HALKAN KA AQRISO W.W MOGTIMES DAILY NEWSPAPER TALAADO 12-KA JULY 2022

0
Tuesday July 12, 2022 - 08:35:31 in Wararka by
  • Visits: 412
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAN KA AQRISO W.W MOGTIMES DAILY NEWSPAPER TALAADO 12-KA JULY 2022

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.

Madaxweyne Xasan Sheekh oo komeeray cutubyo katirsan Ciidanka Badda oo tababar u jooga Ereteriya

     Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fede raalka Soomaaliya Mudane Xasan She ekh Maxam uud oo uu weheliyo Madaxweynaha dalka Ere teriya Mudane Isaias Af werki aya a kormeeray cutubyo ka tirsan Ciidanka Ba dda Soomaaliye ed ee taba bbarka u jooga dalkaas.

       Kormeerkan ayuu madaxweynuhu ugu kuur galay xaaladda ciidanka badda ee ta bab barka ku qaadanaya dalka Ereteriya ku waas oo uu u rajeeyey in ay kaalin muuqa ta ka qaat aan howgalada amni ee ka soc da dalka.

     Ciidankan ayaa sameeyey dhoolatus ay ku soo dhaweynayaan Madaxwey naha JF S waxa uuna madaxweynuhu uu ka qaatay salaan sha raf isaga oo war bixinno ka dha geystay qaar ka mid ah sarakiisha ciida nka.

     Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo la had lay ciidamadan ayaa ku bogaadiyey dul qaadka ay ku wajaheen tababarka iyo sida ay uga go’ an tahay in ay difaacaan qaran kooda, isaga oo uga warbixiyey qorshaha dowladda ee dib u dhiska Ciidamada Qala bka Sida iyo sugidda amniga guud ee dal ka.

    Madaxweyne Xasan Sheekh Maxa muud ay aa adkeeyey ahmiyadda qaran ee dib u dhiska ciidanka Soomaaliyeed iyo kor u qa adidda tay adooda, si loo xa qiijyo xoreynta dalka, loogana dulqaado dadka iyo mandiq addaba Al-Shab aab

Taliyaha ciidanka xoogga dalka oo am arro culus duldhigay askarta ciidan ka xoogga dalka Soomaaliyeed

     Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soom aal iyeed Jenaraal Odawaa Yuusuf Raa ge oo ka hadlaayay munaasabad ka dha cday xarunta wa saaradda Gaashaan dhi ga Soo maaliya ayaa am aro culus dul dhigayas karta ciidanka xoogga dalka ee hubka ku dhex qaadata gudaha ma gaa lada Muqdi sho.

     Taliye Odawaa Yuu suf Raagge ayaa sh ee gay in askarta dowl adda looga baahan yahay in dareeska ciidanka ay iska soo dhi gaan xiliyada ay soo galayaan gudaha ma gaalada Muqdisho ama ay ka baxa yaan, amaba ay booqanayaan reerahooda.

     "Laga bilaabo shalay kadib ma dooney no in askari xoogga dalka ka tirsan uu xaa fadaha iyo suuqyada tuute iyo qori ku dhex wato. Marka ay soo galaan Ciidanka waa in aysan aadin xa afadahooda, taliska Xa mar ugu yaala waa in ay yimaadaan, waa in ay Hubka iyo dareeska dhigaan ka dib waa in ay xaafadahooda aad aan” ayuu yiri Taliyaha ciidanka xoogga dalka Jenaraal Odawaa.       Waxuu intaasi ku daray taliye Oda waa Yu usuf  in awaamiirtaan keentay si loo yar eeyo amni darada kuso korortay magaala da Mu qdisho, islamarkaana la ilaaliyo sharafka dar eeska ciidanka dow ladda Soomaa liya si loo dhiso kals noonida shacabka Soo maaliyeed.

    Awaamiirtaan ayuu Taliyaha ciidanka xo ogg a dalka Jenaraal Odawaa Yuusuf Raa ge ka hor sheegay Saraakiisha ciidanka iyo kuwa Ma xkamadda ciidanka qalabka si da, isagoona sheegay in askarigii lagu arko isaga oo magaa lada ku dhex wata darees ka ciidanka in uu la mid yahay burcada wa x dhacda.

      Hadalkaan Shalay kasoo yeeray Taliye Oda waa Yuusuf Raage ayaa kusoo beeg maya xili mudooyinkii dambe ay shacabka magaalada Muqdisho si weyn uga cabana yeen burcad hu beysan oo dhac u geysata.

Xildhibaan Sacdiyo Yaasiin oo faahfa ahisay qorshihii Boosaaso looga hor istaagay

     Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee golaha shacabka ee baarlamaanka Soo maaliya Xildhi baan Sacdiya Yaasiin Sa matar oo shalay diya arad ay gargaar ku waday Boosaaso laga soo celiyey ayaa faahfaahin ka bixisay sidii ay wax u dhac een.

 Guddoomiye Sacdiyo ayaa sheegtay in mas’ uuliyiinta Puntland ay ka war qabeen diyaaradda mucaawinada sidda ka hor tegi taankeeda, isla markaana si ku talagal ah loo hor istaagay wafdigee da.

       Xildhibana Sacdiya ayaa VOA u shee gtay inay la xiriirtay guddoomiyaha gobolka Bari Cab dirisaaq Cali Siciid (Shaahdoon) ka hor inta ay san diyaara ddu tegin, ayna ku wargelisay muc aawim ada ay keenaya an.

      Guddoomiyaha gobolka Bari ayaa isa gu be eniyey inuu ogaa mucaawinada iyo in uu la had lay Xildhibaan Sacdiya oo shalay laga soo cel iyey magaalada Boo saaso.

      Waxaa kale oo Xildhibaan Sacdiya ay shee gtay in kadib markii ay diyaarad du degtay uu la soo hadlay Madaxwey ne ku xi geenka Puntl and Axmed Cilmi Karaash, isagoo amray in mu caawinada laga dejiyo diyaaradda.

        Xildhibaan Sacdiya oo sidoo kale ah ku-simaha madaxweynaha Soomaaliya ah ayaa sheegtay inay ka war-heshay intii ay diyaarad du kusii jirtay hawada in telefoonka loogu shee gay duuliyaha in aan ay diyaaraddu soo degin, hase yeeshee uu duuliyuhu sheegay inuu u ba ahan yahay inuu shidaal qaato.

     Sidoo kale Xildhibaan Sacdiya ayaa shee gtay inay horay ula xiriirtay odayaa sha dhaqan ka deegaanka, si ay muca wimada ugala ware egaan.

    Waxay sheegtay in mucaawinadan loo wa day Boosaaso ay ahayd toddoba tan oo iskugu jira bur, bariis, saliid iyo weliba cuntooyinka na faqada.

        Xildhibaan Sacdiya ayaa intaas ku dartay inay mucaawino gaysay magaala da Garoowe muddo hadda laga joogo saddex toddobaad, la guna wareejiyey maamulka, balse ilaa haatan aan la qay bin mucaawinadaas.

    Iska horimaadkii shalay ka dhacay ga roon ka diyaaradaha ee magaalada Boos aaso wa xaa ku dhintay 10 qof, sida ay noo xaqii jiyeen ilo dhinaca amniga ah.    Diyaaradda sidday Xil dhibaan Sacdiya iyo mucaawinadii ayaa galabta si nabad ah dib ugu soo laabtay magaalada Muqdi sho Masuuliyiin u hadashay maamulka Puntland ayaa she egay in aysan ka warq abin di yaaradda mucaa winada siday ee shalay la ga soo celiyey garo onka diyaa radaha ee magaalada Boosaaso.

      Wasiirka arrimaha gudaha ee Puntl and Ma xamed Cabdiraxmaan Dhaban cad ayaa sheeg ay in loo baahan yahay in mar walba xiriir iyo is ka warqab ay yee shaan dawladda federaalka iyo maamul goboleedyada.

      Sidoo kale wuxuu sheegay in maa mul gob oleedka Puntland ay diyaar u yihi in wada sha qayn la xiriirta ka jawaab idda dhibaa tooyinka abaaraha iyo amni ga. Wuxuuse sheegay inay san dhicin "is gacan dhaaf” isagoo intaas ku daray inuu rajaynayo inaanay mar kale dhicin tii shalay oo kale.

Puntland oo faah faahisay dagaalkii ka dhac ay Garonka Boosaaso & diyaaradi la celiyay

      Wasiirada Wasaaradda Amniga iyo Arri ma ha gudaha ee dowlad Goboleedka Puntl and Cabdisamed Maxamed Gallan & Maxa med Ca bdiraxmaan Dhamancad ayaa ka warbixiyay is ka hor imaad ciidamo ka tir san kuwa Puntland ku dhexmaray Magaa lada Boosaaso & diya aradii shalay la ga ce liyay Garo onka diyaa rada ha Boosaaso.

 WasiiradaWa sa arad da Amniga Cabdisamed Ma xamed Gallan ayaa sheegay in garoonka diyaa radaha boosaaso ay yimaa deen Ciidamo katir san kuwa PSF, iyaga oo doonayay inay gudaha u galaan garoonka, balse taasi ay ka biyo dii deen ciidamada ilaalada ka haaya

        Wuxuu sheegay in Puntland ay mamn uu day in Ciidamo lala galo dhamaan garoo mada diyaaradaha, isla markaana isaga ilaaladiisa markii uu alayo Garoonka uu b anaanka kaga tago, hayeeshee dagaalkii Shalay uu sabab  ah aa Ciidamada PSF oo doonayay inay hubka la galaan Garoonka diyaaradaha magaalada Boo saaso.

     Dhinaca kale Wasiirka Wasaaradda Arri ma ha gudaha Puntland Maxamed Cabdi raxmaan Dhabancad oo ka hadlayay diyaa radii laag ce liyay garoonka boosaaso oo ay saarneyd kusim aha Madaxweynaha Soom aaliya Sacdiyo Xaaji Samatar ayaa shee gay in si kedis ah uga war heleen in diyaa rad sida gargaar ay kasoo degi rabo garoo nka diyaaradaha magaalada boos aaso.

      Waxaa uu sheegay Wasiirka in ay jirtay war gelin la’aan ku saabsan in garoonka magaala da Boosaaso laga soo dejiyo garg aar aan lagu soo warelin Hay’adaha kala duwan ee Puntl and, hayeeshee laga oga aday markii ciidam ada PSF ee garoonka te gay ay Hay’adaha Am niga u sheegeen ina y diyaaradaas sugayaan.

 Wuxuu ku baaqay in tallaaba kasta iyo wax kasta oo la keenayo degaannada Punt land lala soo wadaago hay’adaha ay qusey so, maada ama dalka uu kujiro xaalad adag sidoo kalena

 dhawaan Soomaaliya ay yeelatay dowlad

 cusub.

Qoorqoor Oo Baaq U Diray Hay’adaha Deeq Bixiyayaasha Iyo Ganacsatada

    Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Ga lm udug, Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdi uu hoga aminayo oo xalay soo gaaray deg mada Wisil ee gobolka Mudug ayaa waxaa munaasabad ballaaran oo soo dhawayn ah loogu sameeyay degmada Wisil.

    Madaxweynaha oo lahadlay shacabka deg mada Wisil ayaa ku ammaanay shaca bka iyo maamulka degmada Wisil oo kaa shanaya ciid amada Daraawiishta Galm udug, sida geesini mada leh ee ay isaga dif aaceen Al-Shabaab, sidoo kalana uga dif aaceen deegaanada dariska la ah Galm udug

.  Madaxweynaha ay aa xusay in goor dho w golaha deegaanka ee degmada Wisil iyo deg mooyinka kale ee Galmudug la dhisi doono, isa goona ugu baaqay hay’adaha deeq bixiyayaa sha iyo ganacsatada Galmu dug in ay caawima ad deg deg ah lasoo ga araan guud ahaan dee gaanada Galmudug ee abaartu saameesay

Ciidanka Dowladda Oo Degaanno Kala Wareegay Al-Shabaab

      Ciidamada dowladda Federaalka ah ee Soo maaliya ee ku sugan Gobolka Gedo ayaa how lgallo ka dhan ah AL-Shabaab ka sameeyay de gaano hoostaga degmooyinka Dooloow iyo lu uq ee Gobolkaasi Gedo.

     Howlgalka waxaa hoggaaminayay sarakii sha Ciidamada dowla da oo ay kamid ahaye enTaliyaha ciidamada nabadsugida gobolka Gedo Gashaanle sare Cabdiraxmaan Cabdullahi Aadan,Abaanduul aha guutada10-Aad qeybta 43-aad ee ciidmada xoogga Gashaanle dhexe Cismaan Cabdi Qo rax iyo taliska Booliiska Gobolka Gedo ayaa wa xa ay ciidmada sigaar ah howlgalka uga fuliyay inta u dhaxeysa degaanka Gedweyne iyo degm ada Luuq gaar ahaan degaanka Shaataloow, halkaas oo dhowr jeer ay Al-Shabaab weeraro ka fuliyeen.

    Sarakiisha howlagalka hoggaamineysay wa xa ay shegeen in inta uu howlgalka socday ay kula waregeen degaanno dhowr ah oo Al-Shab aab ay gacanta ku hayeen.

Yuusuf Garaad oo su’aalo ka keenay Askar ta ku maqan dalka ERITREA

      Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soo ma aliya Yuusuf Garaad Cumar, ahna haa tan Erg ayga gaarka ah ee Geeska Afrika, Badda Cas iyo Gacanka Cadmeed ayaa ka hadlay arrinta ciidamada ku maqan Eritrea oo dorraad mu uqaaladii ugu horreysay la ga helay, kadib mar kii uu xeradooda ku booqday madaxweyne Xasan Sheekh.

    Yuusuf Garaad oo soo qaa tay muu qaal uu sii daayey Tel efishinka Eritrea oo ka hadlay booqashada madaxweyneyaa sha Soomaaliya iyo Eritrea ay ku tegeen xerada lagu tababarayo ciidamadaas Soo maaliyeed ayaa su’aalo ka keenay muuqa alka laga helay dhalinyaradaas oo sadde xdii sano ee lasoo dhaafay walaac laga mu ujinay ey noloshooda.    Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda oo soo qaatay hadalkii oo hadda ka hore tali yaha ciid anka Xoogga Dalka ka shee gay baarlamaanka ayaa keenay su’aalahaan.

      "Taliyaha miyaa ulakac u qalday Baarlama anka? Mise isaga ayaa xog laga qarsaday oo la qalday?,” ayuu ku yiri qoraal uu soo dhigay bartiisa gaarka ah ee Facebook-ga.

      Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray in loo baahan yahay in faham buuxa laga he lo waxa sababay inay kala hadlaan taliya ha oo haatan qayb ka ah kormeerka ma daxweyne Xasan Sheekh iyo hadalkii ka soo yeeeray madaxwe ynihii hore oo jiritaan ka ciidankaas iyo inay tab abar ku maqan yi hiin ku daray munaasabadda xil-wareejinta ee ka dhacay Villa Somalia.

    "Maaddaama iyada oo uu Taliyaha Xo ogga Dalku Baarlamaanka Soomaaliya u sheegay in ogaalkiisa aanay jirin Ciidan Xoogga Dalka ah oo tababbar loogu diray Eritrea, haddana uu Madaxweyniheennii hore, Mudane Farmaajo uu jiritaanka ciida nkaas ku daray Xilwareejinta, waxaan jecle ystay in aan ogaado waxa Telefi shinka Er itrea uu ka sheegayo socdaalka Mad axwey naheenna Mudane Xasan Sheekh iyo kor meerkiisa Ciidankaas isa ga oo uu la socdo Taliyaha Xoogga Dalku,” ayuu ma rkale raa ciy ey Wariye hore Yuusuf Garaadf Cumar.

      Askartaan oo tiro ahaan dhan illaa 5,00 0 oo askari ayaa dalkaas ku sg an in ka ba dan laba sano, wuxuuna Xasan Sheekh ho rey u ba llan-qaaday inuu dalka ku soo celin doono.

      Si kastaba, muuqaallada laga helay dhali nyaradan, kadib booqashada madax weynaha ayaa waxaa si aad u soo dha weeyey waali diinta carruurtaas oo maalmi hii la soo dhaafay dibad-baxyo cabasho ah ka dhigayey gudaha magaalada Muq disho ee caasimada Sooma aliya.

Booliska Somaaliya oo maamnuucay in wix ii ka danbeeya lix saac habeennimo aysan socon karin mooto Bajaaj

    Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliy eed ayaa War kasoo baxay waxaa lau sheegay in la mamnuucay in Mootada Nuu ca bajaajta aysan socon karin wixii ka dam beeya 12-ka ama lix saachabeenimo.

      Afhayeenka Booliska Soomaaliya Cab di fitaax Aadan Xasan ayaa sheegay in arri ntaan looga gol leey ahay in la xoojiyo how lgallada ay ciid amada ka wadaan magaa lada muqdisho, kaas oo ka dhan ah ko oxa ha Burcadda ah.

     Afhayeenka oo Warbaahinta kula had lay magaalada muqdisho ayaa waxaa uu sheegay in uu geba-gabo yahay wajiga koowaas oo howlgalka loogu maga daray samakaab, kaas oo lagu soo qabtay kooxo burcad ah iyo kuwo waxyaabo maanka doo riya isticmaala.

      Sidoo kale wuxuu sheegay in ciidama da Booliska Soomaaliya ay gacanta u haya  an Mootooyin Bajaaj dadka lagu dhici jiray       iyo kuwa ka Ganacsan jiray waxyaabaha maanka dooriya oo laf dhabar u ahaa amni d arrada kajirta Amniga Magaalada muqdis ho.       Ugu dambeyn Afhayeenka Booliska Soomaaliya Cabdi fitaax Aadan Xasan wa xaa uu sheegay in Magaalada Muqdisho aan lagu arki karin Ciidamo hub ku dhex wata magaala da muqd isho, marka laga ree bo Ciidamada ka Shaqeey naya sugida Am niga.

Muwaadin Soomaaliyeed Oo U Geeriyoo day Dhaawac Loogu Gaystay Koofur Afrika

      Faah faahinno dheeraad ah ayaa laga hela yaa dhimashada muwaadin Soomaaliyeed oo dalka Koofur Afrika ugu geeriyooday dhaawac ay u gaysteen kooxo burcad ah.

     Warar aynu helnay ay aa sheegaya in Muwaad in Soomaaliyeed oo lagu Ma gacaabi jiray Catoosh Nuur Cala sow uu u geeriy ooday dha awac aad u cus laa oo ay u gaysteen kooxo Burcad ah oo Habeen hore soo weeraray goob ganac si oo uu dal kaas ku lahaa.

      Weerarka lagu qaaday xarunta Marxuumka ayaa ku taalla Macassar Beach oo ka tirsan Ma gaalada Cape Town ee Dalka Koonfur Afrika, waxaana la sheegay in Burcaddii weerarka fulisay ay dhac u gaysteen goobtiisa ganacsi.

     Marxuumka ayaa la sheegay in uu ka mid ahaa Ganacsatada Soomaaliyeed ee dalkaasi kulahaa ganacsiyada,waxaana uu dalkaasi in muddo ah.

       Dalka Koofur Afrika ayaa si weyn loogu dhibaateeyaa Ganacsatada Soomaaliyeed, iya doo sanadihii ugu dambeeyay ay kordheen dhi baatooyinka baahsan ee ay la kulmaan Ganac satada Soomaaliyeed

Somaliland oo beenisay warar ay baahis ay warbaahinta Israa’iil

     Xukuumada Somaliland ayaa beenisay war uu wargayska The times of Israel ku sheegay in wafti ka socda Somaliland ka qayb galay shir la gaga hadlayay xiriirka Afri ka iyo Israa’iil.Qoraal ka soo bax ay Wasaarada Gaa shaandhi ga Somaliland, ayaa lagu be en iyay runnim ada warkan oo uu Warga ysku nu qulkiisii soo baxay 9 July ku she egay in Wa siirka Difaaca Somaliland Cab diq ani Ma xamuud Caateeye uu ka qayb galay shir ka oo ay soo qaban qa abisay safaarada Israa ’iil ee Faransiiska bishii May.

     "Warar aan sal iyo raad toona lahayn ayaa lagu baahiyay wargayska The Times of Israel kaas oo ay  ku sheegeen in Wasiir ka Wasaara dda Gaashaandhiggu JSL uu ka qayb galay shir lagaga hadlayay iskaas higa Israel iyo wad amada Afrika, waana be en cad oo marag ma doona” ayaa lagu yi dhi qoraalka wasaarada.

    Wasaarada ayaa sheegtay in wasiir Caa teeye uu xiliga wargaysku sheegay kamid ahaa guddidii qaban qaabada munaaasi bada 18 May, isla markaana uu ku mash quulsanaa hirg alinta munaasibadaa.

     "Abdiqani Maxamuud Caateeye waxa uu mu dooyinkii u dambeeyay ka shaqay nayay hawl aha qaranka ee horyaala waxa uu ka mid ahaa gudidii  qaban qaabada maalinta qaran ee 18 May waxaana uu a haa gudoomiye ku xigeenka gudadda 18 may, Wakhtigaa uu wargaysku ku shee gay” ayaa lagu yidhi qoraalka wasaarada.

Wargayska The Times of Israel, oo faa lo ka qoray xiriir ay suuragal tahay in wad dam ada Geeska Afrika la yeeshaan  Israa’ iil, ayaa sheegay in Somaliland ka qayb ga shay shir la gu falan qaynayay xiriirka Afrika iyo Israel bishii May, warkaasi oo Somalil and beenisay.
Madaxweynaha Galmudug oo abaabulka da gaal ka dhan ah Al-Shabaab ka bilaabay Gobolka Mudug

     Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galm udug, Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdi uu hogaa minayo oo uu kamid yahay wasiir dowla ha amniga Galmud ug, ahna kusima ha wasiirka amniga ay aa booqasho ku ta gay xerada ciidam ada Daraawiishta Galmu dug ee ku taalla deg mada Wisil ee gobolka Mudug.

      Madaxweynaha ayaa salaan sharaf ka qaatay cutubyo ka tirsan ciidamada Daraawi ishta, isagoona warbixinno ka dhagees tay sara akiisha iyo wax garadka degmada Wisil, taas oo ku aadan xaaladda guud ee amniga degma da Wisil iyo deegaanada ho os yimaada .

Dhanka kale madaxweyne Axmed Cab di Kaariye, ayaa ku boorriyay ciidamada in ay la ba jibaaraan dadaalada Al-Shabaab lo oga sa arayo degaannada Galmudug, loog ana horta gayo inay uga gudbaan deegaan ada Soomaal ida ee dariska la ah Galmu dug. Sidoo kale wa xa uu carrabka ku adkee yay in Al-Shabaab loo gu tegi doono goobaha ay kasoo duulaan, laga na xorayn doono shacabka ay ku dhibaateey nayaan deegan aada ay haatan ku suganyihiin.

Bannaanbax ka dhacay Muqdisho iyo Waal idiinta Dhalinyarada Tababbarka loogu qaad ay Eratareya oo hadlay

Qaar kamid ah Waalidiinta Carruurtooda ta babar Ciidan ay dalka Ereteriya ugu qaaday do wladdii hore ee uu hoggaa mi nayay Ma daxwe ynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Ca bdul laahi Farmaajo ayaa shalay banaanbax ka dhi gay Aargada Is goyska km4 ee Magaalada Mu qdisho.

Waalidiinta ayaa waxaa ay banaanba xa ku taageerayeen Madaxweynaha Soo maaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo boo qasho ugu tegay Dhalinyarada tababarka Ciidan loo gee yay Ereteriya, kuwaas oo no lol ama geeri lagu la’aa.

Banaanbaxayaasha oo qaarkood ku dhawaa qayay Erayo ay kamid yihin, (MAANTA.. MAAN TA ..WAA MAALIN WEYN EE MAAANTA).. ay aa waxaa ay



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip