay Shacabka dalkaasi uga hortageen laalidda Dimuquraaddiyadda wadankooda.

Saraakiil Ka Tirsan Midowga Afrika Oo Xog Siiyay Ra’iisul Wasaare Xamse Barre

       Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federal ka Somaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay ku-xigeenka Erg ayga Gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soo maaliya, Fiona Lortan iyo saraakiil ka tirsan ha wlgalka ATMIS.

    Masuuliyiinta Midowga Afrika ayaa xog ka si iyay Ra’iisul Wasaaraha hawlgalka ciidamada ATMIS iyo wakhtiga kala guurka oo loo dejiyay in ay ciidanka Soomaaliyeed guud ahaan la wa reegaan amniga dalka.Ra’iisul Wasaare Xam se ayaa sheegay in xukuumaddiisu ka sha qeyn doonto xasilooni siyaasadeed iyo mida mn iba, isla markaana ay ahmiyadda koowa ad, labaad iyo saddexaadba ay siineyso amni ga iyo sidii waddanka nabad looga dhigi lahaa.

     Dhinaca kale Ra’iisul Wasaaraha Xukuumad da Xamse Cabdi Barre ,oo xafiiskiisa ku qaabil ay Danjiraha Dowladda Shiinaha u jooga Soo maaliya Qin Jian ayaa kala hadlay xoojinta xiriir ka taariikhiga ah ee ka dhexeeya JSoomaaliya iyo Dowladda Shiinaha.

Madaxweyne Ku-Xigeenka Hirshabeelle Oo Gaaray Jowhar Warbixina Siiyay Guudlaawe

     Madaxweyne ku-xigeenka dowlad Gobolee dka Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar Daba-geed iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta dib ugu soo laabtay Caasimada Jowhar kadib safar shaqo oo uu ku joogay Magaalada Muq disho.

     Madaxweyne ku-xigeenka iyo wafdigiisa ay aa waxaa garoonka diyaar adaha kusoo dhowe eyay Kusimaha Guddoomiyaha Baarlam aanka Mahad Xasan Cusmaan xubnaha labada gole ee Maamulka, Maamulka Gobolka Shabeellaha Dhexe iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada.

     Madaxweyne ku-xigeenka dowlad Goboleed ka Hirshabeelle ayaa warbixin ka siiyay Madax weyne Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe wa xa uga qabsoomay socdaalkii shaqo ee uu ku tagay Magaalada Muqdisho.

    Ugu dambeyn Yuusuf Axmed Hagar Daba-geed ayaa kormeeray xafiisyada ay ku shaqeey aan agaasinka waaxyaha Madaxtooyada oo uu ku dhiiragaliyay inay dardargaliyaan shaqada adag oo ay u hayaan.

Dowladda Soomaaliya oo Midowga Afrika ka codsatay in laga qaado xayiraada hubka

     Dowladda Soomaaliya ayaa midowga Afrika ka codsatay in laga dulqaado cunaqabataynta hubka ee saaran, si ay xasiloonideedii usoo ce shato.

    Wasiir udowlaha arrimaha dibadda Soomaa liya, Balal Maxamed Cisman, ayaa codsigan ka jeediyay shirka 41-aad ee caadiga ah ee gol aha fulinta Midowga Afrika oo ka socda Zam bia.

      Codsiga dowladda Soomaaliya ayaa kusoo beegmaya, iyadoo dowladda Soomaaliya ay qo rshaynayso inay dalka dib ugusoo celiso kuma naan askari oo dalka Eritrea lagusoo tababa ray, kuwaas oo u baahnaan in loo sameeyo qalabayn, si ay qeyb muhiim ah uga qaataan in Alshabab dalka laga saaro. Bishii June, Guddiga golaha ammaanka u qaa bilsan cunaqabateynta saaran Sooma aliya ay aa sheegay, in dowladda cusub ee Soomaaliya ay iskaashi kala sameynayaan arrimaha muhi imka ah ee cunaqabataynta hubka.    15 Nov, 2022, Guddiga Golaha Ammaanka ayaa waxay cusbooneysiiyeen cunaqabateynta hubka ee Soomaaliya, si laga hortago hubka sharci-darrada ah ee la soo dejiyo iyo dhoofinta dhuxusha, iyadoo dib loo cusboonaysiiyay shaqada guddiga khubarada ee Soomaaliya.      

Dowladda Soomaaliya oo sannad walba fagaarayaasha caalamka gaysa in laga qaado cunaqabataynta hubka weli kuma guulaysan.

Madaxweynaha Puntland oo ka tacsiyee yey geerida ku timid  Ugaas Faarax xaaaji Maxamuud.

      Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Pun tland Siciid Cabdullaahi Deni, oo ku hadlaaya magaciisa iyo kan Goleyaasha Do wlad Gobol eedka Puntland iyo Shac abka , ayaa ka tac siye eyay geerida Alle ha u naxariistee Ugaas Faa rax Xaaji Maxa muud (Faarax Dheere) oo ka mid ahaa Hogga anka dhaqanka ee Puntland oo caawa ku geer iyo oday Gobolka Sool.

   "Alle ha u naxarii sto Ugaas Faarax Xaaji Maxamuud (Faarax Dheere) oo ku geeriyooday gobolka Sool, wuxuu ahaa odey waxbadan kas oo sha qeeyay nabadgelyada iyo horumarka Bulshada.

    Waxaan geeridiisa uga tacsiyeynayaa Sha cabka Puntland, Dhaqanka iyo gaar ahaan ehe ladii iyo qoyskii uu ka geeriyooday, marxuum ka alle janadii ha geeyo helkiisana samir iyo iim aan, aamiin.”Ayuu yiri Madaxweynaha owladda Puntland Mudane Siciid Cabdul laahi Deni.

    Alle ha u naxariistee Ugaas Faarax Xaaji Ma xamuud (Faarax Dheere), ayaa ka mid ahaa ho ggaanka dhaqanka ee Puntland, wuxuu kasoo qeyb qaatay ka shaqeynta nabadgelyada iyo horumarka Puntland iyo guud ahaan Soomaali ya oo uu marwalba u taagnaa.

Ergayga abaaraha Soomaaliya oo soo dho weeyay heshiiska furitaanka xuduu da Soo maaliya iyo Kenya

     Ergayga abaaraha Soomaaliya, Cabdiraxm aan Cabdishakuur Warsame, ayaa soo dhowe eyay ku dhawaaqista dib u furista xuduudka Kenya iyo Soomaali ya, taasoo uu sheegay inay wan aajinayso in gargaar bani'aadan imo la gaar siiyo dadka u baah an.

     Ergayga oo bayaan soo sa aray, ayaa ka co dsaday hay’adaha ay khusay so fulinta heshiis kan, inay qaadaan tallaabada dib loogu fur ayo xuduudka.

     "Tani waxay nafis aad u weyn u tahay dad aalkayaga lagu badbaadinayo nolosha waxaa na hubaal ah inay muhiim u tahay sahayda bini 'aadantinimo ee muhiimka ah si loo gaaro mee laha ku teedsan labada xuduud. Dadkeenna wa xaa soo food saartay abaartii ugu darneyd ee soo marta muddooyinkaan dambe, haddii aan laga hortagin xilliga loogu talagaleyna waxa ay halis u tahay in ay naftu ka baxdo,” ayuu yiri ar gayga abaaraha dalka.

     Ergayga waxaa uu sheegay in la qaaday tal laabo sax ah, taasoo kor u qaadaysa awoodda bani'aadamnimada si ay gargaar u gaarsiiyaan oo ay u bixiyaan taageero waqtigeeda ku habb oon.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip