HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA M. TIMES DAILY NEWS PAPER EEAANTA OO AH ISNIIN 11-JULY KA 2022

0
Monday July 11, 2022 - 08:20:16 in Wararka by
  • Visits: 615
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA M. TIMES DAILY NEWS PAPER EEAANTA OO AH ISNIIN 11-JULY KA 2022

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

Madaxweyne Xasan Sheikh oo booqday ciidamadii Soomaaliya ee Eritrea tababarka loo geeyay

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan She -ekh Maxamuud oo uu wehlinayay Madax we ynaha Eritrea ayaa Shalay kormeeray xera da ay ku jiraan ciidamadii Soomaaliya ee Eri trea tababarka loo geeyay.

Markii ugu horraysay waxaa warbaahi nta ka soo muuqday ciidamadii Soomaali yeed ee dalka Eritrea lagusoo tababarayay , halk aas oo uu ku booqday madaxweyna ha Soomaaliya iyo madaxeynaha Eritrea.

Ciidamadan oo lagu qiyaasay tiradoo da shan kun oo askari ayuu madaxwey nuhu u gu tagay goobta uu tababarka ugu so cday, waxaana la filayaa in madaxtooya da goor dhow war kasoo saartay socdaal ka uu mada xweynuhu ugu tagay.

Ciidamadan oo muddo ka badan 2 sa no ku sugnaa dalka Eritrea ayaa filayaa in mar dhow dalka dib loogusoo celiyo si ay uga qeyb qaataaan dib uxoraynta deeg aannada Alshabaab.

Madaxweyne Isaias Afwerki ayaa sidoo kale ku soo wareejeyey madaxweyne Xasan Sheikh mashaariic laga hir-galiyey dalka Eritrea oo ay ka mid yihiin mashr uuca biyo-xireenka

Guddoomiye Ku Xigeenka 1aad Ee G/Sh acabka Oo La Kulantay Kuxigeenka Wakiil ka QM

Kusimaha Madaxweynaha Jamuuriya da Fadaraalka Soomaaliyed Ahna Kusima ha Guddoomiyaha Golaha Shacabka Ahna Gud doomiye ku Xigeenka 1aad Ee golaha Shac abka Marwo Sadia Yasin Samatar Ayaa kul an la qaadatay Kuxigeenka Wakiil ka Gaarka Ah Ee Q/Midoobe Mar wo Kiki Gbeho.

Kulanka waxaa qe eyb ka Ahaa Xogha yaha Guud Ee gol aha shacabka Abdika rim Buux iyo Habdhawraha gola ha shacabka xil. Mo ha med Abdulahi Ha ssan Nuux, waxaa na kulanka diiradda la gu saaray sidii loo dardar gilin lahaa Ari maha hortabinta u leh golaha shacabka Gaar Ahaan Arimaha Ha weenka Arimaha Xuqu uqul insaanka iyo ta akulaynta Shacabka So omaaliyed ee Abaa ruhu sameeyeen.

Misilam iyo mashruuca tamarta cadeedda.

Taliye Ciidan oo Shalay Muqdisho lagu dilay

Wararka Risaala ay ka heleyso degma da Deeyniile ee Gobolkan Banaadir ayaa shee gaya in Shalay la dilay Taliyihii Ciidan ka Bo oliiska Waaxda Barwaaqo ee degma daasi Dayniile Askari katirsan Ciidamada Booliska de gmada Deeyniile ayaa la sheegay inuu ka dambeeyay dilka Taliyihii Ciidamada Boolis ka Waaxda Barwaaqo xilli uu ku sug naa isla Waaxda Barwaaqo ee xaafada Gu bta, wax aana taliyaha la dilay Magaciisa la gu soo koobay Calas.

Wararka ayaa sheegaya in ka hor dil ka Taliyihii Ciidamada Booliska Waaxda Baar waaqo ee degmada Deeyniile uu khi laaf xoo gan soo dhex galay, isaga iyo Aska riga di lay, waxaana rasaasta lagu dilay ku dhaa wa cmay askari kale oo katirsan Ciida mada Boo liska.

Wararka ayaa waxaa ay intaasi kudara yaan in askariga dilka geystay uu goobta ka baxsaday, hayeeshee ay ku raadjoo gaan si ay u soo qabtaan laamaha Amniga degmada Deeyniile ee Gobolka Banaadir.

Galmudug oo degmooyin u aqoonsatay baxdo iyo Wisil

Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo dib u hehsiisiinta dowlad goboleedka Galmu dug ayaa degmooyin cusub u aqoonsatay Magaal ada Baxdo oo katirsan gobolka Gal gaduud & Magaalada Wisil oo katirsan Go bolka Mu dug.

Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Arri ma ha gudaha Galmudug ayaa lagu faah faahi yay dhamaan waxyaabaha suurto geli yay in ay degmooyin u aqoonsato Baxdo iyo Wisil, iyada oo sidoo kale lagu sheegay inay buuxiyeen shuruudihii degmanimo.

Sidoo kale Wasaa radda Arrimaha Gud aha iyo dib u hehsiisiinta dowlad gobol eedka Galmudug ayaa ayaa Golaha Wasii rada Ga lmudug u gudbisay degmonimada Magaa lo oyinka Baxdo iyo Wisil, iyaga oo u gu dam beyn Shalay ansxiiyeen.

Kulan ay ku yeesheen magaalada Ba -xdo golaha Wasiirada Galmudug ayaa loo qeybiyay Wasiirada nuqulka shuruudaha lag xushay in Magaalooyinka Baxdo iyo Wi -sil loo aqoonsado degmooyin, iyaga oo akhrin kadib ay ansixiyeen.

Ugu dambeyn Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo dib u hehsiisiinta dowlad gobo leedka Galmudug ayaa ka codsatay Baarla maanka dowlad Goboleedka Galmudug inay si deg deg ah u ansixiyaan degmani mada Magaalooyinka Bado iyo Wisil ee Go bolada Mudug & Galgaduud.

Horay ayaa Golaha Wasiirada Galmu dug waxaa ay degmo cusub u ansixiyay deg mada Guriceel , waxaana socda qorsh ooyin degaano kale loogu ansixinayo deg mooyin katirsan Maamulka Galmudug.

Madaxweynaha Jubbaland oo lagu waree jiyay natiijada imtixaan laga qaaday..

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubb aland Axmed Maxamed Islaam ayaa ka gud oomay Shirkada Human resource managem ent consultancy expertise services, natiijada imtaxaanadka agaasimayaasha guud ee was aaradaha Jubbaland. Kulan kooban oo ka dhacay Madaxtooyada ayuu Madaxweynahu uga mahad celiyay shirkadan qaaday imtaxaanka shaqa da Wanaagsan ee ay qab atay iyadoo ay goob joog ahayeen madaxda guddiga shaqada iyo shaqaalaha Jubaland iyo qaar kamid ah golaha wasiirada.

Madaxweynaha ayaa sheegay in sababta shir kad gaar loo leeyahay ay howshan ugu xilsaar een ay tahay in laga fogaado musuq iyo eex si loo helo dad tayo leh oo u qalma hogaamin ta wasaaradaha Dowlada.

Waxaa Madaxweynahu uu intaas ku daray in qof walba oo kasoo gudba imtaxaanka uu xaq u leeyahay in lagu qiimeeyo aqoontiisa iyo waayo aragnimadiisa taasna ay saldhig u tahay shaqooyinka muhiimka ah ee Maamul ka inay hogaamiyaan dad kasoo bixi kara.

Ciidamada DF oo Muqdisho ku qabtay rag hubeysan

Ciidamada ammaanka ee dowlada Soomaaliya oo Habeen hore howlgal ka sa meeyey degmada Dayniile ee gobolka Ban aadir ayaa gacanta kusoo dh gay rag hubeys an oo la sheegay in ahaaye en koox bur cad ah oo dhac u geysan eys ay shacabka.

Ciidamada ayaa ga canta kusoo dhigay ilaa 5 nin oo qaarko od ku labisnaa dar eeska ciidanka dowladda, halka kuwa kalena ay ku hubeysnaayeen mindiyo ay ku dhib aateyna yeen dadka.

Qoraal kasoo baxay maamulka Dayniile ayaa waxaa lagu faahfaahiyey howlgalkaas oo u jeedkiisu ahaa mid lagu xaqiijinayey am maanka guud ee degmadaasi.

Maamulka ayaa sheegay inay ka jawaaba yen cabashada kasoo yeereysa dadweynaha ee ku aadan dhaca iyo falalka ammaan dari ee ka dhaca halkaasi.

Sidoo kale mamaulka degmada ayaa sha aca ka qaaday in soo qabashadan ragg an ay gacan ka geysteen dadka deegaanka oo la shaqeeyey ciidamada ammaanka.

"Annaga oo ka jawaabayna cabashada shacabka ayaa howlgal qorsheysnaa ka fulin ay egmada habeenimadi Habeen hore aha yd, waxaa na kusoo qab- qabanay burcad hu beysan oo dhac ugaysanayaydad shacab ah.

Taasna waxay noogu suuragashay wada shaqaynta shacabka,” ayaa lagu yiri War qor aash oo ka soo baxay maamulka degma da Dayniile. La-taliyaha amniga qaranka oo u ja waabay Al-Shabaab

Howlgalkan ayaa qayb ka noqonayo dha q-dhaqaaqyo ay dowladdu ka billowday Muq disho, kuwaas oo lagula dagaalamayo burca dda iyo dadka ka ganacsada maan-dooriy aha. Muddooyinkii lasoo dhaafay ayaa amma an ka caasimada wuxuu ahaa mid faraha ka ba xay, waxaana xaaladu ay gaartay meeshii ugu darneyd taas oo saameyn ku yeelatay

shacabka Xigasho:Caasimadda.net


MAXAY YIHIIN SADDEXDA ARRIMOOD EE MADAXWEYNE XASAN U TEGAY ERITREA?

Madaxweynaha Soomaaliya, Md. Xasan Sheekh Maxamuud oo Dorraad ka ambaba xay magaalada Muqdisho ayaa gaaray mag aalada Asmara ee caasimada wadanka Erit rea, halkaas oo ay uga bilaabatay booqasho afar maalmood ah.

Madaxweyne Xasan ayaa waxaa garoon ka diyaaradaha ee Asmara kusoo dhawee yey dhiggiisa dalkaasi, Asaias Afwerki, isaga oo uu la yeeshay kulan horudhac ah.

Haddaba Maxay yihiin saddexda arrimood ee ma daxweyne Xasan u tegay Eritrea?

Cumar Yuusuf oo falan qeeya arrimaha Soomaaliya, isla-markaana ah bare jaamacadeed ayaa wareysi uu siiyey BBC ku soo koobay booqashada madaxwey naha saddex arrimood.

Qodobka koowaad wuxuu ku sheegay in uu madaxweynuhu doonayo inuu ka dhabe eyo ballan-qaadkiisii ahaa inuu dib usoo cel inayo dhalinyarada Soomaaliyeed ee ku ma qan dalkaasi, kuwaas oo ay marar badan wa laac iyo cabasho laga muujiyey xaaladdooda.

"Ballan-qaadyadii ugu muhiimsanaa ee mada xweyne Xasan Sheekh Maxaxamuud same eyey waxaa ka mid ah inuu ciidankaasi, had dii uu ku guleysto xafiiska, sida ugu dhaqsiy aha badan uu kusoo celin doono,” ayuu yiri falanqeeye Cumar Yuusuf.

Sidoo kale wuxuu tilmaamay qodobka lab aad uu yahay mid uu ku doonayo madaxwe yne Xasan Sheekh Maxamuud inuu ku xooji yo xiriirka arrimaha dibadda, maadaama sha ntii sano ee lasoo dhaafay lagu soo koobay dalal dhowr ah, sida Itoobiya, Eritrea iyo Qatar.

"Xiriirka arrimaha dibadda ee Soomaaliya ay la laheyd wadamada dariska iyo caalamk aba waxaa muuqatay in dhowr wadan Soo maaliya ay xooga saartay 5-tii sano ama maa mulkii hore, marka waxaan is dhihi karnaa madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud wux uu rabaa in dowladihii ay isku dhawaayeen 5-tii sano ee la soo dhaafay Soomaaliya oo Itoobiya, Eritrea iyo Qatar ay ka mid tahay iyo dowlado kaleba inuu isku wado,” ayuu sii raaciyey.

Ugu dambeyn wuxuu shaaciyey in arrinta saddexaad ay tahay dardar-gelinta dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab, si ay qayb uga no qdaan ciidamada haatan laga soo celinayo Eritrea.

"Madaxweyne Xasan Sheekh waxaa la’is dhihi karaa wuxuu wadaa abaabul ka dhan ah Xarakada Shabaabul Mujaahidiin waxaa mac quul ah iyadana in ciidamadaas soo celi ntooda ay qayb ka noqon doonto howlgallo ay rabto in ay dowladdu billowdo,” ayuu mar kale yiri.

Si kastaba, arrinta dhalinyarada ku maqan Eritrea ayaa soo jiitameyso sanadihii dambe, waxaana shakiga uu sii xoogeystay markii la soo wariyey in laga dagaal geliyey Itoobiya.

Dhimasho & dhaawac ka dhashay qarax qabsaday gaari ay saarnaayeen dad Shacabka ah G/Galgaduud

Qaraxa oo ahaa miinada nooca dhulka lagu Aaso ayaa waxaa Shalay uu ku qabsa day gaari ay saarnaayeen dad Shacabka ah degaanka Xaar xaar oo qiyaastii 3KM dhina ca waqooyi kaga Beegan deegaanka Qaayib ee Galgaduud, waxaana ka dhashay kha saaro dhimasho iyo dhaa wac ah.

Gaariga oo ah nooca loo yaqaano Saruf ayaa ka yimid dhinaca magaalada Cadaado, waxaana inta la xaqiijiyay ku geeriyooday hal ruux halka mid kale uu ku dhaawacmay, kuwaas oo dhama antood ahaa dadkii gaariga saarnaa.

Wararka ayaa waxaa ay intaasi kudaraya an in Ciidamo katirsan laamaha Amniga Ga lmudug iyo dadweynaha degaanka Xaar xaar ay u gurmadeen dadka ku waxyeeloobay qa raxa, kuwaas oo la geeyay Xarumo caafima ad oo kuyaalla degaanka.

Saraakiil katirsan laamaha Amniga Galm udug ayaa ku eedeeyay inay qaraxaasi wada da ku aaseen Ururka Al-Shabaab, iyada oo ay xusid mudan tahay in dhowr jeer wadada xiriirisa degaanka Xaar xaar & magaalada Ca daado uu qarax ku qabsaday gawaari ay saa rnaayeen dad Shacab ah.

Dorraad ayay aheyd markii miino ay kula qaraxday gaari ay saarnaayeen dad Sacab ah xilli uu marayay inta u dhaxeeysa degaan ka Ceeldheere iyo Magaalada dhuusamare eb, waxaana ku dhaawacmay laba qof oo gaariga saarnaa.

Amiirka Al-Shabaab oo si yaab leh uga hadlay doorashada Xasan Sheekh iyo guul darradii Farmaajo

Hoggaamiyaha kooxda Al-Shabaab Ax med Cumar Abuu Cubayda ayaa soo saaray fariin uu uga hadlayo doorashooyinkii dalka ka dhacay, isagoo sheegay in madaxda xuk unka isku wareejisay aysan waxaba is dhaa min, sida uu hadalka u dhigay.

Wuxuu aad ugu dheer aaday xumo ka sheegidda madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, isa goo yiri, "Doorashada ay qabteen ma jirto wa xay soo kordhineyso, good iyo abeesbaa is bedalay, waxna isma doorshaan.”

Hoggaamiyaha Al-Shabaab wuxuu mad axda Soomaalida ku tilmaamay kuwo isku kor eg, balse aan isku mowqif aheyn, wuxuu intaas ku sii daray in waxa kaliya oo heshiis ay ku yihiin ay tahay in dhowrkii sanaba mar ay xukunka isku wareejiyaan.

Sidoo kale wuxuu sheegay in ka Al-Shab aab ahaan aysan wax dan ah ka laheyn hog gaamiye kasta oo la doorto, isla markaana aysan kala jecleyn masuuliyiinta dowladda, isagoo yiri, "Deysta oo daaya kan aad doora teen, ama deyriya oo mid kale ku doorsada.”

Abuu Cubayda ayaa wacad ku maray in dalkaan uusan ka dhaqan geli doonin xukun aan ku saleysneyn diinta Islaamka, "Dowla dnimo aan ku dhisneyn diinta Islaamka iyo maamul aan u hoggaansamin oo si buuxda aan u hir gelin shareecada Islaamka, marn aba uma ogolaa doono in dalka laga yagle elo,” ayuu yiri Abuu Cubayda.

Wuxuu ku andacooda in masuuliyiinta do wladda Soomaaliya ay ku baxaan gacanta da gaalamayaashooda uu ka jeclaan lahaa ‘inay xaqa raacaan.’

Sidoo kale ninkaan hoggaamiya kooxda Al-Shabaab wuxuu sheegay in doorashooyin kii dalka ka dhacay ay siyaasiyiinta ilowsiiy een abaaraha daran ee dalka ka jira, isagoo ku dheeraaday dhaliisha ay siyaasiyiinta u soo jiiday abaarta ka jirta Soomaaliya.

Hoggaamiya maleeshiyada Al-Shabaab Axmed Abuu Cubayda wuxuu Madaxweyne Xasan ku eedeeyey dhul boob, wuxuuna ku sifeeyey siyaasi aan waxaba dhaamin kii uu xukunka uga guuleystay, isagoo yiri, "Daf-da flihii hore waxaa bedelay damiir laawe kale oo aan waxaba hambeyneyn.”

Fariintaan oo socaneysa mudo hal saac ku dhow ayuu hoggaamiyaha Al-Shabaab Ab uu Cubayda uga hadlayaa seddax qodob oo kala ah abaarta dalka ka jirta, doorashooyin kii dhacay ee Madaxweyne Xasan Sheekh uu ku guuleystay iyo howlgalka ATMIS oo si da uu sheegay guul dareystay 15 sano kadib.

Dad ku dhintay Shil Gaari oo ka dhacay Magaalada Hargeysa

Inta la xaqiijiyay Saddex Dhalinyaro ah oo ayaa ku geeriyootay halka ruux oo k ale uu ku dhaawacmayshil kadib Gaari oo ka dhacay Galbeedka Magaalada Hargey sa ee degaannada Somaliland.

Saddexda Dhalinyarada ah ee geeri yo otay ayaa magacyadooda lagu sheegay Cab disalaan, Faysal iyo Axmed, waxaana ay sa arnaayeen Gaari yar oo Vitz ah, halka baab uurka kale ee uu ku dhacay uu ahaa Xaajiyo.

Ciidamo katirsan kuwa ilaalada wad do oyinka Somaliland ee taraafikada iyo dad we yne kale ayaa tegay halka shirka uu ka dh acay, iyaga oo goobta ka qaaday meyd adka dhalinyarada iyo dhaawaca qofka kale.

Wararka ayaa wa

Xaa ay intaasi kudara yaan in Ciidamada taraafikada ay xir xireen darawalada labada Gaari ee isku dhacay, kuwaas oo la geeyay Saldhiga Booliska Magaalada Hargeysa.

Dhowr jeer ayaa M/Hargeysa & degaan nada ku dhow dhow waxaa ka dhacay shilal gaari, iyada oo inta badan loo aaneynayo bu rbur xoogan oo kajira wadada u dhaxeeysa Magaalooyinka Hargeysa &Berbera.


Nin Soomaali ah oo MASJID ku yaalla Minnesota ku tooreeyey Imaamkii Masjidka

Hoggaamiyeyaasha Muslimiinta ma gaalada Minneapolis ee gobolka Minneso ta ayaa sheegay in nin maskaxda ka xanuu nsan uu masjid magaalada ku yaalla ku mi ndiyeeyey Imaam ku sugnaa.

Jaylani Hussein, oo ah agaasimada Go laha Xiriirka Muslimiinta Mareykanka (CAI R) ee Minnesota, ayaa sheegay in Imaa m Cawil Aadan ay dhaawacyo kasoo gaareen madaxa iyo gacanta, uuna geeriyoon lahaa haddii aanu caawin qof kale oo ku sugnaa Masjidka Khalid Binu Walid ee ku yaalla waddada West Lake Street.

Jaylani Hussein ayaa intaas ku daray in Imaamka uu hadda ku sugan yahay guri giisa oo uu kusoo kabanayo.

Waxa uu intaas ku daray in qofka weera rka gaystay uu halis ku yahay naftiisa iyo tan bulshada Soomaaliyeed.

"Waxaan u baahnahay taageero dhee raad ah oo la siiyo adeegyada caafimaad ka maskaxda. Waxaa Shalay jira shaq siyaad badan oo bulshadeena ka mid ah oo baahi daran u qaba in la daweeyo, ku waasi oo u baahan in la geeyo goobaha lagu daweeyo,” ayuu yiri.

Ninka weerarka gaystay oo la rumeysan yahay inuu yahay 37 Soomaali ah ayaa la xabisay, balse dacwad-oogayaasha kuma soo oogin wax dacwad ah.

Waxaa dhowr jeer oo horey loogu he lay inuu weeraro gaystay. Sanadkii tegay, garsoore ayaa xukmiyey in ninkan uusan maxkamad soo hor-istaagi karin sababo la xiriira caafimaadka maskaxdiisa.

"Xanuunka maskaxda waa mid ka mid ah waxyaabaha ugu weyn ee sababa dam biyada ka dhex dhaca bulshadeena. Haddii aan loo helin taageerada ku habboona, wa xaan aaminsannahy inay sii socon doonto inay dhacaan. Qofkan wuxuu halis ku ya hay naftiisa iyo bulshada,” ayuu yiri Jay lani.

Qofka weerarka gaystay ayaa loo xiray kiisas kale, balse dacwad-oogayaasha ku ma soo oogin dacwad la xiriirta weeerarka loo gaystay Imaam Cawil.

Warbaahinta Minnesota ayaan shaacin m agaca qofka weerarka gaystay maadaama aan weli dacwado lagu soo oogin

Mareykanka Shiinaha Oo Ka Dhawaa jiy ey In Uu Halis Ku Jiro Xiriirka Kala Dhexeeyo

Shiinaha ayaa sheegay in Wasiirka Arri maha dibadda , Wang Li uu u sheegay Xog hayaha Arrimaha dibadda ee Mareykanka Antony Blinken, in xiriirka labada dal uu hal is ku jiro kadib waxa uu ku tilmaamay aragt ida marin habaabinta ee Xukuumadda Wa shington ee ku aadan Shiinaha.

Hadalkan ayaa imaanaya iyadoo kulan shan saacadood qaatay uu labada mas’uul uu ku dhexmaray dalka Indonesia halkaas uu ka socday shirka ay lahaayeen dalalka G20.

Wasiirka Arrimaha dibadda Shiinaha ay aa wuxuu intaa ku daray in Mareyanka iyo iyaga ay ku heshiiyeen xoojinta xiriirka lab ada dalka balse uu hordhigay cabashooyin dhowr ah oo ay kamid tahay arrinta Tai wan.

Dhanka kale, Xoghayaha arrimaha di badda ee Maraykanka, Antony Blinken, ay aa sheegay inuu ka walaacsan yahay saa xibtinimada Shiinaha ee Ruushka, ka dib wadahadal uu dhiggiisa Shiinaha kula yee shay Indonesia.

Mr Blinken ayaa sheegay in Shiinaha in dhexdhexaadnimo uu ka muujiyay duull aanka Ukraine, balse wuxuu sheegay in dhexdhexaadnimada aysan suurtagal ahay n marka la eego gardarrada cad ee uu wa do Ruushka.

Bannaanbixii ka socday dalka Sri Lanka oo xoogeysatay & Madaxweynaha oo is casilaya

Banaanbaxayaasha waddanka SriLanka ee gudaha u galay Madaxtooyada dalkaas ayaa bilaabay inay ku dabbaashaan Bar kaddii uu ku dabbaalan jiray madaxweyna ha dalkaasi.

Shacabka dalka Sri Lanka ayaa ka ca banaya sicir bararka iyo nolol xumada ka jirta dalkaasi, taas oo keentay inay banaan baxaan, isla markaana gudaha u galaab Xarunta madaxtooyada.

Madaxweynaha Sri Lanka Gotabaya Ra japaksa ayaa sheegay in uu xilka ka dega yo 13-ka bishan July kadib dibadbaxyadii rabshadaha harreeyay dalkaas.

Guddoomiyaha baarlamaanka ayaa Mah -inda Yapa Abeywarden ayaa lagu wargeli yay is casilaadda madaxweynaha. Dadweyne careysan ayaa shaley xoog ku galay guriga madaxweynaha, waxay co -dsanayeen in uu xilka banneeyo, waxay ka careysnaayeen dhaqaale xumida daran ee saameysa Sri Lanka.

Dibaxbayaasha ayaa shaley dab qaba dsiiyay guriga Ra’iisul Wasaaraha.

Dhinaca kale, dowladda Mareykanka ayaa siyaasiyiinta dalka Sri Lanka ka cod satay in ay u istaagaan sidii ay wax uga qa ban lahaayeen xasaradaha dhaqaale ee ka taagan waddankooda.

Waxaa lagu dhawaaqay in madaxwey naha Sri Lanka, Gotobaya Rajapaksa, uu xilka iska casili doono maalinta Arbacada ah.

Go’aankaas ayaa yimid kaddib markii ay dad mudaharaadeyaal ah la wareegeen hoygiisa rasmiga ah, sidoo kalena dab qab adsiiyeen guriga Raysul Wasaaraha.

Paul Kagame oo sheegay in uu ka fikir ayo in xilka uu sii hayo 20 sano oo kale.

Hoggaamiyaha Rwanda Paul Kagame—oo xilka hayay in kabadan 20 sano ayaa sheegay inuu ka fikirayo in uu xafiiska sii joogo 20 sano oo kale.

Waxaa uu u sheegay teleefishin kasoo baxa Faransiiska in uu u tartamayo xilka madaxweynaha doorashada nagu soo aadan ee ka dhaceysa Rwanda.

Ninkan 64-ka ah ayaa sanadkii 2015-kii baddalay dastuurka dalkaas si uu u helo fursad uu xilka kusii hayo tan iyo 2034-ka.

Doorashadii madaxtinimo ee ugu dambeysay ee Rwanda waxay natiijada muujineysay in Kagame uu helay boqolkiiba 99 codadkii la dhiibtay.

Madaxweyne Kagame ayaa si weyn u difaacay kaalinta dalkiisa uu ka qaatay ilaalinta xuquuqda aadanaha kadib shirkii dalalka ka tirsan ururka barwaaqo sooranka ee ka dhacay caasimadda magaalada caasimadda ah ee Kigali.

Wararkii Ugu Dambeeyay Dad Faraba dan Oo Lagu Laayay Baar Ay Ku Cawey nayeen

Ugu yaraan 14 qof ayaa lagu soo warr amayaa in lagu toogtay baar lagu caweeyo oo ku yaalla m

agaalada Soweto ee dalka Koonfur Afrika

Waxaa sidoo kale toogashadan ku dhaa wacmay 10 qof oo kale.

Taliy aha booliska gobol ka Gauteng, Eli -as Maw ela, ayaa sheegay in ciida mada dambi baarista ay ga areen goobta uu wee rarka ka dhacay oo ah deegaan ka Nom zano Tavern oo dhaca duleedka Johanne sburg.

Wuxuu intaa ku daray in tiro dad ah ay galeen baarka isla markaana ay bilaabeen inay toogtaan dadkii goobta ku caweynay ay.


Ciyaaraha Todobaadka Soomaalida Toronto oo 30 Jirsaday

Magaaladda Toronto ee dalka Cana da waxa ka furmay ciyaaraha todobaadka Soomaalida Canada oo sanadkii 30aad lagu qabanayo ma gaaladaas,waxaana sa nad walba xiligaan oo kale hawshaa qaban qaabadeeda si buuxda u gala ururka hore marinta dhalinyarada ee TO DAY kuwaas oo isku abaabula habs ami u qa bso omida tartankaas.

Cali Muudeey oo ma daxa Farsamada Ciy aaraha TODAY ayaa HOL u sheegay in san adkaan ay tartankaan ka soo qayb galeen 13 Kooxood oo kala yimi dalalka Ca nada,Marayk anka iyo Ingiriiska.

Waxayna dhalinyaradaan ciyaaraysay Dorraad soo bandhigeen ciyaaro farsama do odu sar eeyso,furitaankii ciyaarahaan wa xaa ka soo qa ybgalay dadwayne fara ba dan qaar dagan ma gaalooynka dalkaan & kuwo ka kala yimi dal alka Yurub iyo Maray kanka.

Waxaana garoonka ka muuqaanayey ciyaa rtooydii hore qaar ka mida oo ka kala yimi dalal dhawra. Ciyaarahaan ayaa soc on doona ilaa 17 July oo maalintaas la ciya arayo ciyaarta ka ma danabysta ah.

Sanadguurada 30aad ayaa ururka TO DAY a yaa la qorshanayey in la qabto labo sano ka hor , waxaana loo hakiyey xayira adaha xanuun ka Covid 19,

Ciyaarahan ayaa la bilaabay qabasha dooda sanadkii 1989 kii oo lagu bilaabay koox la yira ahdo Washington Stars & Toro nto waxaana xili gaa ciyaari jiray ciyartooy dii magaca wayn kul ahaa dalka Soomaali ya ee ku noolaa labadaas magaalo oo ay ka mid yahiin Mukhtaar Cuti & Khaliif Riiko, Abuukar Shaash iyo ciyaartooy ka loo ba dan,

Sanadkaan waxaa dhanka kale ciyaa rahaan si sharaf leh uga soo qaybgalay ma rti sharaf fa rabadan oo ka kala timi dalalka dunida kuwaas oo ah shaqsiyaad magac wayn ku lahaa Isboor tiga Somaliyed oo aan ka xusi karno Macalin Shiino Guhaad oo xulka Qarnka K/Kolayga Lay lin jiray, Ma calin Qariidi oo badi koobabka Ciy arha go bolada Hantiyey,Ciyaaryahan Hore Da ysane hadan ah falaqeeyaha Isboortiga So malida kuwooda ugu horeeya looguna jecel yah ay, lama soo koobi karo bahda isb oortiga yur ub oo sanadkaan aad uga soo qaybgalay ciyaa rahan 30aad ee Soomaa lida Canada ee Toron to lagu qabto.

Kulankii Dorraad ugu adkaa Ciyaaraha ayaa dhexmaray Kooxaha Iftin & Ottawa waxayna ku dhamaatay barbardhac 1 & 1 Halka Ciyaartii 2aad ay dhexmartay Di xon & Gala Canada wa xaana loogu awood sheegtay Kooxdii Dixon 6 & 1 oo guushu ku raacday koxda Gala Canada.

Maxay tahay sababta xilka looga qaaday mas’uuliyiin ka tirsan maamulka masaajidka Xaramka?.Maamulaha Guud ee Arrimaha Masjidka Xaramka iyo Masjidka Nabiga, Sheikh Abdul Rahman bin Abdulaziz Al-Sudais, ayaa soo saaray go’aan uu xilka kaga qaadayo. Agaasimaha Xarunta Warbaahinta sababo la xiriira "waxqabad la’aanta uu ku muujinayo dadaalka maam ulka Guud ee Arimaha Masjid ka Xaramka iyo Masjid ka Nab iga ee u adeegida martida Ilaa hay”

Xil ka qaadista lagu sameeyay maareeyaha xarunta warbaahinta ayaa timid maalin kadib go’aano kasoo baxay Al-Sudais oo xilka looga qaaday agaasimihii guud ee maamulka iyo kaa liyihiisa oo xilalka laga qaaday. gudan la’aanta waajibaadkii loo igmaday xilli ay ku sii qul qulay aan xujeydu Masjidka Xaramka, sida lagu daab acay bogga maamulka labada Masjid ee Xaram ka.

Sannadkan, mas’uuliyiinta Sucuudiga ayaa u oggolaaday illaa hal milyan oo Muslimiin ah oo qaatay tallaallada ka hortagga Coronavirus inay soo gutaan waajibaadka Xajka, halkaas oo ay isugu yimaadeen tiradii ugu badnayd ee xujaaj ah tan iyo markii uu cudurku dillaacay, waxaa na dibadda Sucuudiga ka soo xajiyey 850,000 oo xaaj.


MAXAY YIHIIN SEDDEXDA CADAW UU QOFKU OGEYN BALSE NOOLASHIISA SAAMEEYA?


Haweeney daallan

Ma ku daashay xal u helidda dhibaato ku ha ysato oo aadan garaneyn qaabki aad uga bixi lahayd, dhibaatadaasi oo nool ashaada saameyn xooggan ku leh.Inta badan na waxaa dha cda inaad raacdo talooyinka khu barada ay soo jeedinayaan ee ah cunto isku dheelli tiran cun, jimicsi samee, hu rdo kuugu filan seexo iwm.

Haddaba waxaa jira waxyaabo dhaqan inoo noqday oo aan si maalinla ah aan u sameyno oo aanan ogeyn iney noolasheenna saameyn ayaan. Arrimahaasina waxaa ka mid ah:

Haweeney wax daawaneyso

1. Daawashada Barnaamijyada telefishiinnad a ka baxa, FiliShalay taxa naha ah iyo Wararka Daawashada Barnaamijya da iyo filiShalay

2. taxanaha ah badankeen waxay noo yihiin wax aan ku madadaal no, hase yeeshee khub ar da caafimaad ku wax ay sheegaya an iney saa meyn u geysanayaan maskax da qofka.

"Baniaadam ahaan waxaan leennahay daree n noo gaar ah oo ay saameeyaan jilita anka fili Shalay ama ruwaayadaha sida kuwa naxdinta leh oo aan ka naxno, kuwo murugada leh oo a an la murugoonno, jilliinnada qaarkoodna wax aaba dhacda inaan la ooyno oo aan adkeysan weyno” ayuu yiri Dr Magavi.

Mararka qaarna waxyaabaha aan daawanno waxay na xusuusiyaan dhacdooyin xanuun ba dan oo noolasheenna soo maray sida geeri, qa saaro hantiyeed iyo amni darro.

Dareenka nooc walba leh oo kaa soo raac ay daawshada filimaana iyo wixi la midka ah wuxuu kuu soo raacayaa shaqadaad, qoyskaa ga iyo meel walba oo aad ku sugan tahay. Dr Magavi wuxuu intaa ku daray markasta oo aad daawashada filim waxaad ka sii faka reysaa waxa xiga ama waxa dunida ka dhaca ya ee arr intaa xiriirka la leh, marka marweliba wa xaad adigu noqoneysaa qof maskaxda laga haysto oo aan xor ahayn.

Haweeney miis ku Huruddo

"Daalka jireed iyo midka maskaxeed oo qof ka halkaa ka soo gaarayana wuxuu noqonaya mid nasasho la'aan u horse edo, firfircoonidana ka lumiyo.”

Khubaradu waxaa kale oo ay sheegeen, akhrinta aan kala joogsi laheen ee buug aagta iyo daawashada filimanta dhaadheerna iney ke enaan saameyn caafimaad oo ay ka mid tahay aragga oo daciifa iyo madax xanuun joogta ah.

Marka khubaradu waxay ku talinayaan hadd ii aad leedahay dhaqanka daawashada joogt ada ah ee filiShalay ama telefishiinnada warar ka inaad si joogta ah u sameysid baaritaan dhi naca maskaxda si aad uga sii gaashaamato dhi baato kuugu iman lahayd.

2. Ciyaaraha

CiyaarArrinta kale oo aan si maalinla ah u sameyno waxaa ka mid ah ciyaaraha kala duwan ee aan tamarta ugu badan ku bixinno.

"Dhaqdhaqaaq kasta oo ciyaared oo xoog loo sameeyo waxaa laga qaadaa daal ba dan iyo maskaxda oo furfurnaan dareento ka dibna si aad ah u shaqeyso, marki dambana qofku uu dareemo caro iyo cadaadis maskaxe ed.” hubaradu waxay soo jeedinayaan qof ka ciyaaraha jecel waxa ugu horreeya oo inuu sameeyo ay tahay waa inuu ciyaaraha uu sa meynaya iyo sida uuu sameynayo uu kala xu sho, si uu uga badbaado saameynta jireed iyo midda maskaxeed ee ay u geysan karto. Xilliga aad nashada u baahan tahay aad nasat aa oo aad naftaada qasbin, maadamaa cadaad iskaasi uu qofka laftiisa ku soo noqonayo inta uu ciyaarta wado iyo ciyaarta kaddib intaba.

3. Qorsheynta

Qorsheyntu waa qaabka ugu muhiimsan ee lagu habeeyo noolasha, laguna sameysto qo rshayaashi noolasha lagu maareyn lahaa.

Howlaha noolasheenna waxtarka u leh sida aan u kala horreysiineynana waa inaan qorsh aheenna ku qeexnaa.

Qorsheynta oo leh faa’idooyin badan hadda na mararka qaar waxaa ka dhasha dhibaatooy in la halamaala oo ay ka mid yihiin cadaadis qofka ka soo food saarayo sida uu wax u qor sheeyey haddii ay wax u dhici waayaan welw elka iyo walbahaarka ku abuurmaya.

Qorshayaasha aan sameysaneyna si ay u noqdaan kuwa mira dhalana waa in qorshaha wakhti lagu saleeyaa qofkuna uu isku culeysi nin qorshayaal culculus oo fulintooda uga baa hanayo wakhti, kharash iyo awood dheeri ah in uu geliyo.

Qorsheyaal taxan

Si kooban marka loo dhigo qorshuhu waa in uu ahaada mid cad, sahlan, koob an, wakhti ku filan haddii la geliyana mira dhal no qon kara.

"Dad qaar wakhti badan ayey geliy aan sameynta qorshayaal ay awoo din fulintooda. Marwelibana waxay ka welwelay aan inuu qorshahan wakhtigi uu u qorsheeyey uu dib uga dhaco.”

Dhibka ugu badanna waxay dadkaasi kala kulmaan marka qorshaha uu uga hirgeli waayo sidi ay rabeen waxayna halkaa kala kulmayaan niyad jab xooggan iyo gabi ahaanba hadafki qo rshahaasi ay u sameysteen iney iska tuuraan oo ay dib u eegis ku sameyn.

Qorshahana waa inuu ahaadaa mid u qaybs an mid dhow, mid dhexe iyo mid fog fulintiisana sidaa loo kala horreysiiyo.

XIGASHO:BBC



XABSIGA GEERIDA U HORSEEDAY HALGAMAAGII MUSLIMKA AHAA EE LA DAGAALLAMAY INGIRIISKA


Taariikhda halganka gobonnimadoonka Hindiya marka dib loogu laabto waxaa soo kormaray taariikhda halgamaagii muslimka ahaa Axmed khaan Kharaal oo guumeystaha Ingiriiska dagaalka kula jiray.

Axmed wuxuu ka dagaallamayey gobolka Punjab ee dalkaasi Hindiya

Marki dambana isaga iyo rag kale ay halg an wadaag ahaayeen waxaa daldalaad iyo ra saasba ku dilay guumeystihii Ingiriiska ee dal kaasi gu umeysaneyey.

Ciidamada halgaamayaasha uu hog gaa mi nayey Axmed Khaan Khar aal dadka gobol ka Punjaab waxay u yaq aanneen ‘Halgamayaasha Barakey san’.

Taariikhda halganka gobonnimadoonka ay u soo galeenna waa mid quluubta shacabka dalka Hindiya oo dhan ku nool.

Ninkan oo taariikdiisa halgan aad aad looga warhayn waxaa soo shaac bixiyey oo taariikhdiisa halgankiisa buug ka qoray qoraaga caanka ah Wasiim Axmed Sayid, isaga oo buuggaasi ugu magacda ray ‘Halgamaagi Xornimadoonka ee aan la aqoon ee 1957-kii.”

Waa kumaa Axmed khaan Kharaal?

Axmed wuxuu ka soo jeedaa qoys beeraley ah oo ka tirsan beesha Kharal ee degta gobolka Punjab ee dalka Hindiya.

Wuxuuna dhashay 1803-dii wuxuuna dhintay bishii bishii September ee sanaddii 1857-kii.

Axmed oo ka soo jeeda qoys hoggaanka dhaqanka u haya bee sha Kharaal uu ka soo jeedo. Wuxuuna ahaa shaqsi tani iyo yaraantii sa si weyn looga ixtiraamo gobolka uu ka soo jeedo.

Haddaba hoggaamiyihii dhaqanka ee nabadda jeclaa ee beesha Kharaal wuxuu iisu beddelay halgamaa xornimada dalka Hindiya u da gaallama.

Xilliga uu Axmed dagaalka halganka billaabayey waxaa Hindiya gumeysi ku haystay Ingiriiska oo si waxshinima ah shacabka dalkaasi ula dhaqmayey sida lagu qoray taariikhda dalka Hindiya.

Jeceylka uu dalkiisa hooyo u qabayna waxay ku kalliftay inuu la yi maaddo aragti ka duwan guumeystaha, wuxuuna horkacayey kacdo on kii caanka ahaa ee Gogera isaga isagoo abaabulay maleeshiyaad ti ra badan.

Wargeyska Ingiriiska ee Montgomery wuxuu qoray: "Axmed inuu a haa nin maskax badan, geesi ah oo khiyana badan.”

Axmed marki uu in muddo ah halgankiisa gobonnimadoonka wa day guulo la taaban kara ayuu ka soo hoyey.

21-ka Octobar 1857-kii wuxuu ciidan ku weeraray Jeelka Gogera oo haddaba ku yaalla degmada Okara, si uu u soo furto qaar ka mid ah dagaallamayaasha gobonnima doonka ee halkaasi ku xiran.

Balse Isaga iyo Ciidamadiisiba waxay weerar gaadma ah ay kala kulmeen taliya xigeenka xabsiga Gogera, Leopold Oliver Fitzhardinge Berkeley, waxaana halkaasi lagu dailay Axmed iyo kaliyihiisa Sarank iyaga oo la dagaallamaya ciidanka guumeystaha.

Waxaa sida oo kale ciidamada guumeysiga ay qabqabteen ciida mo tira badan oo kuwa gobonimodoonka oo ay marki dambe rasaas iyo daldalaadba isugu dareen.

Axmed Khaan Kharaal waxaa lagu xusuustaa hadalki dhaxalgal ka noqday uu ka tagay oo ahaa: "Intaad sanada badan guumeysi ku noolaan lahayd waxaa ka wanaagsan inaad naftaada u hibeyso si aad maalmo aad xorriyad ku noolaato u hesho."


MAXAY UK DIYAARADAHA DAGAALKA UGU DIRTAY LABO DAL OO YURUB KU YAALLA?


Lix ka mid ah diyaaradaha dagaalka ee Boqortooyada UK ayaa u duulay waddamada Finland iyo Sweden halkaasoo ay tababarro iska ashi ah ku sameyn doonaan, sida ay sheegtay Wasaaradda Difaaca ee Ingiriiska.

Wasiirka gaashaandhigga ee UK, Ben Walla ce, ayaa shaaca ka qaaday arrintan, oo ku timid codsi ka yimid labada dowladood, isagoo hoosta ka xariiqay sida ay xukuumadd London ugu heel lan tahay wadashaqeynta ku aaddan xoojinta difaaca.

Tababarka ayaa sidoo kale daba socday tallaabada ay Sweden iyo Finland ku codsadeen ku biiritaanka isbahaysiga Nato kaddib dag aalka uu Ruushka ku qaaday Ukraine.

Labo diyaaradood oo uu noocoodu yahay F-35 ayaa ka mid ah di yaaradaha carbiska wadajirka ah samaynaya.

Waxay samayn doonaan "tababar nooca dagaalka ah oo heerkii u gu sarreeyay ah", waxaana wehlin doona afar diyaaradood oo kale o o ay leeyihiin ciidamada cirka ee boqortooyada, diyaaradda Finland e e F-18 iyo mid laga leeyahay Sweden, sida ay sheegeen saraakiisha waaxda difaaca ee UK.

Ujeeddada tababarkan waa in saddexda waddan ay xoojiyaan awo oddooda dhinaca hawada iyo xirfadda ay u leeyihiin inay iska barbar dagaallamaan, si da ay wasaradda gaashaandhigga kusii faahfaafisay

Mr Wallace ayaa sheegay in Finland iyo Sweden ay yihiin "saax iibbo muhiim u ah oo ay ka wada shaqeeyaan dhinaca difaaca" in ay ku biiraan Nato ayuuna ku tilmaamay "arrin xoojinaysa awoodda isba haysiga maadaama ay hadda halis soo cusboonaatay ka jirto Yurub".

"Diritaanka diyaaradahan waxay muujinaysaa sida ay nooga go'an tahay inaan sare u qaadno iskaashiga iyo inaan xaqiijinno in ciidanke ennu ay isula shaqeeyaan si sahlan," ayuu sii raaciyay

Wasiirka gaashaandhigga ee Sweden, Peter Hultqvist, ayaa isa gana dhankiisa sheegay in tababarkan "uu xoojinayo awooddooda wadashaqeynta ee looga jawaabayo xasaradaha ka socda dalalka da riska la ah".

Isagoo hadalkiisa sii wata ayuu yiri: "Tani waxay si gaar ah u ta hay muhiim maadaama Shalay ay caqabado ka jiraan amniga deegaan ka."

Finland ayaa dhawaan ku dhawaaqday in ay soo iibsanayso di yaaradaha noocoodu yahay F-35 oo uu Mareykanku sameeyay.

Diyaaradaha dagaalka ee UK ayaa si joogto ah howlgallo ula sa meeya kuwa dalalka kale ee ka tirsan gaashaanbuurta Nato, oo ay dhoollatus iyo carbis ku wada sameeyaan hawada bariga Yurub.



OGEYSIISKA GUUD


Ogaysiis waxaa halkan lagu siinayaa GEORGES MONIN SAS, a French company of 5, rue Ferdinand de Lesseps, 18000 BOURGES, France waa hantiilayaasha Keliga ah ee Soomaaliya iyo

Dhamaan wadamada kale ee hoos ku xusan:-

MONIN

Kaas oo loo isticmaalo in lagu xidho miraha saafiga ah iyo coulis, shukulaatada, karamell, liinta iyo dusha sare ee macmacaanka; kafeega, shaaha, kafeega beddelka; kookaha, cabitaannada aan khamriga ahayn iyo sharoobada.

Qof kasta oo koobiya, ku dayanaya, ama si kasta oo kale wax kasta oo ku xadgudbaya xuquuqda ayaa sheegay in Calaamadda Ganacsiga lagu qaadi doono tallaabo liddi ku ah shuruucda lagu dhaqmo Soomaaliya si ay uga hortagto in calaamado been abuur ah lagu soo rogo badeecadaha.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip