HALKAN KA AQRISO W.W MOGTIMES DAILY NEWSPAPER AXAD 10KA JULAY 2022

0
Sunday July 10, 2022 - 09:42:17 in Wararka by
  • Visits: 624
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAN KA AQRISO W.W MOGTIMES DAILY NEWSPAPER AXAD 10KA JULAY 2022

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.

Madaxda dowladda oo Salaadda Ciida dadweynaha kula tukaday Masjidka Cali Jimcaale

        Madaxweynaha Soomaaliya iyo ma daxda kale ee Dowladda ayaa Shalay Sal aadda Ciidda shacabka reer Muqdisho ku la tukaday Masaajidka Cali Jimcaale oo dhawaan laga dhisay Muqdisho.

      Madaxdii Madaxweynaha salaada ciida kula tukatay masaajidka isbahaysiga ayaa waxaa kamid ahaa,  Raiisulwasaaraha Soo maaliya Mudane Xamze Cali Barre, Gudoo miyihii hore ee Baarlamaanka, Prof. Maxa med Sheekh Cismaan Jawaari,  Wasiiro, Xi ldhibaano iyo masuuliyiin kale, ayaa dad weynaha kula tukaday Masaajidkan.

        Ciidamada Dowladda Soomaaliya oo gacan ka helaya ciidamada Amisom, ayaa si wayn u adkeeyay ammaanka guud ee M asaajidka, waxayna xireen dhammaan wad ooyinka soo gala masjidka, iyadoona dadk a baaritaano adag la marsiinaayay.

       Madaxweynaha Somaliya oo Salaad da ka dib khudbad u jeediyay dadkii ku soo tukaday Masaajidka Isbahaysiga, ayaa mar ka hore waxaa uu dadka Soomaaliyeed uu ugu hambalyeeyay munaasabadda Ciidul Adxaa.

        Wuxuuna Madaxweynaha ka waram ay marxaladda uu dalka ku sugan yahay, gaar ahaan arrimaha ammaanka, dagaalka ka dhanka ah Ururka Al Shabaab iyo abaa raha baaxadda leh ee ku dhuftay dalka.

      Madaxweynaha ayaa umadda Somali yeed ugu baaqay inay la shaqeeyan laama ha ammaanka, si loo xaqiijiyo buuyiri amni ga guud ee dalka.

Wafdi uu hoggaaminaayo Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray Eritrea

      Madaxweynaha Soomaaliya ayaa  gaa ray dalka Eriteriya, waxaana madaxweynu hu booqasho u kuurgalid ugu tagi doo naa 5000 kun oo ciidanka qaranka ah ku waas tababar ku qaatay Dalkaas.

        Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Mad axweyne Isaias Afwerki ayaa yeellan doo na wada-hadallo dhinacyo badan taabana ya, iyaga oo si gaar ah u lafo-guri doona xiriirka iyo iskaashiga labada dal.     Mada xweyne Xasan Sheekh Maxa muud ayaa intii uu xafiiska yimid bilaabay safarro dalka dibaddiisa ah kuwaasi oo loo ga dan leeya hay xoojinta iskaashiga ay Soomaa liya la leedahay caalamka.

Guddoonka baarlamaanka oo ka codsaday shacabka Soomaaliyeedd in la caawiyo dadka danyarta ah

       Guddoomiyaha Aqalka Sare  Baarlam aanka Federaalka Soomaaliya Senator Ca bdi Xaashi Cabdullaahi wuxuu ugu hambal yaynayaa shacabka Soomaaliyeed muna asabadda maalinta barakaysan ee Ciidda Carafo sanadka 1443Hijriga.

      Guddoomiyaha ayaa ugu baaqayaa dhammaan Shacabka Soomaaliyeed in ay istaakuleeyaan oo ay garab istaagaan wal aalohooda danyarta ah, ee aan heli karin wax ay ku ciidaan; si ay farxadda ula dare emaan walaalahooda kale ee Soomaaliye ed  iyo dhammaan Muslimiinta adduun ka.

         Gudoomiye Cabdi Xaashi  wuxuu Alle SWT uga baryay shacabka Soomaaliy eed in ay helaan oo ay ku nagaadaan na bad, barwaaqo, horumar iyo caafimaad.

        Dhanka kale Gudoomiyaha golaha  Shacabka ayaa hambalyo u diray dhamma an bulshada Soomaaliyeed.

Warsaxaafadeedka ayaa sidaan u qornaa:

         Waxaan hambalyo udirayaa dhamm aan shacabka Soomaaliyeed iyo Muslimiin ta Caalamka munaasabadda barakeysan ee Ciidda Carrafo.

      Alle waxaan ka baryayaa in uu naga aq balo acmaaasha xajka, sidoo kalena noo aqbalo ducada dhammaan dadka muslim iinta ah gaar ahaan xujeyda Soomaaliyeed ee sanadkaan nasiibka u helay in ay guta an acmaasha Xajka.

       Anigoo Ka faaideysanaya fursadaan qiimaha badan ee farxadda Ciidda Carafo waxaan dadka Soomaaliyeed usoo jeedinn ayaa in ay gacan ka geystaan farxad geli nta dadkeenna tabaaleysan iyo in la garab istaago.

      Sidoo kale waxaan si gaar ah hambal yo ugu dirayaa geesiyaasha ciidammada qalabka sida ee had iyo jeer heeganka ugu jira difaaca dalkeenna.

      Ugu danbayntii, waxaan Alle ka barya yaa in uu Ciiddaan Ciiddeeda inagu gaar siiyo dalkeena oo nabad ah, barwaaqo ah iyo dadkeena oo heshiis ah.

Qaramada midoobay iyo Midowga Afrika oo kor u qaadaya taageerada saadka howlgalka ATMIS

         Midowga Afrika iyo Qaramada Midoo bay ayaa soo gabagabeeyay wadahadallo la isku waafajinayo taageerada saadka ee howlgalka Midowga Afrika si loo fududeeyo jawaabta ciidamada ee ka dhanka ah koox da Al-Shabaab.

 Taliyaha ciidamada ATMIS, Diomede Nde geya ayaa sheegay, in howlgalka Mido wga Afrika uu u baahan yahay in si hufan uu u helo sahayda iyo gaarsiinta agabka muhiimka ah joogteynta dagaalka ka dhan ka ah Al-Shabaab.

       ATMIS waxa ay sheegtay in kulanka oo ay sidoo kale ka soo qeyb galeen wakiil lo ka socday QM iyo saraakiil sare oo ka tir san ciidamada ammaanka Soomaaliya iyo saaxiibada kale ee caalamiga ah, looga go lleeyahay in la isku waafajiyo taageera da howlgalka ATMIS.

       Waxaa kaloo qorshahan qeyb ka ah qaabka lagu hagayo hirgelinta in si tartiib tartiib ah xilalka amniga loogu wareejinayo ciidamada amniga Somaliya & ka bixi taan ka Somaliya ee ciidamada midowga Afrika.

Axmed Madobe oo shaaciyey qorshe ay DF ku heshiiyeen

        Madaxweynaha Jubbaland Axmed Ma xamed Islaam (Axmed Madoobe) oo ma an ta khudbad u jeediyey ciidamada qalab ka sida ee ku sugan gobolka Jubbada Hoo se ayaa ka dalbaday inay u diyaar garoob aan dagaal ka dhan ah kooxda Al-Sha baab.

Madaxweynaha ayaa she egay in mudo la gu soo jir ay difaac iyo dhuf eys, balse had da aan la sugi doonin weer ar dambe oo Al-Shabaab ay soo qaadaan.

        Wuxuu shaaciyey in dowladda cusub ee madaxweyne Xasan Sheekh ay la gal een heshiis ah in Al-Shabaab lagu dhaqaa qo, isagoo ciidanka ka balan qaaday in saf ka hore ee dagaalka uu geli doono.

        "Dhowr sano oo aan iska fadhinay we erarna nagu socday waa soo dhamaatay hadda waxaa lagu heshiiyey in Shabaab dagaal lagu qaado, dowladda cusub waxa an ku heshiinay in qorshaha koowaad uu u noqdo dagaalka Al-Shabaab,ciidanka    wa xaan ka bedeleynaa gaadiidka iyo dare ys ka, waana dalacsii doonaa,” ayuu yiri Axm ed Madoobe.

      Md.Axmed Madoobe ayaa sidoo kale sheegay in Madaxweyne Xasan Sh. Saraa kiisha ciidamada iyo R/Wasaare Xamse ay ciidanka ku soo booqa doonaan furimaha dagaalka. Wuxuu ciidanka ku amaanay inay gar ga araan dadka ka soo hayaama deegaa na da ay ka soo barakiciyaan Al-Shabaab, "Waxaan ku farxaa markii qoys soo hayaa may uu ii sheego in ciidamadu ay caawi yeen oo siiyeen cunadii ay heyste en,” ayuu Yiri Axmed Madobe.

Villa Somalia Oo War Kasoo Saartay Safarka Xasan Sheekh  Ugu Baxay Magaalada Asmara

    Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaal ka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud a yaa booqasho rasmi ah oo qaadanaysa mud do afar maalmood ah ugu ambabaxay dalka Ereteriya, ka dib markii uu martiqaad ka hel ay dhiggiisa Isaias Afwerki.

     Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxw eyne Isaias Afwerki ayaa yeellan doona wa da-hadallo dhinacyo badan taabanaya, iyaga oo si gaar ah u lafo-guri doona xiriirka iyo isk aashiga labada dal.

      Warar la helayo ayaa waxaa ay sheega yaan in safarka Madaxweynaha sidoo kale uu la xiriiro arrimaha ciidamadii tababarka lo ogu qaaday Ereteriya labo sano ka hor oo war iyo wacaalkooda muddo la la’aa.

Xasan Sheekh ayaa in tii uu ka mid ahaa Mu sharaxiinta Mucaarad ka uu su’aalo badan ka keenay halka Ciidan kaas ku dambeeyeen iyo sidii dowladdii hore aysan Shacabka iyo waalidiinta dhalinyaradaas ula wadaagin xo gta ciidamadaas oo xaaladooda oo warar ka la duwan ka soo baxayeen.

     Qaar ka mid ah xubnaha Mucaaradkii do wladdii Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waxaa sheegeen in ciidam adii tababarka loogu qaaday dalka Eritreaay ka qeyb qaateen dagaalkii Gobolka Tigreega ee Waqooyiga Itoobiya.

     Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa intii uu xafiiska yimid bilaabay safarro dalka dibaddiisa ah kuwaasi oo looga dan le eyahay xoojinta iskaashiga ay Soomaaliya la leedahay caalamka.

Xamse oo ku baaqay in la caawiyo dadka ay abaaruhu saameeyeen

      Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Feder aalka Soomaaliya Mudane Xamze Cabdi  Ba rre ayaa Shacabka Soomaaliyeed ugu Ham balyeeyay munaasabadd Ciidul Adxa oo Shalay ku beegan.

 Ra’iisul Wasaara  ha Xuk uumadda Fe der aalka Soo maal iya Mudane Xam ze Ca bdi Barre ayaa shac abka Soomaal iyeed ka co dsaday inay ga can isa siiyaan oo ay u kaa lmeeyaan dad kooda taba aleysan.

    "Waxaan munaasabadda Ciidul-adxaa aw geed u hambalyeeynayaa guud ahaan Umm adda Islaamka ah gaar ahaanna  Sha cabka Soomaaliyeed meel walba oo ay du nida ka ga suganyihiin. Waxaana Eebbe ka baryayaa inuu dhammaanteen innaga aq balo acmaa sha wanaagsan ee aan soo gu dannay, Ra bbina acmaasha xajka haka aqbalo xujayda  gudanaaya waajibaadka xajka” ayuu yiri Rai isul Wasaare Xamse. Waxaa uu intaasi kusii daray  "Waxa an si gaar ah hambalyo ugu dir ayaa geesiyaa sha ciidammada qalabka sida ee had iyo jeer heeganka ugu jira difaaca dal keenna iyo la dagaalanka argagixisada dad ka iyo dalka dhibaatada ku haya.”

        Waxaan ugu baaqaya ganacsatada, Qu rba-joogta iyo guud ahaan Ummadda Soom aaliyeed in ay caawiyaan danyarta una gurm adaan dadka ay abaaruhu saa meey een oo ku sugan xaalad nololeed oo aad u adag.

Madaxweynaha Hirshabeelle Oo Shacabka Ka Dalbaday Inay Is Cafiyaan Iskuna Gargaaraan

       Madaxweynaha dowlad Goboleed ka Hir shabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudla awe ayaa dhamaan Muslimiinta Ca alamka gaar ahaan Shacabka Soom aalieed meel walba oo ay joo gaan ugu ha mb alyeeyay Mun aasabada Ciidul Adxa.

     Madaxweynaha ayaa Alle uga baryay gu ud shacabka Soomaaliyeed ee u dabb aaldegaya farxada munaasabadda Ciida caafim aadsan, horu mar, nabad waar ta, bar aare iyo barwaaqo.

       Madaxweynaha ayaa tilmaamay in mu naasabadaan ay kusoo aaday iyadoo da lka ay ka jiraan duruufo la xiriira abaar iyo biyo la’aan sababtay barakaca boqolaal kun qoys oo Shalay u baahan in loo gur mado.

        Madaxweynaha ayaa dadka Soomaali yeed gaar ahaan bulshada Hirshabeelle ka codsaday inay is cafiyaan oo ay isu gar gaaraan, si gaar ahna looga farxiyo dadka aan wax haysan iyo agoonta.        Madaxwey naha ayaa Alle ugu baryay guud ahaan sha cabka Soomaaliyeed gaar ahaan Bulshada Hirshabeelle in Ciidaan tan xigta ay ku gaa raan Nabad iyo Horu mar, waxaana uu u rajeeyay inay farxad ku ciidaan.

MW Biixi Oo DFS Ku Eedeeyay Inay Caq abad Ku Noqotay Dadkii Somaliland  Ee Xajka Tegi Lahaa

        Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa shacabka ku dhaqan caa simad da Hargeysa kala qaybgalay tuka shada sala adda Ciidal Adxaha oo Shalay laga oogay guud ahaanba dunida Islaam ka.

     Madaxweynaha oo ay wehelinayaan xu bno kamid ah Golaha wasiirrada, taliyeyaal ci idan iyo siyaasiyiin ka le, ayaa shacabka ku la tukaday masjid Ja amaca weyn ee Har geysa, halkaas oo ay soo buux-dhaafiyeen kuman aan shacabah.

 Madaxweyne Muuse Biixi ayaa shacabka u jeediyey khu dbad  uu diiradda ku sa aray mu hiimadda iskaashiga iyo wa da-jirka iyo sidii ay ugu dedaali lahaayeen inay gac mahooda wax kula soo baxaan.

      Sidoo kale, Madaxweynaha Somali land, Muuse Biixi Cabdi ayaa waxa uu ka hadlay carqalad uu sheegay in dowladda Fede ra alka Soomaaliya ku sameeysay dad kii reer Somaliland ee sannadkan xajka

 tegi lahaa

    Madaxweyne Biixi ayaa waxaa uu dawlad da Sucuudiga u diray farriin cad oo la xiriirta in Somaliland loo madax bannaanee yo arrim aha la xiriira xujaydeeda, siyaasad da laga daayo cibaadada.  Maamulka Somaliland ay aa dowlad da Federaalka Soomaaliya ku eed eeyay inay siyaasadeysay qeybsiga xujeyda san adkaan, isla markaana dowladda ay ca qabad ku noqtay dadkii reer Somaliland ee sannadkan xajka tegi lahaa, in kastoo dow ladda ay beenisay arrintaas.

     Sannadkan xujeydii Somaliland ka bixi lah ayd ayaa ka baxay Magaalooyinka Garowe iyo Jigjiga, kadib markii Somalila nd ay diiday inay wax xujey ah ay ka ba xaan deeganna deeda, iyagoo u sababayna ya tabashadoda.

Booliska gobolka Banaadir oo shaaci yay arrin yaab leh – Jilaca oo ka mid noqday maandooriyaha

      Waxaa lagu baraarugay nooc cusub oo maan-dooriye ah, kaas oo laga isticma alo magaala da Muqdis ho, lagana same eyo ba halka loo yaqaano Jilaca, sida ay shaaciye en booliska Soomaaliya.Taliyaha hoggaanka diinta iyo dhaqan ka ee booliska Soomaaliya Mire Axmed Ma taan oo marti ku ahaa bar naamij ka baxay TV-ga Somali Cable ayaa sheegay in bah alkaas ay isticmaalaan dhali nyarada daraa giska isticmaasha ee ku nool magaalada Muqdisho.

    Taliyaha oo sharaxay qaabka maan-doo ri yaha looga sameeyo Jilaca ayaa sheegay in hadda ay ku baraarugeen arrintaan, ka dib howlgallo ka dhan ah maan-dooriyaha iyo ciy aal weerada oo Muqdisho ka bilowd ay habeenadii lasoo dhaafay.

    "Horta waa arrin la yaab leh, Jilaca wu xuu ka mid noqday maandooriyaha, waxaa laga jarayaa dabada, kadib dabka ayaa la saa raya, waana la daboolayaa, markii uu karka ro oo qaac sameeyo ayaa la soo farii sanay aa daboolkaa laga qaadayaa, qaa ciisa ayaa sanka loo dhiganayaa, kadibna waa lagu sar qaamayaa,” ayuu yiri Taliye Mire Mataan.

    Wuxuu sheegay in qofkii ursada qaaca Jila ca la kariyey uu sarqaamayo, "Dhalinya rada isticmaasha waxay kuleeyihiin qof kaan dhac dhacaya waa Jilaceysan yahay ,” ayuu ha dalkiisa ku sii daray Taliyuhu.

 Sidoo kale Taliye Mire Axmed Mataan ayaa sheegay inuu jiro nooc cusub oo dar aagis ah, kaas oo laga sameeyo labo kani ini oo bi yo lagu qaso, kadibna la isku duru.

     Afhayeenka booliska Soomaaliya Cabdif    itaax Aadan ayaa sidoo kale marti ku ahaa barnaamijkaan, waxayna balan qaadeen in noocyo badan oo daraagis ah oo ay qab teen ay bulshada u soo bandhigi doonaan.


Marwada 1-aad oo ballan qaad muhiim ah u sameysay 16 gabdhood

      Marwada koowaad ee qaranka Qamar Cali Cumar ayaa Shalay soo booqatay xar unta gabdhaha agoonta ah ee Boon dheere, iyadoo u mahad celisay dowladda Jabuuti oo hir gelisay xaruntaan.

Marwo Qamar ayaa 16 gabdhood oo ago on ah oo sanadkaan dhameystay waxbar ashada dugsiga sare waxay u balan qaad ay inay ka bixi doonto waxbarashada Jaam acadda.

     Maamo Qamar oo warbaahinta la hada shay ayaa sheegtay in awooda dowladda ay ku caawi doonto gabdhahaan, iyadoo si weyn ugu mahad celisay walaalaha reer Jabuuti, gaar ahaan madaxweyne Ismaaciil Geelle iyo Marwadiisa oo hir-geliyey xarun taan.     In ka badan kun gabdhood oo ago on ah ayaa wax ka barata xaruntaan oo shaqeyneysay 10-kii sano ee lasoo dhaaf ay, waxayna ka kooban tahay heerarka ka la duwan ee dugsiyada.

     Dufcadii ugu horeysay ayaa sanadkaan ka qalin jebisay dugsiga sare, kuwaas oo Shalay Marwada koowaad ee qaranka Qa mar Cali Cumar ay balan qaa day inay wa xbarashada jaamacadda ka bixi doonto. Gabdhaha ay Maa mo Qamar balan qaa day waxbarasha dooda oo dhank ooda war baahinta la hadlay ayaa aad uga mahad naqay sida ay ugu damqatay, isla markaa na ay uga jawaabtay kaalin ay baa hi weyn u qabeen.

Dadyowga Islaamka oo Shalay u dabaal degaya Munaasabadda Ciidul Adxaa

    Guud ahaan Ummadda Islaamka oo ku kala sugan dalalka caalamka ayaa si weyn ugu dabaal degaya farxada maalinta 1aad ee Ciidul Adxaa oo Shalay ku beegan.

    Shalay oo ah maalinka 7aaa ee Bisha Carafo ayaa guud ahaan Muslimiinta ay u tahay maalin ay ku ciidayaan farxad.

    Dadyowga Islaamka ayaa subaxa hore ee Shalay isugu imaanaya Masaajidada iyo Garoomadda waa weyn, si ay u tukada an 2da Rakacadood ee Salaada Ciidul Adxaa.   Shacabka muslimiinta ah ayaa isugu ha mbalyeynaya maalintan qiimaha badan, wa xaana qaarkood ay isku booq anayaan gur yaha, si ay mujiyaan farxada Ciidul Adxaa.

    Malaayiin Xujey ah oo sanadkan gudan eysa Waajibaadka Xajka ayaa Doraad istaa gay Banka Carafo, halkaasi oo muslimiinta ku gudanayaan mid ka mid ah Rukniyada ugu muhiimsan Xajka.

Amiirka Al-Shabaab, Abuu Cubayda oo fariin ‘sagootin ah’ usoo diray ATMIS

    Hoggaamiyaha kooxda Al-Shabaab Axm ed Cumar Abuu Cubayda oo soo saaray fa riin ku socota ATMIS ayaa ku dheeraaday fashil militeri oo uu sheegay inuu heysto howlgalka Midowga Afrika ee ATMIS oo 15 sano si xariir ah uga socda Soomaaliya.

Abuu Cubayda ayaa sheegay inuu aamins an yahay in howlgalka Midowga Afrika uu Soomaaliya ka bixi doono isagoo aan ga arin wax hadaf ah, sida uu hadalkiisa u dhigay, "Waxaa hadda loo sameeyey mu do kordhin. Su’aasha is weydiinta mudan waxay tahay, ma waxay 15 sano ku qaban waayeen ayay 2 sano gudaheed ku qaban ayaan?” ayuu yiri Abuu Cubayda.

      Wuxuu ku faanay in kooxdiisu ay aad isaga caabisay howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya, isagoo sheegay in hadda ay Al-Shabaab u diyaar garoobeen in si bu uxda ay u fashiliyaan howlgalkaan, sida uu hadalkiisa u dhigay.

    Wuxuu soo hadal qaaday duullaankii ay kooxdu bil ka hor ku qaaday xerada cii danka Burundi ee deegaanka Ceelbaraf, is agoo yiri, "Duulaanadii taariikhda galay wa xaa u dambeeyey kii aan ku qaadnay Ceel baraf, halkaas oo lagu xasuuqay Burunde yska, looguna aaray Muslimiinta deegaann adaas ku nool.”

     Ugu dambeyntii hoggaamiyaha Al-Shab aab Axmed Cumar Abuu Cubayda wuxuu hadalkiisa ku aadan ATMIS kusoo gunaa naday, "Waxaan leeyahay huwanta Afrika anka ah, guuldarradu habeenba nin bay la hoyataa ee ku tusaale qaata jabkii Marey kanka kasoo gaarey Afghanistan. Marey kanka oo in ka badan 100 kun oo ciidan ah iyo 100 kun oo qandaraasleyaal ah u joog een Afghanistan ayaa ugu dambayntii isaga cararay, isagoo aan guulna soo hoyn, hal hadafna xaqiijin.”

Xigasho:-Caasimadda.net

Sida Looga Ciiday Shalay Deegaanka Daarusalaam

     Kumanaan Dadweyna ah ayaa Shalay waabarigii kusoo kalahay masalaha weyn ee Deegaanka Daaru salaam si Halkaasi ay ugu oogaan tukashada salaada Ciida Carafo ama Ciidul Adxaa.

     Dad isugu jira rag, dumar iyo caruur ay aa kasoo qeyb galay salaada ciida iyaga oo laga dheehanayay wajiyadooda farxad ku aadan maalinta 1-aad ee Ciida Carafo.

      Markii ay soo idlaatay dukashada sala ada ayaa waxa ay usoo jihaysteen beerta dalxiiska Daaru salaam si ay halkaasi ugu qaataan farxada maalinta ciida iyo dama ashaadka.

    Dadweyne aad ufara badan oo isugu jira caruur iyo Ciroole kana kala yimid 17- ka degmo ee gobolka banaadir iyo gobolada ku xeeran ayaa s



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip