HALKAN KA AQRISO WARARKA WARGYESKA MOGTIMES DAILY NEWSPAPER EE MAANTA OO AH ISNIIN 18-KA JULY 2022

0
Monday July 18, 2022 - 08:48:01 in Wararka by
  • Visits: 657
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAN KA AQRISO WARARKA WARGYESKA MOGTIMES DAILY NEWSPAPER EE MAANTA OO AH ISNIIN 18-KA JULY 2022

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.

M/W/ Geelle Oo Guddoonsiiyey MW Xasan Sheekh Billada Ugu Sarreysa Ee Jabuuti Bixiso

     Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo waf digiisa ayaa ka qeybgalay casho sharaf si he ersare ah loo soo agaasimay oo ka dhacday Qasriga Madaxtooyada Jabuuti oo uu ku maa muusay Madaxweynaha dalkaas Ismaaciil Cum ar Geelle.

     Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle ayaa intii ay socotay casho sharafta waxaa uu billad sharafta ugu sa rreysa ee ay bixiso Dowladda Jabuuti guddo onsiiyay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamu ud isaga oo ku mutaystay kaalintiisa xoojinta xir iirka facawayn ee ka dhexeeya labada dal ee walaalaha ah.

    Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ay aa dhankiisa uga mahadceliyey Madaxwayna ha iyo shacabka Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Jabuuti billad sharafta la guddoonsi iyay iyo martiqaadka heerka sare ah ee loo fi diyay.

     Madaxweynaha ayaa tilmaamay in booqa shadan ay billow wanaagsan u tahay sidii loo hormarin lahaa xiriirka qotodadheer ee labada dal, loona adkeyn lahaa tiirarka adag ee dhaq an-dhaqaale iyo walaalnimo ee ka dhaxeya lab ada shacab.

    Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wa fdi uu hoggaaminayo ayaa Dorraad booqasho ra smi ah ku tegay dalka, wuxuuna Madaxweyna ha kulan la yeeshay dhiggiisa dalkaas Ismaaciil Cumar Geelle.

Ra’iisul Wasaare Xamse oo siyaabo kala du wan u qaabilay Danjiryaasha Dalalka Mareykanka iyo Talyaaniga u fadhiya  Soomaaliya

     Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Fede ral ka ee Soomaaliya, Md.Xamsa Cabdi Barre, ayaa Shalay qaabilay Danjiraha Mareykanka ee Somaliya, Larry Andre oo ay ka wada hadleen xoojin xiriirka iyo wa da shaqeynta u dhaxeysa 2da dal ee Soomaaliya iyo Ma reykan ka.

      R/Wasaare Xamse ayaa uga mahad celiyay D/Mareykanka taageerada ay siiso Soomaali ya, isaga oo sheegay in xukuum addiisa cusub ay sii wadi doonto wadasha qeynta, isla mark aana ay xoogga saari doonto sugidda amniga dalka.

    Danjiraha D/Mareykanka u fadhiya Sooma aliya Larry Andre ayaa tilmaamay sida ay uga go’an tahay xoojinta xiriirka 2da dal iyo taagee rada ay dowladdiisu sii so Soomaaliya

Dhinaca kale

    Ra’iisul Wasaaraha XFS, Md.Xamse Cabdi Barre,sidoo kale waxaa uu isla Shalay la kul may Danjiraha dowladda Ta lyaaniga u fadhiya Soomaaliya, Md.Alberto Vecchi, waxayna ka wada hadleen xoojinta iskaashiga labada dal.     R/Wasaaraha ayaa xusay taageerada dowla dda Talyaaniga, gaar ahaan mashaariicda hor umarineed ee ay la garab taagan yihiin shacab ka iyo dowladda Soom aaliya iyo xiriirka qotada dheer ee ka dhaxeeya labada dal.    Danjiraha ayaa dhankiisa ballan-qaaday sii xoojinta xiriir ka 2da waddan, gaar ahaan mashaariicda ay ku taageeraan Sooma aliya.iyadoo Kulamdaan kala gaarka ahaa ay ku soo dhamaadeen jawi wanaaggan

MD Xasan Shiikh iyo dhigiisa Jabbuuti oo qabtay shir jaraa’id

       Madaxweynaha Dowladda Federaalka So omaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhigg iisa Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo si wad ajir ah u qabtay shir jaraa’id ayaa si qotodheer uga had lay ahmiyadda ay leedahay xoojinta xiriirka walaaltinni mo ee ka dhexeeya labada dal.

      Labada Madaxweyne oo yeeshay kulan ay ku lafagureen adkaynta danaha ay wadaagan labada dowladood iyo xal u helidda caqabad aha ka jira gobolka ayaa xusay in ay iska kaa shan doonaan xoojinta amniga, wax-wada-qa bsiga, is-dhexgalka dhaqaalaha iyo in si wadajir ah looga faa’iideysto fursadaha ka jira gobolka Geeska Afrika iyo guud ahaan Qaaradda.

    "Shalay caalamka lama kala maarmo, sida as awgeed Soomaaliya iyo Jabuuti waxa ay ku wada yaallaan Geeska Afrika oo fursado bad an, duruufo iyo caqabado isku sidkan ay ka jira an. Maaddaama gobolku uu istaraatiji iyo muh iim u yahay adduunka kale, waa in aan si wada jir ah uga tashannaa sidii aan wax ula wadaagi lahayn dalalka kale ee dariska nala ah, ann agoo ka faa’iideysanayna khayraadka iyo dadk eenna firfircoon ee ka tilmaaman caalamka.

   ”Madaxweyen Xasan Sheekh Maxamuud ay aa sheegay in Soomaaliya iyo Jabuuti ay wad aagan taariikh, dhaqan, diin iyo dhiig, taas oo ka tarjumaysa garab istaagga iyo taageerada jo ogtada ah ee dowladda iyo shacabka Jabuuti ay u muujiyeen dib u dhiska dowladnimada So omaaliya, isagoo xusay muhiimadda iskaashiga gobolku u leeyahay labada shacab.

     "Waxa ka dhexeeya Jabuuti iyo Soomaaliya waa wax aan biri goyn, biyana aysan mayrin, cilaaqaadkaas walaaltinnimo ee ka dhexeeya na rukunnada aasaasiga u ah ee uu ku taag an yahay waa in la isku huro nafta, maalka, xoog ga iyo caqligaba. Kalsoonida buuxda ee aan ku qabno shacabka iyo dowladda Jabuuti, ma jirto meel kale oo aan ku qabno, taas ayaa keentay in aan mar kasta halkan talo iyo khibrad u soo raadsanno.”

     Dhankiisa, Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle ayaa uga mahadceliyey Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud  iyo wafdigiisa boo qashada rasmiga ah ee ay ku yimaaddeen dal ka Jabuuti, isagoo tilmaamay in socdaalka Madaxweynuhu uu bud-dhig u yahay xoojinta xiriirka soo-jireenka ah ee labada dal.

Faahfaahino dheeraad ah oo kasoo baxaya Qarax Ismiidaamin ahaa oo Shalay ka dhacay magaalada Jowhar

    Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khas aaraha ka dhashay qarax Ismiidaamin ahaa oo ka dhacay gudaha Magaalada Jowhar, kaasoo loo adeegsaday gaari xamuul ahaa oo laga soo buuxiyay waxyaabaha.  

      Qaraxa Ismiidaaminta ayaa jugtiisa laga maqlay guud ahaan xaafadaha M/ Jowhar, ka asoo ka dhacay hotel lagu magacaabo Nuur Do ob oo ay daggan yihin inta badan wasiiradda iyo Xildhibaanadda maamulka Hirshabeelle.

     Masuuliyinta qaraxa ku dhaawacmay ee la xaqiijiyay waxaa ka mid ah wasiirka Haweenka iyo Xaquuqul Insaanka Hirsha beelle Caasho khaliif Xaaji, wasiirka Caafi maadka Hirshabe elle Cabdi Macalin, gudd oomiye ku xigeenkii hore Baarlamaanka maamulka Hirshabeelle Canab Axmed Cii se iyo Xildhibaan hore oo la gu magacaabo jeego, waxaana dhaawacyado oda la gee yey Isbitaalka guud ee M/Jowhar.

   Qaraxa Ismiidaamnta ah ayaa sidoo kale bur buriyay dhammaan dhismaha hotelka lagu wee raray iyo qaar ka mid ah guryaha ka ag dhawaa hotelka qaraxa uu ka dhacay oo ay daggan yih iin dad shacab ah.

    Afhayeenka Madaxtooyada Hirshabeelle Da a'uud Xaaji Cirro oo war kooban siiyay Telefa shinka Qaranka ayaa sheegay in qaraxa uu ge ystay khasaare ku kooban dhaawacyo iyo bur bur dhismayaal oo aysan jirin cid ku dhimatay qaraxa Shalay ka dhacay Jowhar.

  "Dhaawacyo fudud ayaa soo gaaray ma suuli yin ka tirsan Hirshabeelle oo ku su gnaa hotel ka qaraxa lagu weeraray, wa xaana ka mid ah wasiirada Caafomaadka iyo Haweenka ee ma amlka Hirshabeelle, mana jirto wax dhimasho ah oo qaraxa ka dhashay, tirada dhaawacyada wali lama ti ra koobin, waxuuna ahaa qaraxa Shalay dhacay kii ugu weyna ee abid ka dhaca Jowhar" ayuu yri afhayeenka madaxtooya da Hirshabeelle.

    Wuxuu intaasi ku daray afhayeenka Hir sha beelle in baaritaano dhab ah lagu sam eyn doo no sababta keentay qarax sidaan oo kale ah inuu ka dhaco gudaha M/ Jowhar.

Cali Guudlaawe oo ammar dul dhigay Hay’ adaha Amniga, ka dib Qarixii Shalay ka dhacay Jowhar

    Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle, Cali Guudlaawe Xuseen ayaa cambaare eyay qara xii Shalay lala beegsaday Hoteel ay ku sugn aayeen Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan Hirsh abeelle, kaasi oo ka dhacay M/ Jowhar.

   Md.Guudlaawe oo la hadlay War baahin ayaa sheegay in qaraxa khasaare kala duwan uu sababay, isla markaasna ay burbureen dha mmaan dhis mayaashii ka ag dhowaa Hoteelka lala beegsa day oo ku yaalla Bartamaha Jowhar.

     Ugu yaraan saddex ruux ayaa ku dhintay, halka in ka badan 20 kalena ay ku dhaawacme en qarax, kuwaasi oo ay ka mid yihiin Mas’uul iyiin ka tirsan Maamulka Hirshabeelle.

     Madaxweynaha ayaa tacsi u diray dadka ku dhintay Qaraxa, isla oo dadka ku dhaawacmay u rajeeyay caafimaad deg deg ah.

      Sidoo kale, Madaxweynaha ayaa faray la amaha amniga inay iska kaashadaan xoojiyaan iyo adkeynta amaaanka, isla markaasna ay xog dhameystiran ka keenaan sida ay wax u dhac een.

Al-Shabaab oo sheegtay mas’uuliyadda Qaraxii ka dhacay Jowhar.

        War qoraal ah oo ka soo baxay Dagaala mayasha Al-Shabaab ayeey ku sheegteen mas ’uuliyadda qaraxii Shalay ka dhacday Xarunta Gobolka Shabeelaha Dhaxe eeJowhar.

      Waxa ay ku shegeen qoraalka kasoo baxay kooxda Al-Shabaab in qaraxa ay ku bartilma amedsadeen mas’uuliy iin ka tirsan Hirshabe lle, sida ay ku baahiye en qoraal ay soo saare en Al-Shabaab.

     In kastoo aysan sheegin tiradda ku waxyee loowday qaraxa haddana waxa ay Al Shabaab sheegeen inay dib ka soo sheegi doonaan kha saaraha dhimasho iyo dhaawac ee ka dhashay qaraxa ka dhacay Jowhar.

Sheekh Shakuul: Waxaan ka naxay qod ob ka mid ah heshiiska Somalia iyo Kenya

      Sheekh Maxamed Ibrahim Shakuul oo ka mid ah Culimada Soomaaliyeed ee ku dhaqan waddanka Kenya ayaa ka hadlay heshiiska ay wada gaareen xukuumadaha Muqdisho iyo Nai robi, kaas oo ay wada saxiixeen madaxweyn ayaasha labada dal.

    Shakuul oo u warramay Telefishinka Unive rsal ayaa shaaca ka qaaday in uu ka naxay qodobka la xiriira dib u fasaxida Qaadka, kaas oo ay Soomaaliya ku bedelatay Kal luunka.

     Sheekha ayaa tilmaamay in Qaadka uu dhi baato weyn ku hayo Soomaaliya, uuna sabab u yahay burburka dalka, kan qoysaska, Diinta iyo dhinaca dhaqaalaha.

    "Meesha Qaadku anniga oo og inuu yahay shey aad u xun oo buburka Soomaaliya aan or an karo qeyb weyn buu ka yahay dhinaca qoys ka marka laga fiiriyo dhinaca Diinta dhinaca dhaqaalaha, haddana haddii loo eego baaxad da ganacsiga kalluunka Soomaaliya, haddii si fiican looga faa’iideysto iyo ganacsiga Qaadka wax isku dhigmo ma’aha oo hal gobol oo Miru la yiraahdo ayuu kasoo baxaa, waana dhib ru ntii” ayuu yiri Sheekh Maxamed Shakuul.

      Sidoo kale wuxuu hoosta ka xariiqay in qo dobkan uu aad uga naxay, balse wuxuu tilmaa may heshiiska marka la’eego 70% in ay faa’iido ugu jirto Soomaaliya, siiba marka laga tego qo dobka la xiriira Qaadka haatan dib loogu soo daabulayo magaalada Muqdisho.

    "Waa qodob runtii aan aad iyo aad uga nax ay qodobkaas, haddii lasii guda-galo Kenya wa damadu marka ay wada-hadlayaan qolobo wax bey wadataa waxaan isleeyahay heshiiska 70% waxay dan ugu jirtaa Soomaaliya, halkaas qod ob oo Qaadka ah waxaa moodaa xooga ugu fa raha badan Kenya, iyaduna waa in shacabkii ay wax tusaan,” ayuu sii raaciyey.

      Ugu dambeyn wuxuu soo dhaweeyey qod obada ka hadlaya dib u furista xuduuda labada dal iyo duulimaadyada labada dhinac, gaar ah aan in muwaadiniinta loo fududeeyo dal ku gal ka.   Hadalkan ayaa ku soo aadayo, maalin ka dib markii uu madaxweynaha Soomaaliya ku soo laabtay dalka, uuna usii safray Jabuuti, mar kii uu heshiis ka kooban dhowr iyo qodob lasoo saxiixday dhiggiisa Kenya Uhuru Kenyatta kaas oo bilow u ah hagaajinta xiriirka labada dal.

Xaawo Cumar oo u geeriyootay dhaaw ac kasoo gaaray rasaastii lagu dilay Taliye Kuxigeenka Nisa Ee Galmudug

     Waxaa Shalay Geeriyotay Allah U naxa riste marwo xaawo cumar Geele oo Ku dhawa can tay Rasastii Shalay lagu Dilay Taliye Ku xige enka Nisa Ee Galmudug Gu da ha Caabud waaq Allah Unaxaris te korneel  faarax cumar geele (Bayr),

     Xaawo Cumar ayaa la dhala tay Taliyaha La dilay ayadoona Xiligii la dilayay Uu la jogay wa lashi uusana Wadan wax Istaaf ah, sida uu ku soo warameen wariyeyaasha KNN ee Galm udug.

      Shaqsiga Dilka Geystay oo aan Ilaa iyo Ha dda Ciidanku Gacanta Ku dhigin ayaa La she egay Inuu Sargalka u dilay Howlgal Sanado Ka hor ay Ciidamada Nisa Ka sameyeen Dagmada Caabudwaaq uuna Hogaminayay Kornel Beer oo uu Ku dhaawacmay.

     Wili waxaa Socda Dadalka Ay Ciidamada Nisa iyo booliska Dagmada Caabudwaaq ku ba adi Goobayaan Shaqsiga Dilka Geystay,

Aqoonyahan Faarax Diiriye Warsame oo is ku soo sharraxay guddoomiyaha degmada Cadaado

     Faarax Diiriye Warsame oo ah musharrax u taagan doorashada degmada Cadaado ee gob olka Galgaduud, ayaa taageero ka helay bulsh ada magaalada Cadaado, isagoo u ballanqaad ay inuu aqoontiisa ugu adeeggidoono haddii la doorto.

     Doorashada guddoomiyaha degmada Cad aado, ayaa dhicidoonta sodd onka bishan July, waxaana Faarax Diiriye Warsame uu ka mid yahay dadka ugu cadcad doorashadaas.

Kulan lagu taageerayay oo magaalada Cadaa do ka dhacay, ayay dadkii kasoo qeyb galeen ku tilmaameen inuu yahay, shakhsi aqoonyah an ah oo fure u noqon kara horumarka Cadaa do.

    Musharrax Faarax Diiriye wuxuu sheegay inuu dhisidoono garsoor caddaalad ah oo lagu sixidoono waxa ka qaldan amniga. Sidoo kale wuxuu ballanqaaday inuu midayndoono guurt ida dhaqanka.

     Wuxuu sheegay inuu waxbarashada si gaar ah ahmiyad u siindoono, korna uqaadidoono horumarinta tababarada maamulayaasha iyo macalimiinta degmada Cadaado.

Faarax Diiriye iyo Jibriil Jimcaale oo ah labada musharrax ee u taagan xilkan, ayaa lagu wa daa inay ku tartamaan doorashada Cadaado.

Booliska Muqdisho oo soo qabtay raggii dilay Macallin Nuur Jimcaale

    Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixiyey wajiga labaad ee howlgallo loogu magac daray ‘Samakaab’ oo ka dhanka ah tuugada iyo ciyaal weerada, kuw aas oo maalmahaan ka socday M/Muqdisho.

     Howlgalkaan oo ka socday dhammaan degm ooyinka gobolka ayaa lagu soo qabtay rag loo heysto tuugnimo, hubkii ay wateen, ag ab ay dadkii lahaa dhaceen iyo maan-dooriye Xashiish u badan oo gacantya lagu soo dhi gay.Afhayeenka booliska Soomaaliya Cabdifi taax Aadan oo shir jaraa’id ku qabtay Magaa lada Muqdisho ayaa sidoo kale sheegay in ho wlgalkaan lagu soo qabtay rag lagu tuhmaayo inay geysteen dilkii Macalin Nuur Jimcaale oo Dorraad tuugo taleefan ka dhaceysay ay ku di shay degmada Kaaraan.

      Afhayeenka ayaa sheegay in ragaas lagu qabtay meel u dhow goobtii uu ka dhacay dilka Macallinka, isla markaana marqaatiyaal loo hel ay inay geysteen dilkii Macalinka.

     "Bulshada degmada Kaaraan iyo booliska oo is kaashanaya waxay soo qabteen rag lagu tuhunsan yahay dilkii Macalin Nuur Jimcaale, waxaa lagu qabtay meel u dhow goobtii lagu dilay Macalinka, waxaana loo helay marqaatiy aal ku cadeynaya dilkaas inay geysteen,” ayuu yiri Afhayeenka booliska Soomaaliya.

     Sidoo kale waxaa gacanta lagu dhigay hoggaamiyihii guud ee ciyaal weerada degma da Kaaraan, kaas oo booliska ku abuuray rajo ah in cunug kasta oo ka mid ah ciyaal weerada degmadaas gurigiisa loogu tago, maadaama la qabtay horjoogahoodii.

     Degmooyinka Hiliwaa, Yaaqshiid, Wadajir, Kaaraan, Wardhiigley iyo Hodan ayaa ka mid ah degmooyinka laga soo kala qabtay ragaan ku eedeysan tuugnimada ee Shalay boolisku uu u soo bandhigay warbaahinta.

Madaxweynaha Galmudug oo shir gud do omiyay shirka Golaha Amniga ee Galmudug

     Madaxweynaha Dowladda Galmudug, Md.A xmed Cabdi Kaariye, ayaa shir gudoomiyay shi rka Golaha Amniga ee Dowladda Galmudug, kaas oo ka qabsoomay Aqalka madaxtooyada Galmudug.

     Shirkan oo lagu lafa gurayay amniga deega anada Galmudug ayaa daba socda safar dha waan uu madaxweynaha Galmudug ku tagay deegaanada furimaha ah iyo goobihii lagula dagaalamay argagixisada, kuwaas oo uu mad axweyne Axmed Cabdi Kaariye kula soo kul may shacabka iyo maamulka deegaanadaas.

    Shirkan looga hadlayay amniga ayaa waxaa ka soo qeyb galay madaxweyne kuxigeenka Galmudug, Wasiirka Arrimaha Gudaha, Wasiiru Dowlada amniga ahna kusimaha wasiirka am niga, labada gudoomiye ee Gobolada Mudug iyo Galgaduud, saraakiisha ciidamada ATMIS, saraakiisha ciidamada Qalabka Sida ee deeg aanada Galmudug iyo maamulka degmada  Dhuusamarreeb.

      Shirkan ayaa sidoo kale looga hadlay sidii loo dar dar galin lahaa sarana loogu qaadi la haa amniga deegaanada iyo degmooyinka Gal mudug, iyadoo madaxweyne Axmed Cabdi Ka ariye uu warbixino iyo xogo amni ka dhagees tay saraakiisha kala duwan ee ka soo qeyb gal ay shirka.

     Madaxweynaha Galmudug ayaa ku amma anay saraakiisha iyo guud ahaan ciidanka, sida geesinimada leh ee ay uga hortagaan falalka kadhanka ah aminiga, sidoo kalana waxuu ku booriyay ciidamada xoojinta baacsiga har iyo

habeen ay ku hayaan argagixisada.

Madaxweyne Saciid Deni Oo Amray In Lasoo Qabto Dadkii Ka Dambeeyay Dilkii Cilmi Cali

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka tacsiyey geerida Alle ha u nax ariistee Marxuum Cilmi Cali Guuleed oo ahaa Madaxa Xafiiska Baasaboorada degmada Gaal kacayo hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda laanta 6-aad ee Puntland.

Marxuum Cilmi Cali Guule ed ayaa waxa uu ahaa Masuul Dalka usoo shaqeeyey, isagoo soo qabtay masuuliyado kala duwun oo uu ka mid yahay Wasiir Ku-xigeen, kuwaasi oo uu ugu adeegey dalkiisa iyo dadkiisa.

Marxuumka ay



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip