HALKAN KA AQRISO WARARKA WARAGEYSKA MOGTIMES DAILY NEWSPAPER MAANTA OO AH KHAMIIS 14-KA JULY 2022

1
Thursday July 14, 2022 - 07:14:04 in Wararka by
  • Visits: 722
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAN KA AQRISO WARARKA WARAGEYSKA MOGTIMES DAILY NEWSPAPER MAANTA OO AH KHAMIIS 14-KA JULY 2022

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.

Xasan Sheekh oo ilmeeyey markii uu la kulmay waalidiinta askarta la geeyey Eritrea

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh. Maxamuud oo Dorraad ka soo laabtay safar uu ku tegay dalka Eritrea ayaa madaxtooyada kulan xog-warran ah kula qaatay qaar ka mid ah waalidiinta ciidanka Soomaaliyeed ee tab abbarka u jooga dalka Eritrea.

Madaxweynaha ayaa dhalinayaradaas xer yahooda ku kormeeray maalmihii la soo dha afay, Xasan Sheekh ayaa waalidiinta la wada agay xaaladda guud ee ay ku sugan yihiin, bad-qabkooda nololeed iyo halka ay maraya an tababbarrada ay dalkaas u joogaan.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud waxa uu mar kale waalidka u xaqiijiyey sida ay uga go’an tahay fulinta ballan-qaadkiisii ku aaddanaa in ubadkooda ay dib ula midoob aan, dalkana dib ugu soo laabtaan si ay u gu taan waajibka qaran ee ay sida geesinnim ada, dal-jacaylka iyo naf-hurnimada leh u qa adeen.

"Waxaan la soo qaatay farxadda ciidda, aniga oo si dhow ugu kuur-galay noloshooda. Si ay waalidnimo ku dheehan tahay ayaan ula soo dardaarmay, waxaana ka shaqeeyey in ay idinla soo xiriiraan. Sidoo kale waxaan la xalliyey caqabado ku aaddan arrintaas ani ga oo rajaynaya dhawaan in ay idin soo wac aan,” ayuu yiri Madaxweynuhu.

Madaxweynaha ayaa intii uu kulanka so cday celin waayey dareenkiisa, ayada oo la arki karay inuu ilmada ceshan waayey.

Dhinaca kale, waalidka ciidamada Soomaaliy eed ee la kulmay Madaxweynaha ayaa uga mahadceliyey mudnaanta uu siiyey xaaladda ubadkooda iyo sida degdegga ah ee uu uga war doonay si xal loogu helo tabashada iyo walwalka ay qabeen iyaga oo muujiyey in ay ku qanceen xogta uu la wadaagay ee ku saabsan xaaladda dhabta ah ee ubadkooda.

Ra'iisul Wasaare Xamse oo la kulmay Agaasimeyaasha Wasaaradaha Dowladda

Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Md.Xamse Cabdi Barre ayaa kul an is xogwareysi ah la yeeshay Agaasimaya asha Guud ee Wasaara daha iyo hay’addaha dowladda oo uu faray dardar gelinta shaqada Qaranka.

Ra'iisul Wasaaraha ayaa dul istaagay si da ay muhiimka ugu yihiin agaasimeyaasha gu ud ee wasaaraduhu howl fulinta shaqo oyinka dowladda, isagoo kula dardaarmay in si siman oo daacad ah ugu adeegaan dadka Soomaaliyeed.Ra’iisul Wasaare Xamse Ca bdi Barre ayaa ku adkeeyey Agaasimeyaa sha Wasaaradaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya in shaqooyinka ka socda wasa aradaha aysan hakad galin xiligaan kala guur ka ah, si uusan dib u dhac ugu imaan adeeg yada wasaaraduhu u hayaan bulshada.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa xusay in ahmiy ad gaar ah ay xukuumaddiisa u leedahay is ku soo dhaweynta dadka Soomaaliyeed, si meesha looga saaro wax walba oo keenaya tuhun, siina kala fogaynaya ummadda Soom aaliyeed.

Dhankooda, Agaasimeyaasha ayaa la wadaagay Ra'iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre warbixinno ku saabsan howlaha hor tabinta u leh Hay'adaha dowladda, iyagoo soo bandhigay sida ay uga go'an tahay dar-dar gelinta howlaha iyo adeegyadda ay dowl addu u hayso shacabka Soomaaliyeed.--DHAMMAAD---

Madaxdii hore ee Puntland oo sheegay cidda mas’uulka ka ah dhacdadii Boosaaso

Madaxweynayaashii hore ee Puntland Cabdiwlei Maxamed Cali Gaas iyo Cabdirax maan Sheekh Maxamuud Faroole ayaa war-saxaafadeed ay soo saareen ku dhaleecee yey dagaalkii Boosaaso ka dhacay Axaddii oo ay ku dhinteen 11 qof.

Dagaalkaas ayaa ka dhashay markii ay isku dhaceen ciidamada ka wada tirsan Pun tland oo ay dhexmartay dood ku saabsan di yaarad ay saarneyd Gudoomiye ku xigeenka kowaad ee Golaha Shacabka Sacdiya Yaas iin Xaaji Samatar oo loo diiday inay kasoo de gto garoonka Boosaaso.

War-saxaafadeedka oo ay sidoo kale ku wehliyeen Axmed Ciise Cawad (Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibadda ee DFS), Cabdi khadar Shaaciye (Wasiir hore ee Puntland ahna Xubin Golaha Shacabka ee Puntland), Maxamed Cabdiraxmaan Faroole (Lataliyaha Amniga ee Puntland) ayey dhacdaas mas’uu liyadeeda ku eedeeyeen Gudoomiye ku xigeenka kowaad ee Golaha Shacabka Sacd iya Yaasiin Xaaji Samatar. Hoos ka aqriso warsaxaafadeedka.

WARSAXAAFADEED

Annagoo ah Cabdiraxmaan Sheekh Max amuud Faroole (Madaxweynihii hore ee Pun tland), Cabdiweli Maxamed Cali Gaas (RW hore ee DFS iyo Madaxweynihii hore ee Pun tland), Axmed Ciise Cawad (Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibadda ee DFS), Cabdikhadar Shaaciye (Wasiir hore ee Puntland ahna Xubin Golaha Shacabka ee Puntland), Maxa med Cabdiraxmaan Faroole (Lataliyaha Amn iga ee Puntland), waxaan halkaan ku soo jee dineynaa arrimaha soo socda: 1. Waxaan a nnagoo aad uga murugeysanka tacsiyey neynaa geerida iyo dhaawaca naxdinta leh ee ka dhalatay qalalaasihii ka dhacay Boosa aso 11kii June 2022. Waxaan intii dhimatay Alle uga baryeynaa naxariis iyo dembi dhaaf ehelkoodana samir iyo iimaan. Inta dhaawa ca ahna Allaha siiyo caafimaad dhaqsa ah.

2. Waxaan si xooggan u cambaareyney naa cidda masuulka ka ah dhibtaas weyn ee dhalisay dhimashada iyo dhaawaca, khalkha lkana gelisay xasiloonida Puntland.

3. Waxaa cad in dhibkii halkaa ka dha cdey iney mas’uul ka tahay Gudoomiye ku xi geenka Kowaad ee Barlamanka Golaha Sha cabka JFS Sacdiya Salaad Samatar iyadoo baalmartey nidaamkii dowliga ahaa oo dalku lahaa.

4. Waxaan ugu baaqeynaa qeybaha kala duwan ee reer Puntland, gaar ahaan magaal ada Boosaaso inay ilaashadaan nabadda, xa siloonida iyo nidaamka dowladnimo ee Alle ku mannaystay.

5.Puntland waxay leedahay Maamul la doortay iyaga ayaan ah dariiqa ugu mudan ee ay tahay in la maro xiriirka Dowladda Fe deraalka Soomaaliya iyo Puntland.

6. Waa in laga fogaado wax kasta oo wax u dhimi kara isla shaqaynta Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowlad-Gobole edyada. Wabillaahi Towfiiq

Wejigii Saddexaad Ee Wada-Hadallada Xukuumadda Iyo Mucaaradka Somaliland Oo Qabsoomay

Waxaa Shalay oo Arbaco ah Xarunta Madaxtooyada Somaliland ka qabsoomay we jigii saddexaad ee wada hadallada u dhexe eya xukuumadda iyo saddexda xisbi Muca arad ee KULMIYE, UCID iyo WADDANI.

Shirkaasi ayaa lasoo weriyey inuu ku furmay ja wi wanaagsan, waxaana goob-joog ka ahaa labada gudoomiye ee Go laha Guurtida iyo Golaha Wakiillada Somalil and, Saleebaan Maxamuud Aadan iyo Cab dirisaaq Khaliif Axmed.

Waxaana shirka furay Madaxweynaha So maliland, Muuse Biixi Cabdi oo uu wehelin a ayo Madaxeyne ku xigeenka Somaliland, Cabdiraxmaan (Saylici) iyadoo la gudo galay ajendayaasha laga dooday oo ay si wada jira u soo diyaariyeen saddexda xisbi,

Intaa ka dib dhinac-walbaaba ayaa wax aa uu soo jeediyey doodda uu qabo, iyadoo ay dhegeysanayeen Madaxweynaha Somali land Muuse Biixi Cabdi, labada guddoomiye Baarlamaan iyo madaxweyne ku xigeenku.

Waxaana wejigaasi isla Shalay uu ku soo dhamaaday isu-soo dhawaansho, iyadoo loo ballamay in la soo naaqisho doodaha Shalay la jeediyey, berri oo khamiis ahna ay isu yim aaddaan min saddex xubnood oo keli ahi, ku waas oo ka kala socda saddexda xisbi ee

UCID, WADDANI iyo KULMIYE.


Cumar Cabdirashiid: Puntland ma wax ay u dhaqmaysaa sida dowlad madax bannaan?

Raysal wasaarihii hore ee Soomaaliya, Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, ayaa Puntland ku tilmaamay inay u dhaqmayso sida dowlad madax bannaan, kadib markii maamulku u diiday inay Bosaso kasoo dagto ku simaha madaxweynaha Soomaaliya.

Raysal wasaarihii hore ee Soomaaliya, ayaa sheegay in tallaabooyinka noocaan oo kale ah ay keena yso in si de gdeg ah loo dhameyst iro dastuurka Fe deralka,iyadoo loo marayo siyaasad loo dhan yahay.

Dhinaca kale, siyaasiyiin bad an oo ku midoobay dallada aqoonyahannada iyo waxg aradka Puntland, ayaa madaxweyne Deni u gu baaqay inuu iscasilo, iyagoo sheegay inuu ku fashilmay hoggaaminta Puntland.

Waxay sheegeen dhacdadii Bosaso inay ahayd nasiib darro weyn oo laga baaqsan ka ray, waxayna masuuliyadda dusha uga tuur een madaxweynaha.

Labadii kulan ee dhexmaray Farmaajo iyo Netanyahu iyo qorshihii uu ka diiday Trump’

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan qarsoodi ah la yeeshay ra’iisul wasaarihii hore ee Israel Benjamin Netanyahu horaantii 2020, waxaa sida as wargeyska Tim es of Israel u she egay diblomaa si xog-ogaal u ahaa kulankaas.

Farmaajo ayaa bi shii Febraayo tegay Tel Aviv isaga oo uu we hliyo Balal Osman, oo ahaa ergeyga gaarka ah ee Farmaajo u qaabilsa naa Geeska Afri ka, Badda Cas iyo Gacanka Cadmeed, sida uu sheegay diblomaasiga.

Labada hogaamiye ayaa ka wada-hadlay suurta-galnimada xiriir dhex-mara dalalkoo da. Hase yeeshee dadaalladaas ayaa waxa an taageerin madaxweynihii hore ee Marey kanka Donald Trump, oo aan dooneyn inuu Soomaaliya ku daro dadaallada gobolka ee markii dambe loo bixiyey Heshiiskii Abraham (Abraham Accords), sida uu sheegay diblo maasiga.

"Ma dooneyn [Trump] inuu la macaamilo waddan, uu u maleeyey inuu ahaa ‘dal qurm ay,’” ayuu yiri diblomaasiga.

Sarkaalka ayaa sheegay in weerarada ay Ilhaan Cumar, oo ah gabar Soomaali ah oo ka tirsan congress-ka Mareykanka, ay ku qa adeysay Trump, ay Trump ka xiray Soomaa liya.

Markii labaad ee Netanyahu uu la kulmay Farmaajo ayaa aheyd 28-kii November 2018, markaas oo ay ku dhinac kulmeen kulan dhe x-maray Netanyahu iyo madaxweynaha Ken ya Uhuru Kenyatta oo ka dhacay magaalada airobi, sida uu sheegay diblomaasiga hore. Kulanka ayaa ku yimid codsiga Netanyahu.

Afhayeenada Netanyahu waa ay diideen co dsi ku saabsan inay arrintan ka hadlaan. Sida uu sheegay diblomaasiga, Farmaajo ay aa sidoo kale amray safiirkii Soomaaliya ee Switzerland Faduma Abdullahi Mohamud in ay ka aamusto qaraarkii 2019 ee Golaha Xuq uuqda Aadanaha QM uu ku cambaareeyey Israel sababo la xiriia buuraha Golan He ights.

"Waxa uu doonayey inuu ku tijaabiyo fal celinta gudaha iyo dibedda ee taageero yar oo shaacsan oo loo muujiyo Israel,” ayuu yiri diblomaasiga.

Faduma ayaa waxaa u yeeray wasaarad da arrimaha gudaha Soomaaliya kadib code yntaas. Farmaajo ayaa kadib ku qasbanaad ay inuu ku ciqaabo codeyntaas kadib markii dhalleeceyn xooggan oo gudaha iyo dibedda ah uu la kulmay, sida uu sheegay diblomaa siga.

Israel wax xiriir ah diblomaasi ah lama ye elan Soomaaliya weligeed. Sidoo kale Soo maaliya weligeed Israel uma aqoonsan dal.

Shaac ka qaadista kulankan ayaa imaneysa ayada oo toddobaadyadii dhowaa ay jireen warar sheegaya isu soo dhowaansho Sooma aliya iyo Israel ah.

Ilo-wareedyo ka tirsan dowladda federaal ka Soomaaliya ayaa Isniintii beeniyey warbixi no ay qoreen warbaahinta Israel oo sheega ya in Muqdisho ay ka fakareyso inay xiriir dib lomaasi la yeelato Israel.

Wargeyska Times of Israel ayaa Axaddii qoray in afhayeen u hadlay madaxweynaha Soomaaliya uu sheegay in dowladda ay kala tashaneyso baarlamanka suurta-galnimada ah inay xiriir diblomaasi la sameysato Israel.

Ilo-wareedyo la hadlay Caasimada Online ayaa xaqiijiyey in afhayeenka madaxweyna ha Soomaaliya uusan marnaba la hadlin war baahinta xigatay, islamarkaana warbixinta wargeyska Times of Israel ay tahay been abuur.

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo R/W Xamza oo soo faro-geliyey dhacdadii Bo osaaso

Faah-faahino dheeraad ah ayaa waxaa la ga helayaa kulan u dhexeeyey madaxw eynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo ra’iisul wasaare Xamza Cabdi Barre, kaas oo looga hadlay dhacdadii garo onka magaalada Boosaaso ee sababtay dag aalkii ka dhashay dib usoo celintii xildhibaan Sacdiya Yaasiin.

Kulanka oo ahaa mid xas aasi ah ayaa wax aa diirr adda lagu saaray falkaa si oo dhacay Isniintii la soo dhaafay, waxaana ku dhintay in ka bad an 10 ruux, kadib iska hor imaad ka dhacay magaalada Boosaaso ee gobolka Bari, kaas oo u dhexeeyey ciidamada Puntland.Wararka ayaa sheegaya in kulanka ay go objoog aheyd guddoomiye ku xigeenka 1aad ee Golaha Shacabka, Marwo Sacdiyo Yaas iin Samatar, waxaana shirka uu yimid, ka dib markii ay madaxdu ku guuleysteen inay ba ajiyaan shir jaraa’id oo ay qaban laheyd Sac diya.

Sidoo kale wararka ayaa intaasi ku dara ya in madaxweynaha iyo ra’iisul wasaaraha ay xiriir khadka taleefanka ah la sameeyeen madaxweynaha Puntland, Saciid Cabdullahi Deni oo haatan safar ugu maqan magaalada Abu Dhabi ee dalka Isu Tegga Imaaraadka Carabta.

Labada dhinac ayaa ka wada-hadlay qa boojinta xiisadda ka dhalatay dhacdadaasi, waxaana la sheegay in Xasan iyo Xamza ay cudur daar ka bixiyeen shaqaaqadaasi.

Waxaa sidoo kale lagu ballamay inuu Sa ciid Deni ku laabto Garoowe, kadibna uu te gayo madaxweynaha ama ra’iisul wasaaraha midkood, si aysan dhacdadaan u saameyn xiriirka iyo wada-shaqeynta dowlad federaal ka iyo dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland.

Wada-hadalladan billowday ayaa kusoo aadayo, ayada oo weli ciidamadii dagaalam ay ay isku horfadhiyaan Boosaaso, halkaas oo laga dareemayao dhaq-dhaqaaq ciidan.

Si kastaba, xaaladda ayaa Dorraad kasii dartay markii madaxweyne ku xigeenka Puntl and, Axmed Karaash oo haatan ah ku sima ha madaxweynaha uu shaqo joojin ku sam eeyey wasiiro ka tirsan maamulkaasi kuwaas oo lala xiriiriyey is hortaagii lagu sameeyey Sacdiya.

Ciidamadda Booliska Oo Muqdisho Ku Xiray Wadaad Caan Ka Ah Baraha Bulshada.

Ciidamadda booliska gobolka Banaadir ayaa Shalay xabsiga dhigay wadaad caan ka ah baraha bulshada, kaasoo lagu magaca abo Sheekh Shantaay, iyadoo loo heysto ha dal uu ka sheegay in koox "Ciyaal Weero ah” ay lacago baad ah ka qaadaa gaadiid dhexm arta xaafado kamid ah degmada Hodan.

Sida wararku sheegayaan, Wadaadkan ay aa laga soo qabtay Isbitaalka Digfeer, wax aana haatan lagu hayaa sal dhigga booliska egmada Ho dan ee bartamaha magaala da Muqdisho.

Taliyaha booliska degmada asi Xuseen Cad ceed ayaa xaqiijiyay xarigga wadaadkan oo uu sheegay in loo heysto hadal uu she egay oo ah in Ciyaal weero ay lacago canshuur uu ku ti lmaamay ay kaga qaadaan degmada Hodan gaar ahaan xaaf adda Taleex gaadiidka xamu ulka kasoo qaa da dekadda Muqdisho iyo warar kale oo ho rraan uu ka sheegay dhacd ooyin ka dhac ay degmada.

Lama oga waxa ay ka yeeli doonaan sar aakiisha booliska arrintan, waxaana haatan socota su’aalo weydiinta Sheekh Shantaay, iyadoo arrimaha wax aga weydiinayo ay qe yb ka tahay keenista cadeymaha dhacdooyin yaab leh qaarkood oo uu hore u sheegay.


Xog: Sida Xamza u wajahay xiisadii Boo saaso iyo cabsida laga qabo qorshaha Deni

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa ku baxay daminta shaq aaqo dhawaan ka dhacday magaalada Boo saaso ee xarunta ganacsiga Puntland.

Diyaarad siday gargaar kooban oo kusii jee day magaalada Boosaaso ayaa loo diiday inay ka dagto garoonka diyaaradaha ee mag aaladaas. Diyaarada waxaa kaloo saarneyd guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee golaha shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya xil dhibaan Saacdiya Yaasiin Xaaji Samatar oo laga soo doortay Puntland.

Waxay aheyd markii labaad oo ay isku da ydo inay Puntland gargaar gaarsiiso. Horey Garoowe ayey u geysay balse tii Boosaaso waxaa ka dhashay khasaaro ka xoog badan dhowr kartoon oo gargaar ah oo ay galbiney say guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee golaha shacabka.

Dhimashada 17 qof yo dhaawac intaas ka badan ayaa lasoo wariyey inuu dhaliyey dag aalkii dhawaan ka dhacay garoonka diyaarad aha ee magaalada Boosaaso.

Dadka dhintay ayaa u badan labada cii dan ee PSF iyo PMPF oo iyagu ku dagaal amay in diyaaradaas siday gargaarka ka da gto Boosaaso iyo inay dib ugu laabato mag aalada Muqdisho oo ay markii hore ka timid.

Puntland waxay ku dooday inaan lasoo marin habka saxda ah oo ay madaxda dowladda dhexe ku imaan karaan deegaanada maam ulka Puntland. SI gaar ah guddoomiye ku-xig eenka koowaad ee Golaha Sshacabka wa xaa lagu eedeeyey inaysan maamulka la soc odsiin imaatinkeeda.

Hoggaamiyaashii hore ee maamulka Pun tland Cabdiraxmaan Maxamed Faroole iyo Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo Habeen hore war kasoo saaray dhacdadii ka dhacday magaalada Boosaaso waxay mas’uuliyadda wixii halkaas ka dhacay dusha ka saareen guddoomiye ku-xigeenka koowaad oo ay sheegeen inaysan marin habkii loo baahnaa haddii ay tageyso deegaanada Puntland, ma adaama ay hambaarsan tahay xil sare oo fed eral ah.

Waa nasiib-darro weyn gargaar dhowr ka rtoon ah inuu sababo geeri intaas dhan. Ra’ iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa la xaqiijiyey inuu deg deg uga ho wlgalay inaysan xaaladii Boosaaso dhalin mid kasii xun.

Sida ay noo xaqiijiyeen ilo-wareedyo xog-ogaal ah oo xafiiska ra’iisul wasaaraha ka tirs an, wuxuu Xamza la xiriiray hoggaanka sare ee Puntland isagoo ka codsaday in xaaladda dhacday xalkeeda loo maro dariiq nabdoon lagana wada-shaqeeyo baarista cidda mas’u uliyadda qaadeysa iyo daweynta dhaawa cyada daran.

Hoggaanka Puntland waxaa la sheegay inay soo dhaweeyeen odayeynta ra’iisul wasaara ha iyo in la iska kaashado badbaadinta dha awacyada daran.

Xildhibaano heer federaal ah oo Puntland kasoo jeeda oo dhawaan ra’iisul wasaaraha la kulmay kadib markii ay timid dhacdadii Bo osaaso ayaa iyaguna sheegay inuu ra’iisul wasaaraha ku ballan qaaday garab istaag bu uxa si Boosaaso iyo dadkeedu u helaan xas ilooni.

Magaaladaan caanka ku ah ganacsiga ayaa ciriiri amni ku jirtay tan iyo markii uu soo bilowday khikaafka Saciid Deni iyo hoggaan ka ciidamada PSF.

Hoggaamiyaha Puntland Saciid Cabdull aahi Deni oo kamid ahaa siyaasiyiintii ugu xo oganaa ee dhaliyey isbadalkii 15-kii May lag ama soo warin qanaaca fiican oo la xiriirta ni daamka cusub ee ka dhashay Soomaaliya.

Deni oo xilka ra’iisul wasaaraha ku hun goo bay ayaa dhacdadii Boosaaso kadib waxay dad badan shaki geliyeen wada-shaqeyntiisa dowladda Federaalka ah.

Waxaa jira walaac ku saabsan in Saciid Cabdullaahi Deni uu middiyaha u afeysanayo dagaal siyaasadeed cusub oo uu la galo nida amka Villa Somalia.

Puintland ayaa inta badan dagaal siyaasa deed ka gashay madaxdii timid Villa Somalia tan iyo 2009, waxayna mar walba leedahay dooq gaar ah oo ka duwan deegaanada kale.

Balse dadka siyaasadda ka faalooda waxay leeyihiin waayihii dambe dagaal siyaasadeed ka Puntland ma aheyn mid deegaan khusee ya ee wuxuu ku wajahnaa dano siyaasiyiin gaar ah leeyihiin.

Mucaaradnimo uu Saciid Deni ku dhawa aqo saacadaha hore ee xukunka Xasan She ekh iyo Xamza ayaa la aaminsan yahay inay si weyn u dhaawici doonto Deni.

Odayaasha dhaqanka ee gobolka Berri ayaa la iyaguna la xaqjiijiyey inay ku howlan yihiin sidii loosoo afjari lahaa xiisadaha soo noqnoqday ee magaalada Boosaaso.

Deni Iyo Wasiirkiisa Maaliyadda Oo Addis Ababa Uga Shiray Xiisada Boosa aso Iyo Go’aankii Baarlamaanka.

Madaxweynaha maamulka Puntland Si ciid C/llaahi Deni iyo Wasiirkiisa Maaliyadda Xasan Shire Abgaal ayaa kulan gaar ah wa xa ay ku yeesheen magaalada Addis Ababa ee caasimadda dalka aan Bada leheyn ee Ito obiya.

Deni oo ka soo laabtay dalka Imaaraatka Carabta ayaa Dorr aad ka dagay Ad dis, hal ka wasiirka maaliy ada Puntland Abg aaloow uu isna ka soo laabtay socdaal uu maalmahan ugu maqnaa dalka Sweden, labada mas’uul ayaa Iska xog wareystay xaaladihii u danbeeyay ee Puntland iyo jihada ay tahay in wax laga bilaabo. Ilo lagu kalsoonaan karo ayaa xaqi ijiyay in arrimaha kulankooda diirada ku saa reen ay qeyb ka tahay dagaalkii Isniintii ka dhacay magaalada Boosaaso ee ay ku dhin teen 15-ka qof iyo go’aankii ay marka 2-aad baarlamaanka Puntland ku diideen golaha garsoorka maamulkaasi oo uu hormuud u ahaa gudoomiyaha maxkamadda sare.

Wararka la helayo waxey kaloo tilmaamaya an in Madaxweyne Deni iyo wasiir Xasan Ab gaal sidoo kale la filayo in ay saacadaha soo socda Garoowe yimaadaan si ay u sii wada an kulamada lagu dejinayo xaaladda siyaas adeed ee Puntland.

Eedeysanayaal loo haysto dilka C/rax man iyo Cali Shariif oo maxkamad la horkeenay

Maxkamada Ciidmada Qalabka-Sida, gaar ahaan qeybta 27-aad ayaa Shalay u fariisatay dhageysiga Dacwad ciqaabeed loo heysto Shan Eedeysane oo lagu soo oogay dacwad dilal ay ka geysteen M/Jowhar.

Maxkamadda ayaa markii ay furantay wa xay dood adag ay dhex-martay Xeer ilaa linta maxkamadda ciidamada qalabka si da qeybta 27-aad iyo qareenada u doodayay eedeysanayaasha 5-ta ah.

Eedeysanaha 1-aad oo lagu magacaabo Cabdullaahi Xuseen Duurdage ayaa xeer ila alinta maxkamadda ciidamada ay sheegtay in 17-kii bishii 3-aad ee sanadkii 2020-ka uu dil u geystay Askari katirsan Ciidamada Boo liska Hir-Shabeelle.

Eedeysanayaasha 2-aad iyo 3-aad oo lagu kala magacaabo Xasan Yuusuf Ibraa him oo kamid ahaa Booliska Hir-Shabeelle iyo Najiib Aadan Axmed Xaaji ayaa loo hays ta inay dileen marxuumiinta kala ah Cabdira xmaan Sheekh Cismaan iyo Cali Shariif.

Sidoo kale Xasan Maxamed Qaareey iyo Maxamed Cabdinuur Xiireen ayaa lagu soo eedeeyay inay tooreey ku dileen Marxuum Maxamed Cismaan Baroow, sida ay ku eede ysay Xeer ilaalinta maxkamadda ciidamada qeybta 27-aad.

Markii uu soo dhamaaday fadhiga maxk amadda ayaa waxa uu guddoomiy aha maxk amada ciidmada qalabka-sida qeybta 27-aad, Gaashaanle Maxamed Amiin Cabdulle uu sheegay inay go’aan kasoo saari donaan.


Wareysi: Muxuu Fiqi kusoo arkay markii uu tegay Eritrea?

Safiirkii hore ee Soomaaliya u joogay Mid owga Yurub, haatanna ah xildhibaan ka ti rsan Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Soo maaliya ayaa markii u horey say ka warbixiyay waxyaabi hii uu kusoo arkay Eritrea iyo booqasho uu ku tagay xarun ta lagu tababaro ciidamada Soomaalida.

Danjire Cali Saciid Fiqi oo kamid ah mas’ uuliyiinta Soomaalida ee faro-ku-tiriska ah ee booqatay ciidanka Soomaalida ee lagu taba barayey Eritrea ayaa sheegay in ciidamada as loola dhaqmay si fiican, ayna qaadanaye en tababar heer sare ah.

"Ciidamada inta aan ka warqabo si fiican oo qurux badan oo millateri dhab ah lasoo marsiiyay weeyi, marka hore meelaha buur aha ayaa lagu soo tababara oo kadib waxa la geeya xeebaha. Ciidamada la tababaray waa noocyo kala duwan waxay badankooda u ba dan yihiin xooga dalka,” ayuu yiri Danjire Fiqi oo la hadlay VOA-da.

Sidoo kale waxa uu sheegay in madax weynaha Eritrea ay dhankiisa ka timid in Soo maaliya ay dowladiisa u tababarto ciidamo qeyb ka noqda dagaalka ka dhanka ah argag ixisada, taasi oo markii dambe uu ku raacay madaxweynihii hore ee Maxamed Cabdulla ahi Farmaajo, sida uu sheegay."Waxaa hub aa inay fikrad fiican aheyd in ciidankaas la ge eyo halkaas (Eritrea), marka nimankaan iya ga oo tababaran oo qoryahooda wata ayaa wadanka la keenaya.”

Danjire Fiqi oo wax laga weydiiyay tuhuno sanadihii dambe dul hoganayay ciidamadaas ayaa waxba kama jiraan ku sheegay in askar ka tirsan ciidamada Soomaaliyeed ee la tab abarayo ay qeyb ka noqdeen dagaalkii Ito obiya.

"Ciidamadaas wax walba oo ciidan la si iyo waa la siin jiray oo si fiican ayaa looga war qabay, xataa waxaa ka warqabay inta si gaarka cabta in la siin jiray sigaarka, waxaan hubaa in si fiican looga warqabay.”

"Ciidan si fiican loo soo tababaray weeyi oo Shalay meeshii loo diro kasoo bixi kara weeyi. Waa dad ciidan loo soo tababaray oo loogu tala-galay inay waddan difaacan.”

Ugu dambeyntiina waxa uu madaxweyne Xa san Sheekh Maxamuud ku bogaadiyay in uu mas’uuliyad gaar ah iska saaray ciidamada as, islamarkaana safar u kuur-galid ah u tag ay dalka Eritrea.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh. Maxamuud ayaa Shalay kusoo laabtay dalka ka dib booqasho afar maalmood ah oo uu ku tagay dalka Eritrea.

Madaxweynaha Soomaaliya iyo dhiggiisa Eritrea Isaias Afwerki ayaa ku heshiiyey inay xoojiyaan xiriirka siyaasadeed, kan dibloma asi iyo in kor loo qaado iskaashiga difaaca iyo amniga.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa intii uu joogay Eritrea booqday askarta Soomaalida ah ee muddada ku dhow saddexda sno lagu tababarayey dalkaasi kuwaasi oo ay hadhee yeen warar kala duwan oo ku saabsan faya-qabkooda iyo xaaladda tababarkooda.

Dowladda Nigeria oo Taliye Cusub u soo magacaawday ciidanka ka jooga Soomaaliya

Ciidanka Booliska Nigeria ee qayb ka ah howlgalka Midowga Afrika ee ku meel gaarka ah ee Soomaaliya (ATMIS), ayaa bedelay taliyahoodii, iyaga oo yee shay taliye cusub.

Taliyaha loo soo magac aabay Ciidanka Booliska Nigeria ee ku sugan SomaaliaMohammed Ibrahim ayaa la wareegay xilka taliyaha qey bta xilli kadib munaasabad xil wareejin ah oo ka dhacday magaalada Muqdisho.

Kaaliyaha Kormeeraha Guud ee Bilayska Augustine Kailie ayaa ku ammaanay taliyihii hore ee xilka ka degaya iyo kooxdiisa sidii sharaf, xirfada iyo geesinimada laheyd oo ay ugu adeegeen Shacabka si ay u horumariy aan waajibaadka ATMIS.

"Caqabado ayaan ku soo marnay Jowhar iyo Beledweyne balse waan ka gudubnay. Waad ku mahadsan yihiin adeegga loo qab tay dadka Soomaaliyeed. Markaan dalkeena ku laabanyo ayaa la wadaag khibradeena ayuu yiri” Augustine Kailie.

Taliyihii hore ee xil wareejiyay Ita ayaa u mahadceliyey saraakiishii uu ku amray in ay horumariyaan waajibaadka howlgalka, in kasta oo ay carqaladeeyeen masiibada COV ID-19, in kastoo ay bixiyeen amni ku filan in ta lagu guda jiro doorashooyinka qaranka ee dhawaan la soo gabagabeeyay.

"Guusha ugu weyn ee aan gaaray tan iyo markii aan halkan imid waxay ahayd ka qayb galka doorashooyinkii dhammaatay taasoo keentay in la doorto xubnaha baarlamaanka, guddoomiyeyaasha iyo madaxweynaha,” ay uu yiri taliyihii hore ee ciidamada booliska Nigeria ee jooga Soomaaliya.

159 Askari oo ka tirsan ciidamada Nigeria ee dhameystay socdaalkooda shaqo waxay ku hoos shaqeynayeen waajibaadka AMISO M/ATMIS tan iyo bishii Maarso 2021, waxa ana saraakiisha horkaceysay la guddoo nsiiyay billado iyo shahaadooyin.

Taliyaha Cusub ee Ciidamada Nigeria Maxamed Ibraahim, ayaa ku amaanay AT MIS militariga, booliiska iyo qaybaha rayidka horumarka laga gaaray fulinta waajibaadka howlgalka ATMIS ee Soomaaliya.

Ciidamada ka socda Nigeria ayaa fure u ah taageeradda tayaynta Ciidanka Booliska Soomaaliyeed (SPF) iyo in si buuxda mas’u uliyadaha amniga loogu wareejiyo Ciidamada Ammaanka Soomaaliya.

Madaxweynihii Sri Lanka Oo Ka Baxsad ay Dalkiisa, Xilli Ay Socdaan Dibad-Baxyo Waaweyn

Madaxweynaha Sri Lanka Gotabaya Raja paksa ayaa diyaarad Militari uga baxsaday dalkiisa, iyadoo ay socdaan bannaanbaxyo wa aweyn oo looga cabanayo xas aradda dhaqaale ee dalkaasi ka taagan. Nin kan 73 jirka ah ayaa gaaray caasimadda Mal dives, ee Ma le, abbaaro 03:00 xilliga dal kaas (22:00 GM T), sida ay xogta ku heshay BBC. Bixitaanka Rajapaksa ayaa soo afja raya xukunka qoy ska tobnaan sano gacanta ku hayay talada Sri Lanka.Wuxuu ku jiray dhuumaaleysi ka dib markii dad badan ay Sabtidii xoog ku ga leen gurigiisa. Madaxwe ynaha ayaa hore u sheegay inuu is casilayo Arbacada 13-ka July. Walaalkiis, wasiirkii ho re ee maaliyadda Basil Rajapaksa, ayaa si doo kale dalkaasi ka tegay, sida ay ilo xog og aal ah u sheegeen BBC-da. Waxaa la sheeg ay inuu ku wajahan yahay Mareykanka.

Iyadoo warka bixitaanka madaxweynaha uu qabsaday dalkaas, ayaa waxaa is qabsad ay mashxarad iyo dabaal deg ay sameynay aan dadkii dibad baxayay.

Habeen hore kumannaan kun oo qof ayaa isugu soo baxay beerta Galle Face Green, oo ah goobta ugu weyn dibadbaxa ee ca asi,adda, Colombo. Habeenkii talaadada, ku maan qof ayaa ku sugaysay beerta in uu is casilo mad axweynaha.

Madaxweynaha oo ku naaloonaya xasa anad inta uu xilka hayo, ayaa la rumeysan ya hay inuu doonayay inuu dibadda u baxsa do kahor inta uusan talada banneyn si uu uga fo gaado suurto galnimada ah in uu xiro maa mulka cusub.

Muxuu ahaa Suunka la Xadey ee ay ku daba jiraan Booliiska K/Afrika?

Booliiska dalka Koonfur Afrika, ayaa ku raad joogga baadigoobka dad loogga shaki san yahay iney xadeen Suunka horyaalnima da adduunka ee Feerka.

Suunkan ayaa wuxuu ugu deeqay ninkii kal hore ku guuleystay horyaalka feerka add uunka ee Mareykanka ahaa ee Ray Leonard, Madaxweynihii hore ee Koonfur Afrika, Ne lson Mandela.

Suunka horyaalnimada adduunka ee Fe erka, oo qiimihiisu dhan yahay US $3,000, ay aa lagu soo bandhigay madxafka Mandela House ee ku yaalla Soweto.

Afhayeenka booliiska Col. Dimakatso Se llo, ayaa u sheegay BBC-da in kiis xatooyo ah uu furey booliiska 2-dii bish an Luulyo.

Waxaa la sheegay in sha qaalihii looggu tala galey ilaalinta shaqada madxaf ka caan ka ah ee ku yaalla wadada Vilakazi in xili da mbe ay ku ba raarugeen xatooyada.

Halkani

ayaa waxaa kunoolaa halgamaagii la dirir ey mi dab takoorka Mandela in tii u dhaxeys ay sanadi hii 1946-dii illaa iyo 1962-dii, iya goo xaqiiqsadey shaqaalaha in qufuladii kux irnaa madxafka in wax aan caadi aheyn lagu sameeyey.

Baaritaanka ayaa waxaa lagu ogaaday in su unka la qaatay. Ma cadda in wax kale ay ka maqan yihiin madxafka iyo in kale

ISBADDALKA LAGA FILAN NAAYEY XALAY DAYAXA !!!.

Khubarada ku xeel dheer cilmiga ha wada iyo meereyaasha ayaa sheegay in Hab een hore oo Arbaco ah isbad dal laga arki doo no dayaxa marka uu buuxsamo.

Haddii aad eegto cirka xilli ga fiidkii ah waxaad fursad u heli doontaa in aad aragto day axa oo noqday cabirkii ugu waynaa ug una ift iinka badnaa ee guud ahaan sanadka.

Dyaxan buuxa ee cabirka wayn waxaa loo yaqaannaa "dayax-waynaad” oo afka qal aad lagu dhoho "supermoon”.

Sababtu waa uu dayaxu qaabkaas no qdo marka meeraha uu ku wareego uu mee sha ugu sokeyso ka imaado meeraha dhulka.

Dadka dhulka ka eegaya ayaa sidaas ku da reemaya inuu sidii hore ka wayn yahay kana iftiin badan yahay.

Dadka Soomaaliya jooga ayaa dayaxa muuqaalkaas ku arkaya laga billaabo maqrib badii, waqtiga uu gabbalku dhaco.

Muxuu yahay dayax-waynaad?

Dayaxa cusub ama buuxa waxa uu imaadaa marka uu Dayaxu 90% ku soo dhawaado me eraha dhulka. Dayax

Wareegga dayaxa waxa uu siyaabo kala duwan u wajahaa meeraha dhulka, taasoo mi cnaheedu yahay in aan mar walba dayaxa ku arkayno cabir ka duwan kii hore.

Tania de Sales Marques, oo ah cirbixiy een ka howlgasha Royal Observatory Green wich, ayaa sheegtay in Dayaxa buuxa ee Ha been hore oo kale la arki doono uu yahay mid 14% ka wayn islamarkaana 30% ka iftiin ba dan Dayaxa marka uudhulka ka jiro dhan ka kale – oo ah marka uu meesha ugu fog na ga joogo Dayaxa.

Waxa ay intaas ku dartay in Dayaxu uu ca birkiisa heerka ugu wayn gaarayo daqiiqad aha ku xiga xilliga uu soo baxo. Dayax

Hay’adda Cilmi-baarista hawada sare ee Mareykanka, oo magaceeda loo soo gaabiyo NASA, ayaa sheegtay in Dayaxa Buuxa ee bi shan July loo aqoonsaday magaca "Buck Mo on”, oo ah mid loogu magac daray xay awa anka geesaha dhaadheer ee ay caanka ku yi hiin dadka asal ahaan kasoo jeeda waqooyi ga-bari ee Mareykanka.

Sababta magacaas loogu bixiyay waa in uu waqtigaas yahay xilliga ay geeso cusub ka soo baxaan deerooyinka geesaha dhaa dheer.Reer Yurub ayaa ku magacaaba "Hay Moon” maadaama waqtigaas sanad kasta la duubo cawska qallalay.

Nasa ayaa sheegtay in bishan July ay si doo kale dadka Hinduuga ah u tahay "Daya xa Buuxa ee Guru”.Magaca "supermoon” wa xaa sanadkii 1979-kii bixiyay cirbixiyeenkii la oran jiray Richard Nolle.

Kenya oo xukun ku riday Mas’uuliyiin lagu helay musuq maasuq

Maxkamadda dalka Kenya ayaa Shalay waxaa ay xukun xabsi 12 sano ah ku riday madaxii hore ee waaxda maaliyadda Jimmy Kiamba iyo xoghayihii maamulkii barasaabkii koowaad ee Nairobi Evans Kidero oo lagu magacaabo Lilian Ndegwa.

labadaan mas’uul ayaa Maxkamadda dal ka kenya waxaa ay ku heshay kiis la xiriira musuq maasuq ay ku kaceen intii ay xilalka hayeen taas oo la ogaaday mar kii baaritaano lau sam eeyay.

Garsoore Esther Mai na ayaa sheegtay in Mr. Kiamba iyo Ms Ndegwa ay u furan ta hay in ay bixiyaan ganaax lacageed oo dhan 9.6 mi ly an oo shilin, waxaana sidoo kale Wa axda da cwad oogidda ay sheegtay in intii uu Kidero hoggaaminayay Nairobi , qandara as yo la bixiyay lagu lumiyay 18 milyan oo shilin.

Dadwqeynaha dalka kenya iyo siyaasiyi inta qaarkood ayaa soo dhaweeyay xukunka lagu riday labadaan mas’uul,iyaga oo sheeg ay inay feejignaan muujin doonaan mas’uuliyi inta kale ee xilalka ka haya dowladda kenya.

UK oo sheegtay inaysan qaadidoonin tallaabo ka dhan ah jinsiyada MO Farah

Orodyahanka Mo Farah ayaa sheegay in uu ku faraxsan yahay in wasaaradda arrimaha gudaha ee Uk aysan wax tallaabo ah ka qa adidoonin isaga, ka dib markii uu shaaca ka qaaday in tahriib lagu geeyay dalkaas xilligii carruurnimadiisii.

Xiddigga afarta jeer ku guulaystay Olom bikada adduunka ayaa Isniintii shaaca ka qa aday in magaciisa saxda ah uu yahay Xuse en Cabdi Kaahin, balse uu dhalashada Ingi riiska ku qaatay magaca Max amed Fa arax.

Maxamed Faarax ayaa ahaa magaca ay u bixiyeen dadkii sida sharci da rada ah ku soo galiyay UK.

Wasaarada Arimaha gudaha ayaa sheegtay in aysan baari doonin Sir Mo Farah.

"Kani waa dalkaygii. Haddii aysan ahaan lahayn [macallimka PE-ga] Alan iyo dadka i taageerayay carruurnimadaydii oo dhan, mar kaas waxaa laga yaabaa inaan xitaa dhiirran aan u yeelan lahayn inaan tan sameeyo,” ay uu yiri Mo Farah.

Sarkaal ka tirsan wasaaradda arrimaha gudaha dowladda UK ayaa sheegay in aysan wax tallaabo ah ka qaadi doonin dhalashada Sir Mo Farah, maadaama carruurnimadiisii la gu sameeyay magac beddelka.

Sharci ahaan, UK waxay qofka kala noq on kartaa dhalashadiisa haddii lagu helay khiyaano.

Dowladda Itoobiya oo xirtay Masuuliyiin dowladeed

Booliiska dalka Itoobiya ayaa sheegay in madaxii hay’adda garg aarka ee dowladda dalkaasi la xiray kadib mar kii lagu eedeeyay musuqmaasuq

Mitiku Kassa ayaa lagu eedee yay in uu hay’ad bini’aadant inimo kala shaqeeyay iibinta raashinka gargaarka ah iyo dharka loo qoon deeyay dadka barakac ayaaha ah si ay hanti u gu iibsadaan.Wali si cad ugama aanu jawa bin eedaymahaas. Mr Mitiku ayaa sanadihii u gu dambeeyay ca an ku ahaa sidii uu wadan ku taageero ugu fid in lahaa malaayiin Itoob iyaan ah oo lagu qas bay in ay ka cararaan qalalaasaha qowmiya daha iyo dagaalada so keeye.Colaadda iyo abaarta awgeed QM wa xay sheegtay in lix iyo labaatan milyan oo qof qiy aastii rubuc ka mid ah dadka Itoobiya – ay u baahan yihin gargaar cuntoo degdeg ah

Cudur halis ah oo ka dilaacay Tansaaniya iyo warar kasoo kordhay

Saraakiisha caafimaadka ee Tansaaniya oo baaraya cudur ka dillaacay koonfurta ay aa sheegay in baaritaannada shaybaarka ee hordhaca ah ay meesha ka saareen laba da fayras ee kala ah Ebola iyo Marburg

Bukaanada ku nool gob olka Lindi ayaa la kulmay qa ndho, mad ax xanuun daran, daal, iyo dhiig-bax – gaar ah aan sanka.

wasaaradda caafimaadka ee Tanzania ayaa sheegtay in ilaa hadda uu cud urkaasi soo ritay saddex iyo toban qof. Waxa ay she egtay in saddex qof ay dhinteen, shan ay go’ doon ku jiraan, labana ay ka bogsad een.

Wasaaraddu waxa ay sheegtay in baarita annadu ay socdaan, isla markaana la diyaa rin ayo dawooyin. Madaxa caafimaadka Tan sa aniya ayaa dadka ku boorriyay in ay isde jiy aan inta ay baaritaanadu socdaan.

Madaxweynaha Soomaaliya oo Maanta ku wajahan dalka Kenya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaal ka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh M/mud & wafdi oo hoggaaminayo ayaa Maanta oo khamiis ah ku sii jeeda magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya, halkaas oo booqa sho rasmi ah oo labo cisho ah ku joogi dono.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa la ku lmi doona dhiggiisa dalka Kenya Uhuru Ken yatta iyo Ganacsatada Soomaaliyeed ee ku sugan gudaha dalkaas, isaga oo kala hadli doona arrimo ku saabsan xaaladda Somaliya

Dowladda Kenya ayaa horay u sheegtay in Madaxweyne Xasan Sheekh uu tegi doono Magaalada Nairobi, isla markaana heshiis ku saabsan dib u fasixida khaadka (jaadka) uu la saxiixan doono Madaxweynaha Kenya Uh uru Kenyata, warkaas oo Villa Somalia ay ka aamustay.

Warar kale oo la helayo ayaa sheegaya in sidoo kale Madaxweyne Xasan Sheekh uu booqan doono dalalka Itoobiya iyo Kenya, is la markaana Madaxda dalalkaas uu kala had lii doono arrimo ku saabsan Soomaaliya.

Safarkan uu Madaxweyne Xasan Sh.ku tagayo Magaalada Nairobi ayaa noqonaya kii afaraad oo dibadda ah tan iyo markii Madax weynaha loo doortay 15 May, Madaxweyna ha ayaa maalin kaddib u buuxsameysa 60 ci sho oo uu Xafiiska joogo, iyadoo dhowr iyo toban cisho uu safaro dibadda ah ku ma qnaa.Tegitaankiisa Madaxweynaha Soomaali ya M/Nairobi ayaa bilow u noqoneysa dib u soo nooleynta xiriirkii Soomaaliya iyo Kenya oo labadii sano ee u dambeeyay mugdi galay xiriirkii labada dal oo gaaray heer Safaarada ha lakala rarto, intii uu xilka hayay Madaxwe

yne hore Maxamed Cabdullaahi Farmaajo



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip